Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Tababarkii ugu horeeyay ee Maaliyadda Cimilada oo lagu qabtay Muqdisho
    December 14, 2025
    Shir Dib-u-Eegis loogu sameynayo xaaladda amni ee gobolka oo ka socda Muqdisho
    December 14, 2025
    Maareeyaha Dekedda Muqdisho oo kulan la qaatay Madaxa Fulinta Shirkadda Abu Dhabi Ports Group
    December 14, 2025
    Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo maanta qaatay Kaarka Codbixinta Doorashada
    December 14, 2025
    Madaxweynaha JFS oo ka tacsiyeeyey geerida Madaxweynihii hore ee Puntland
    December 14, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
    Qaramada Midoobay oo cambaareysay weerarkii Israel ee masjid ku yaalla Daanta Galbeed
    November 14, 2025
    Turkiye oo soo dhoweysay qaadidda cunaqabateyntii saarneyd maamulka Suuriya
    November 7, 2025
    Shacabka Magaalada New York oo doortay duqii ugu horeeyay oo muslim ah
    November 5, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Warbixin: Muhiimadda Weyn ee Hannaanka Dawladnimo ee Hanaqaaday
    December 9, 2025
    Taariikh nololeedkii: AUN Marxuum Cali Hagarey ( Warbixin)
    December 7, 2025
    Macallinka waa barbaariyaha iyo hagaha Bulshada
    November 22, 2025
    Bixinta Kaararka Doorashada Golaha Deegaanka oo Ka Bilaabatay Muqdisho
    November 16, 2025
    Soomaaliya iyo Aljeeriya oo xoojinaya xiriirkooda
    November 11, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Maleeshiyaad ka tirsan Khawaarijta oo isku soo dhiibay ciidanka nabad sugida iyo sirdoonka qaranka
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Maleeshiyaad ka tirsan Khawaarijta oo isku soo dhiibay ciidanka nabad sugida iyo sirdoonka qaranka
GudahaWararka

Maleeshiyaad ka tirsan Khawaarijta oo isku soo dhiibay ciidanka nabad sugida iyo sirdoonka qaranka

By shiine Shiine
Last updated: May 30, 2024
1 Min Read
Share

Muqdisho,(SONNA):-Maleeshiyaad ka tirsan Khawaarijta Al-shabaab ayaa isku soo dhiibay ciidanka nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka ee ka howlgala deegaanada maamul goboleedka Koonfur-galbeed,gaar ahaan magaalada Baydhabo.

Maleeshiyaadkaan isku soo dhiibay ciidanka nabad sugida ayaa gaaraya ilaa saddex xubnood,kuwaas oo lagu magacaabo Ibraahim Xuseen Maxamed,Nuur Maxamed Abuukar iyo Yare Cali Xuseen.

Kooxdaan ayaa sheegay in ay qeyb ka ahaayeen kooxaha ku dhuumaaleysan jiray gobollada Baay,Bakool,Shabeellada Hoose iyo Hiiraan oo ay ka howlgalayeen,iyagoo ka warmaya sababta ay uga soo baxayaan maleeshiyaadka Khawaajirta ayeey ku tilmaameen in ay u adkeysan waayeen xaaladdaha nololeed ee ka jira goobah ay Khawaarijta ay joogaan oo ay ku dhuumaaleysanayaan iyo dhibaatooyinka ka soo wajahay duurka,dhanka kale waxay ugu saaxiibadood ugu baaqeen inay dowladda isku soo dhiibaan.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Tababarkii ugu horeeyay ee Maaliyadda Cimilada oo lagu qabtay Muqdisho

Muqdisho,(SONNA):- Sanduuqa Qaranka ee Cimilada Soomaaliya (NCF) ayaa magaalada Muqdisho ku qabtay tababarkii ugu horreeyay…

December 14, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Guddoomiye ku Xigeenka koowaad ee Golaha Marwo Sacdiya Yaasiin oo shir guddoomisay Kalfadhiga 2aad kulankiisa 25aad ee Golaha Shacabka BJFS

Muqdisho(SONNNA):-Guddoomiye ku Xigeenka koowaad ee Golaha Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar ayaa shir guddoomisay Kalfadhiga 2aad kulankiisa 25aad ee Golaha…

GudahaWararka
March 4, 2023

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay wakiilka UNICEF ee Soomaaliya

Muqdisho, April 10, 2021 - Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Balal Maxamed Cusmaan, ayaa maanta oo Sabti…

GudahaWararka
April 10, 2021

Safiirka Soomaaliya ee dalka Ciraaq oo Baqdaad uga qayb galay shir muhiim ah

Baqdaad (SONNA): Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Ciraaq danjire Ridwaan Xirsi Maxamed ayaa ka qayb galay kalfadhiga 28-aad…

GudahaWararka
December 10, 2025

Madaxweyne Deni iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo Goor-dhaw u Amba baxay Jabuuti

Muqdisho:(SONNA)-Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhaw ka amba baxay garoonka diyaaradaha…

Wararka
August 11, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023