Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
    February 20, 2026
    Mashruuca badbaadinta dadka taagta daran oo ka socda Muqdisho iyo deegaanada dalka
    February 20, 2026
    Wasiir Xasan Xuseen “Waxaan ku dadaaleynaa sidii looga shaqeyn lahaa badqabka xoolaha”
    February 20, 2026
    Wasiirka dekedaha XFS oo heshiis iskaashi la saxiixday Wasiirka Gaadiidka ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya
    February 20, 2026
    Heshiisyada wadajirka ah ee kala saxiixdeen Turkiga iyo Soomaaliya ayaa qeexaya in kheyraadka dabiiciga ah ay leeyihiin shacabka Soomaaliyeed
    February 19, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Wasiirka Arrimaha Gudaha oo warbaahinta kala hadlay xoojinta xiriirka dowladda iyo dadweynaha
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasiirka Arrimaha Gudaha oo warbaahinta kala hadlay xoojinta xiriirka dowladda iyo dadweynaha
GudahaWararka

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo warbaahinta kala hadlay xoojinta xiriirka dowladda iyo dadweynaha

By Abdulkadir
Last updated: May 13, 2024
2 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Xildhibaan Ali Yusuf Ali – Xoosh ayaa xalay Caasumaad ballaaran u fidiyey Milkiileyaasha iyo Agaasimeyaasha kala duwan ee Warbaahinta, kuwaas oo isugu jira warbaahinta dowladda, kuwa madaxa banaan iyo caalamiga.

Kulanka ayaa waxaa sidoo kale goobjoog ka ahaa, Wasiir kuxigeenka Wasaaradda mudane Abdihakim Ashkir , Agaasimaha guud ee Wasaarada mudane caydaruus Macalin, Maareeyaha Hay’adda Aqoonsiga iyo Diinwaagelinta Qaranka( NIRA Somalia), mudane Cabdiweli Timacadde, Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed( SODMA Somalia) mudane Maxamuud Macallin Cabdulle iyo Guddoomiyaha Hay’adda qaxoontiga iyo Barakacayaasha Qaranka(NCRI) marwo Safiyo Maxamed Xasan.

Ugu horayn Wasiir Cali Xoosh ayaa bogaadiyey warbaahinta shaqada wanaagsan ay dadka u hayaan isaga oo sheegay “ Waxaan bogaadinayaa Shaqada wanaagsan aad dadka u haysaan, Warbaahinta Madaxa Banaan in aan la kulano oo isbarano fursad wayn ayey ii tahey, madaama Wasaaradda Arrimaha Gudaha ay horyaalaan shaqooyin Qaranka muhiim u ah oo Wasaaraddu hoggaan u tahey”.

Mudane Cali Xoosh ayaa khudbadiisa waxaa uu uga hadlay howlaha hortabinta u leh Wasaaradda sida;

1. Doorashooyinka,
2. Federaaleynta,
3. Dad-dhigista,
4. Dhab u heshiisiin,
5. Xasillinta.
6. Diiwaangelinta Dadweynaha,
7. Xalka waara iyo
8. La tacaalista abaaraha kuwaas oo uu sheegay in ay warbaahinta kaalin Weyn ka qaadan karaan.

Ugu dambeyn, Wasiir Cali Xoosh ayaa xoojiyey sida ay uga go’an tahey in uu saaxiib dhow la noqdo warbaahinta “waxaa iga go’an in aan warbaahinta ka dhigto Saaxiib dhow, waan ogahey duruufaha aad kusoo shaqayseen waxaan rajayn in aad halkaas kasii wadaan”.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

Muqdisho.SONNA...- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyay kulan dhexmarey Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Golaha Mustaqbalka,…

February 20, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 𝗮𝘆𝗮𝗮 𝗺𝗮𝗴𝗮𝗰𝗮𝗮𝗯𝗮𝘆 𝘅𝘂𝗯𝗻𝗼 𝘄𝗮𝘀𝗶𝗶𝗿𝗿𝗼 𝗮𝗵

Muqdisho-(SONNA)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa magacaabay xubno wasiirro ah. Ra’iisul Wasaaruhu markuu arkay:Qodobka 97-aad…

GudahaWararka
May 3, 2023

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalay munaasabad uu xilka kula wareegayey agaasimaha cusub ee NISA

Muqdisho (SONNA): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb-galay munaasabad ay xilka kula kala wareegayeen Agaasimaha…

GudahaWararka
April 9, 2024

Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyay geerida Prof Gaandi.

  SONNA (MUQDISHO) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray ehelka, qaraabada iyo Ummadda…

GudahaWararka
April 18, 2021

Ciidanka Booliiska oo gubay waxyaabaha maandooriye

Muqdisho (SONNA) Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa xeebta iskool buluusiya ee magaalada Muqdisho ku gubay waxyaabaha Muqaadaraadka oo lagu soo qabtay…

GudahaWararka
March 26, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023