Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga diblomaasiyadeed iyo amniga gobolka
    April 1, 2026
    Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha
    April 1, 2026
    Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo daah-furay madasha isku-duwidda qaybta Beeraha
    April 1, 2026
    Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabis isweeydaarin ah ku sameeyay wasaaradaha xukuumadda Dan Qaran
    April 1, 2026
    Guddoomiye Aadan Madoobe oo shir guddoomiyey kulan ka dhacay Baydhabo
    April 1, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Wasaaradda Deegaanka XFS oo ku baaqday in laga fogaado hareeraha Wabiga Shabeelle
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasaaradda Deegaanka XFS oo ku baaqday in laga fogaado hareeraha Wabiga Shabeelle
GudahaWararka

Wasaaradda Deegaanka XFS oo ku baaqday in laga fogaado hareeraha Wabiga Shabeelle

By Abdulkadir
Last updated: May 6, 2024
2 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA):-Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadelka Cimilada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku sheegtay warbixin ay soo saartay in Wabiga Shabeelle, dhanka Beledweyne uu cabirkiisa kor u kacay una dhowaaday heerka qatarta ah ee uu ku fataho wabiga, iyadoo ugu baaqday shacabka halkaas ku dhaqan inay ka fogaadaan goobaha biyo mareenada sida wabiyada iyo dooxyada.

Qoraalka ay wasaaradda soo saaratay ayaa u qornaa sidan:-

Goobahan ayaa helay roobabkii ugu badnaa sida ay sheegtay wasaaradda Deegaanka iyo Isbadelka Cimilada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

𝐇𝐢𝐫𝐬𝐡𝐚𝐛𝐞𝐞𝐥𝐥𝐞 Beledweyne, Jalalaqsi, Jowhar (144mm)

𝐆𝐚𝐥𝐦𝐮𝐝𝐮𝐠 Galkacyo, Dhuusamareeb iyo Hobyo (128.7mm)

𝐏𝐮𝐧𝐭𝐥𝐚𝐧𝐝 Galdogob, Garoowe iyo Boosaaso: (128.7mm)

𝐉𝐮𝐛𝐛𝐚𝐥𝐚𝐧𝐝 Gedo; Baardheere, Doolow, Garbahaarey: (110mm)

𝐒𝐚𝐚𝐝𝐚𝐚𝐬𝐡𝐚 𝐒𝐢𝐭𝐢𝐦𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚𝐧 𝟎5 𝐌𝐚𝐲 – 𝟏𝟐𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐲 𝟐𝟎𝟐𝟒

<Roobab u dhaxeeya 𝟓𝟎𝐦𝐦 𝐢𝐥𝐚𝐚 𝟏𝟐𝟎𝐦𝐦 ayaa la filayaa in ay ka da’aan magaalooyinka kala duwan ee Dalka, waxaa ka mid ah:

𝐉𝐮𝐛𝐛𝐚𝐥𝐚𝐧𝐝 Jilib, Kismaayo, Afmadow, Bu’aale, Badhaadhe (100-120mm)

𝐏𝐮𝐧𝐭𝐥𝐚𝐧𝐝 Eyl, agagaarka Garoowe, iyo dhanka Boosaaso (50-100mm

𝐊𝐨𝐨𝐧𝐟𝐮𝐫 𝐆𝐚𝐥𝐛𝐞𝐞𝐝 (Baydhabo, Xuddur (50-100mm)

Sidoo kale, Heerkulka dalka oo dhan ayaa la filayaa inuu u dhexeeyo 𝟐𝟗-𝟑𝟕°𝐂

Wabiga Shabeelle, dhanka Beledweyne, cabirka wabiga ayaa kor u kacay una dhowaaday heerka qatarta ee uu ku fataho wabiga. Sidaas daraadeed, Waxaan ugu baaqeyna shacabka in ay ka dheeradaan goobaha biyo mareenada sida wabiyada iyo dooxyada..

Waaxda Saadaasha Hawada ee wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada ayaa warbixintan diyaarisay

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga diblomaasiyadeed iyo amniga gobolka

Muqdisho (SONNA): Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah mudane Xamsa…

April 1, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Dhallinyaro Imtixaan u gashay shaqo ka banaan Gobolka Banaadir “SAWIRRO”

Muqdisho (SONNA)-Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta daahfuray qaadista Imtixaan ay u fariisteenin in ka badan 60 qof oo soo codsatay…

Wararka
June 4, 2020

‎ Ciidanka Xoogga oo burburiyay fariisimo ay  khawaarijta ku lahaayeen Sh/Dhexe

Ciidanka Gaarka ah ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ururka 4’aad ayaa howlgal qorsheysan oo ay saaka ka fuliyeen deegaanka…

Gudaha
January 29, 2026

Dawladda Federaalka iyo maamul goboleedyada oo xoojinaya iskaashiga dhammeystirka diiwaanka mideysan

Muqdisho-(SONNA)-Wasaaradda Shaqada iyo arrimaha bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Wasaaradaha Shaqada Dawlad gobolleedyada Dalka ayaa Muqdisho ka furay shir wada…

GudahaWararka
November 4, 2021

Shirka diyaarinta istaratijiyadda bahda Cadaaladda oo maalintii labaad galay.

Muqdisho(SONNA):-Shirka banbaxa diyaarinta istaratijiyadda bahda Cadaaladda Soomaaliya oo shalay ka furmay magaalada Muqdisho ayaa maanta galay maalintii labaad, kaas oo…

GudahaWararka
May 12, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023