Muqdisho(SONNA):-Wasiirkaย Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada XFS Xildhibaan Maxamed Aadan Macalin ayaa maanta xarunta Wasaaradda kulan Isbarasho iyo xog-wareysi kula yeeshay Hoggaanka Hay’adda Isgaarsiinta Qarnaka.
Maareeyaha guud ee Hey’adda Isgaaraiinta Qaranka ๐ ๐ฑ. ๐ ๐๐๐๐ฎ๐ณ๐ฎ ๐ฌ๐ฎ๐ฎ๐๐ถ๐ป ๐ฆ๐ต๐ถ๐ถ๐ธ๐ต iyo Maareeye ku-xigeenka Md. ๐๐ ๐บ๐ฒ๐ฑ ๐๐ฎ๐น๐ถ ๐ฆ๐ฎ๐น๐ฎ๐ฎ๐ฑ ayaa Wasiirka Warbixin guud ka siiyey howlaha shaqo ee ka socda Heyโadda.
Maareeye ๐ ๐๐๐๐ฎ๐ณ๐ฎย ayaa sheegay in ๐๐ฎ๐โ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐๐๐ด๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐๐ถ๐ถ๐ป๐๐ฎ ๐ค๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ป๐ธ๐ฎ ay qabtay Shaqooyin Muhiim ah oo ay ka mid yihiin Xeer-nidaamiyaha Xaqiiqjinta Macaamilaadka Maaliyadeed iyo Hubinta Tayada Isgaarsiinta, Qorshaha Qaran ee Isgaarsiinta Xaaladaha Degdegga ah, hirgalinta Xarunta Howlaha Kormeerka Hirarka iyo adeegga Isku-xirka Shirkadaha Isgaarsiinta dalka iyo shaqooyin kale oo badan.
๐ช๐ฎ๐๐ถ๐ถ๐ฟ ๐ซ๐ถ๐น๐ฑ๐ต๐ถ๐ฏ๐ฎ๐ฎ๐ป ๐ ๐ฎ๐ ๐ฎ๐บ๐ฒ๐ฑ ๐ฆ๐ผ๐ผ๐บ๐ฎ๐ฎ๐น๐ถ ayaa ugu horeyn u Mahadceliyey Hoggaanka Hey’adda dadaalka shaqo ay wadaan, waxa uuna ku dhiirigaliyey in ay sii labo jibaaraan Shaqada ay u hayaan Qaranka.
๐ช๐ฎ๐๐ถ๐ถ๐ฟ๐ธ๐ฎ ๐๐๐ด๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐๐ถ๐ถ๐ป๐๐ฎ ๐ถ๐๐ผ ๐ง๐ฒ๐ธ๐ป๐ผ๐น๐ผ๐ท๐ถ๐๐ฎ๐ฑ๐ฎ markii uu xilka la wareegay Shaqada Wasaaradda waxa uu dardargalin ku bilaabay Shaqooyinka socda, iyada oo laga duulay Tayenta iyo habsami usocoshada Howlaha Wasaaradda iyo Hey’adaha hoosyimaada.
๐๐ฎ๐โ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐๐๐ด๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐๐ถ๐ถ๐ป๐๐ฎ ๐ค๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ป๐ธ๐ฎ oo hoostimaado Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada waxa ay Mas’uul ka tahay fududeynta horumarinta, maamulka iyo nidaaminta isgaarsiinta Dalka.