Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka tamarta iyo khayraadka biyaha oo gaaray Dhuusamareeb
    January 30, 2026
    Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay xuska sanadguuradii 12 aad ee aasaaska cisbitaalkaasi
    January 30, 2026
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London
    January 30, 2026
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
    wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo shir kaga qayb galay dalka Talyaaniga
    January 30, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Warbixinta Toddobaadlaha ee dowladda Federaalka Soomaaliya
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Warbixinta Toddobaadlaha ee dowladda Federaalka Soomaaliya
GudahaWararka

Warbixinta Toddobaadlaha ee dowladda Federaalka Soomaaliya

By Aadan Sooyaal
Last updated: April 17, 2024
3 Min Read
Share

1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo booqday dugsiyada tababarka Ciidanka Xoogga Dalka ee Jeneral Dhaga-badan, TurkSom iyo Jeneral Daaโ€™uud, halkaas oo ay ka amba-baxayaan cutubyo ku wajahan furimaha dagaalka iyo ciidamo tababar heerkiisu sarreeyo u aadaya dalka Turkiga.

2- Raโ€™iisul Wasaare Ku-Xigeenka Soomaaliya Mudane Salah Ahmed Jama, ayaa ka qeyb galay xil wareejinta wasiirada cusub ee Wasaaradaha Amniga iyo Arrimaha Gudaha ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

3- Wasiirka Arrimaha Dibedda Danjire Axmed Macallin Fiqi ayaa qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Turkiga Mudane Alper AktaลŸ oo booqasho sharafeed ugu yimid.

4- Wasiirka Maaliyadda ee Soomaaliya Biixi Iimaan Cige ayaa magaalada Washington kaga qeybgalaya shirka arrimaha maaliyadda iyo deyn cafinta kaas oo ay martigeliyeen hayโ€™adaha IMF iyo Bangiga Adduunka.

5- Wasiirka Beeraha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Mareeye),ayaa sheegay in ay ka shaqeynayaan fududeynta wax walba oo caqabad ku ah beeralayda Soomaaliyeed.

6- Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa sheegay in Dowladdu ay xoogga saartay howlgallada ka dhanka ah Khawaarijta ee ka socda gobollada dalka si gacanta loogu dhigo deegaannada ay weli joogaan argagixisada.

7- Wasiirka Waxbarashadda Soomaaliya Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir oo magaalada Brussels uga qeybgalay shir calami ah oo la xiriira arrimaha waxbarashada.

8- Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya Mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa la kulmay ergeyga gaarka ah ee Finland ee Geeska Afrika.

9- Wasiirka cusub ee Amniga Qaranka General Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa sheegay in dowladdu ay dardar galinayso howlgallada ka dhanka ah Khawaarijta ee ka socda dalka iyo xaqiijinta amniga deegaannada xorta.

10-ย  Xafiiska Ergayga Madaxweynaha ee Arrimaha Qaxootiga iyo Socdaalka oo shir looga hadlayey sidii siyaasad qaran looga yeelan lahaa arrimaha tahriibka ku qabtay Muqdisho.

11-ย  Hayโ€™adda Maaraynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA) ayaa cunno gargaar ah u dirty degmada Ceeldheer iyo deegaannada hoostaga ee gobolka Galguduud.

12-ย  Danjiraha Soomaaliya ee Pretoria Mudane Maxamed Sheekh Isxaaq ayaa kulan la qaatay Wasiirka Arrimaha Dibedda eeย  Jamhuuriyadda Koonfuur Afrika Dr. Naledi Pandoroo ay ka wada hadleen iskaashiga labada dal.

13- Wasaaradda Kalluumeysiga oo Muqdisho ka daahfurtay aqoon is-weydaarsi ku saabsan isku dubaridka dhaqaalaha baluugga ah.

14-ย  Taliye Xigeenka Ciidanka Booliska S/Guuto Zakiya Xuseen Axmed oo Muqdisho ku soo dhoweysay Madaxa Xiriirka Arrimaha Dibedda ee Ciidanka Booliska Turkiga Mudane, Gรถkhan DEMIRTILA iyo Ku Xigeenkiisa Mudane Turgay OLGUN.

15- Maamulka Gobolka Banaadir iyo laamaha amniga oo ka shiray dardar gelinta sugidda amniga caasimadda.

16- Dab xooggan ayaa ka kacay dooxada deegaanka Dalsan ee degmada Dangorayo ee gobalka Nugaal, kaas oo loo badinayo in uu ka dhashay isbeddelka cimilada ee sii kululaanaysa.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka tamarta iyo khayraadka biyaha oo gaaray Dhuusamareeb

Muqdisho(SONNA):-Wafti heersare ah oo uu hoggaaminayo Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha XFS, Md. Cabdillahi Bidhan…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Webiga Shabeelle oo ku fatahay deegaano hoostaga degmada Mahadaay

Muqdisho:(SONNA)-Wabiga Shabeelle ee mara Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa uu fatahaad ka sameeyay degmada Mahadaay iyo…

Wararka
May 20, 2020

Wasiirka Caafimaadka oo xilka u kala warejiyay Agaasimaha cusub ee isbitaal Banaadir iyo Agaasimihii hore

Muqdisho(SONNA);-Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa xilka u kala wareejiyay Agaasimaha cusub ee Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka…

GudahaWararka
November 16, 2025

Doorashada kuraasta golaha shacabka oo maanta ka bilaabaneysa Garoowe

Muqdisho.(SONNA|):- Shan kursi oo kamid ah xubnaha Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa lagu wadaa in maanta lagu doorto…

GudahaWararka
January 22, 2022

Ciidamada Duufaan oo gacanta ku dhigay keyd hub ah iyo horjoogayaal Al-Shabaab ah

Ciidamada NISA ย ee Duufaan ayaa howlgal ay ka fuliyeen Degmada Heliwaa ee Suuqa Xoolaha ku soo qab-qabtay saddex Horjooge oo…

Gudaha
January 7, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023