Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Tababarkii ugu horeeyay ee Maaliyadda Cimilada oo lagu qabtay Muqdisho
    December 14, 2025
    Shir Dib-u-Eegis loogu sameynayo xaaladda amni ee gobolka oo ka socda Muqdisho
    December 14, 2025
    Maareeyaha Dekedda Muqdisho oo kulan la qaatay Madaxa Fulinta Shirkadda Abu Dhabi Ports Group
    December 14, 2025
    Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo maanta qaatay Kaarka Codbixinta Doorashada
    December 14, 2025
    Madaxweynaha JFS oo ka tacsiyeeyey geerida Madaxweynihii hore ee Puntland
    December 14, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
    Qaramada Midoobay oo cambaareysay weerarkii Israel ee masjid ku yaalla Daanta Galbeed
    November 14, 2025
    Turkiye oo soo dhoweysay qaadidda cunaqabateyntii saarneyd maamulka Suuriya
    November 7, 2025
    Shacabka Magaalada New York oo doortay duqii ugu horeeyay oo muslim ah
    November 5, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Warbixin: Muhiimadda Weyn ee Hannaanka Dawladnimo ee Hanaqaaday
    December 9, 2025
    Taariikh nololeedkii: AUN Marxuum Cali Hagarey ( Warbixin)
    December 7, 2025
    Macallinka waa barbaariyaha iyo hagaha Bulshada
    November 22, 2025
    Bixinta Kaararka Doorashada Golaha Deegaanka oo Ka Bilaabatay Muqdisho
    November 16, 2025
    Soomaaliya iyo Aljeeriya oo xoojinaya xiriirkooda
    November 11, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Muqdisho oo ku tallaabsatay horumar ganacsi oo xoog leh
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Muqdisho oo ku tallaabsatay horumar ganacsi oo xoog leh
GudahaWararka

Muqdisho oo ku tallaabsatay horumar ganacsi oo xoog leh

By Dahir Aadan Cali
Last updated: March 23, 2024
2 Min Read
Share

Muqdisho.(SONNA):- Isbeddelka dhinaca ganaciga ee dalkeenna ayaa sii xoogeysanaya,iyadoo shirkadaha waa weyn ee Soomaalida ku leeyihiin dibaddaha qaarkood dalka la keennayo, magaalada caasimadda ee Muqdisho ayaa si gaar ah looga dareemayaa horumar ganacsi oo baaxad weyn.

Waxaa Muqdisho laga furay xarumihii ugu horeeyay ee shirkadaha soo saara dharka iyo kabaha casriga ah ee GIORDANA iyo FLO oo laga hirgeliyay suuqyada Jubba-Hyper-market iyo Barako-Hyper-Market, kuwaas oo shacabka si weyn uga adeeganayaan.

Xuseen Daahir Shire oo ka mid ah mas’uuliyiinta Jubba-Hyper-Market ayaa ka hadlay faa’idooyinka dhaqaale ee shirkadahan dalka ku soo kordhinayaan.

” Caawana waxaad marti u tihiin furitaanka labadan shirkadood GIORDANO oo shirkad caan ah oo Bulshada Soomaaliyeed ay yaqaanaan dhibna loo qabay in dharkeeda oo sax ah magaalada gudaheeda laga helo, sidaas daraateed waxaan rabnaa in ay macaamiisha ka faa’ideystaan oo nagula ciidaan,”.

Qaar ka mid ah ganacsatada Soomaaliyeed ayaa soo dhoweeyay tallaabadan, waxayna sheegeen in dalka uu ka bilowday tartan ganacsi oo muhiim u ah kobaca dhaqaalaha iyo horumarka Bulshada.

Guddoomiye ku-xigeenka amniga degmada Shangaani ee gobolka Banaadir ayaa dhankiisa sheegay in xarumahan ganacsi ee laga furay magaalada Muqdisho ay horumar ku soo kordhin karaan ganacsi dalkeenna.

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku guuleysatay in ay sugto amniga magaalada Muqdisho, taas oo suurta-gelisay in ganacsiga magaalada si xowli ah ku socdo, dadkuna si nabad ku ganacsadaan.

 

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Tababarkii ugu horeeyay ee Maaliyadda Cimilada oo lagu qabtay Muqdisho

Muqdisho,(SONNA):- Sanduuqa Qaranka ee Cimilada Soomaaliya (NCF) ayaa magaalada Muqdisho ku qabtay tababarkii ugu horreeyay…

December 14, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Ciidanka XDS oo la wareegay degmada Ceel-dheer

Ceel-dheer-(SONNA)-Ciidanka xoogga dalka iyo xoogagga kacdoonka dadweynaha ayaa Khawaarijta Al-Shabaab kala wareegay degmada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud. Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya…

GudahaWararka
January 17, 2023

R/Wasaarihii hore ee Maleysiya oo lagu helay dambiyo la xiriira musuqmaasuq

R/wasaarihii hore ee Maleysiya Najib Razak ayaa lagu helay dambiyo illaa toddoba ah oo la xiriira xatooyada malaayiin doollar ee…

Wararka
July 28, 2020

Dadweynaha Turkiga oo u dareeray goobaha Cod bixinta

Muqdisho(SONNA):-Dadweynaha Turkiga ayaa safaf dhaadheer u galay saaka saacadu marka ay ahayd 08:00 doorashooyinka Baarlamaanka iyo tan madaxweynaha, Doorashadan oo…

CaalamkaWararka
May 14, 2023

Wakiillo ka socda Kooxda Juventus oo daawaday saddex ka mid ah xiddigaha Liverpool iyo Tottenham kulankii ka dhacay Anfield

Liverpool (SONNA)_Wakiillo ka socda kooxda Juventus ayaa soo daawaday saddex ka mid ah xiddigaha kooxaha Liverpool iyo Tottenham, waxaana ay…

CaalamkaCiyaaraha
November 1, 2019

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023