Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay xuska sanadguuradii 12 aad ee aasaaska cisbitaalkaasi
    January 30, 2026
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London
    January 30, 2026
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
    wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo shir kaga qayb galay dalka Talyaaniga
    January 30, 2026
    Ciidanka xoogga oo hawlgal ku dilay xubno ka tirsanaa khawaarijta
    January 29, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Warbixinta toddobaadlaha ee dowladda federaalka Soomaaliya
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Warbixinta toddobaadlaha ee dowladda federaalka Soomaaliya
GudahaWararka

Warbixinta toddobaadlaha ee dowladda federaalka Soomaaliya

By Mohamud Abdi Diirshe
Last updated: March 20, 2024
5 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA):ย  1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo wadahadal kula yeeshay Asmara Madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki, oo ay ka wadahadleen xoojinta xiriirka labada dal iyo iskaashiga amniga.

2- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Garoonka Diyaaradaha ee Muqdisho ka sii sagootiyay 19 ka mid dhaawacyadii weerarkii argagixiso ee ka dhacay Hotel SYL oo loo qaadey dalka Turkiga.

3- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan lagu dardargelinayo hawlgallada ka dhanka ah argagixisada la yeeshay Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliyeyaasha Ciidamada Qalabka.

4- Raโ€™iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey kulan looga hadlayey amniga guud ee dalka, ciribtirka Khawaarijta iyo sidii loo sii adkeyn lahaa ammaanka caasimadda.

5- Raโ€™iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer shaqo ku tagey Taliska Ciidanka Heyโ€™adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka iyo Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, halkaas oo uu warbixinno ku saabsan amniga dalka kaga dhageystay Ku-simaha Wasiirka Amniga Gudaha iyo taliyeyaasha Ciidanka Booliska iyo NISA.

6- Golaha Wasiirrada Soomaaliya ayaa ansixiyay magacaabista Golaha Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed oo ka kooban sagaal xubnood.

7- Raโ€™iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa qaabilay Madaxa Hayโ€™adda Qaxootiga Qaramada Midoobay (UNHCR) u qaabilsan Soomaaliya Mr. Charles Mballa, iyagoo ka wadahadley xaaladda qaxootiga iyo barakaceyaasha ku nool dalka.

8- Raโ€™iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa qaabilay wasiirrada arrimaha gudaha dowlad goboleedyada dalka oo uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Macallim Fiqi.

9- Taliska Ciidanka Booliska ayaa sheegay in 3 askari ay ku dhinteen, 27 qof oo ay ku jiraan 3 xildhibaan ay ku dhaawacmeen weerar Khawaariju ka geysteen Hoteelka SYL ee magaalada Muqdisho. Booliska ayaa sidoo kale toogtay 5tii dhagarqabe ee Khawaarijta ee weerarka fuliyay.

10- Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Soomaaliya Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa qaabbilay Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika ahna Madaxa ATMIS, Danjire, Souef Mohamed El-Amine.

11- Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa saxiixay heshiis Soomaaliya looga cafinayo deyn dhan 1.2 Bilyan oo ay lahaayeen dalalka ku bahoobay naadiga Paris Club.

12- Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sarreeye Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa Midowga Yurub kala wareegay gaadiid dagaal oo loogu tala galay Guutada 14 October ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

13- In ka badan 30 Khawaarij ah ayaa lagu dilay howlgal ay iska kaashadeen Ciidanka Qalabka sida iyo saaxiibbada caalamka oo ka dhacay gobolka Shabeellaha Hoose.

14- Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa deegaanka ayaa degmada Xarardheere ee gobolka Mudug ku dilay 4 horjooge oo Khawaarijta ka mid ahaa.

15- Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka, S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa sheegay in ciidamada ay guluf xooggan oo kama dambays ah ay ku qaadeen gobollada Shabeellooyinka iyagoo si saf ballaaran ah u wajahaya deegaannada kooban ee ay ku dhuumaalaystaan cadowga Khawaarijta Al Shabab.

16- Maareeyaha Guud ee Hayโ€™adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (SCAA), Mudane Axmed Macallin Xasan ayaa qaabilay wafdi ka socda Hayโ€™adda Duulista Rayidka Masar iyo Shirkadda Diyaaradaha ee Egypt Air oo dhowaan duulimaadyo ka bilaabaysa Soomaaliya.

17- Hayโ€™adda SoDMA ayaa markale deegaanka Garasbaaleey, degmooyinka Xamar-jajab iyo Howlwadaag waxa ay gargaar ugu qaybisay 13,900 oo qoys oo iskugu jira danyar, barakacyaal iyo kuwa naafo ah.

18- Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadka deegaanka oo howlgallo ka dhan ah Khawaarijta ka sameeyey degmada Xarardheere ee gobolka Mudug.

19- Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa dalka Britain kaga qeyb galay shir ku saabsan sidii wadajir looga shaqayn lahaa dhisidda u adkeysiga cimilada ee xaaladaha jilicsan iyo kuwa colaaduhu saameeyeen oo ka dhacay Wilton Park.

20- Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Itoobiya Mudane Cabdullaahi Maxamed Warfaa ayaa xarunta Midowga Afrika kaga qayb galay shir diiradda lagu saaray doorashada hoggaanka sare ee Midowga Afrika oo dhacaysa horaanta sanadka 2025.

21- Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA, ayaa degaanka Jannaale ee Gobolka Shabeellada Hoose u dirtay doonyo sida shixnado mucaawino gargaar ah, kuwaas oo ka ambabaxay degaan xeebeedka Jasiira.

==DHAMMAAD==

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay xuska sanadguuradii 12 aad ee aasaaska cisbitaalkaasi

Qaar kamid ah masโ€™uuliyiinta Golaha Wasiirada,labada Aqal iyo maamulka Cisbitaalka Erdogan ayaa ka qeybgalay munaasabad…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

In ka badan 200 khawaarij ah oo lagu dilay deegaanka Iji ee gobolka Shabeellaha dhexe

Muqdisho(SONNA):- Dowladaa Soomaaliya ayaa ku dhawaqaday in dagaal sacadihii la soo dhaafay ka dhacay deegaanka Iji ee gobolka Shabeellaha dhexe…

GudahaWararka
February 16, 2023

Ukrine:Blinken oo safar aan la shaacin ku tagay Kyiv

Xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka, Anthony Blinken, ayaa booqasho aan horay loo sii shaacin ku tagay magaalada Kyiv, taasoo ah…

Caalamka
September 6, 2023

Madaxweynaha Hirshabeelle oo gaaray gobalka Hiiraan

Moqokori, (SONNA): Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa maanta gaaray degmada Moqokori ee Gobalka Hiiraan, waxaana ku wehlinayay Madaxweyne ku-xigeenka…

GudahaWararka
July 26, 2024

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo si adag u cambaaraysay weerarkii Israa’iil ku qaaday dalka Qatar

Muqdisho-(SONNA)-Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuurriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa si adag u cambaareeyay weerarkii gardarrada ahaa ee maamulka Israaโ€™iil u gaystay dalka…

GudahaWararka
September 11, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023