Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Shirka Amniga koonfur-galbeed oo looga hadlay xoojinta Amniga
    September 6, 2025
    Taliyaha Ciidanka Booliiska oo kormeeray xarunta dambi baarista
    September 6, 2025
    Dr Xabeeb iyo wafdi dhakhaatiir ah oo gaaray degmada Cadaado
    September 6, 2025
    NISA oo hawlgal ku dishay in ka badan 12 khawaarij ah
    September 6, 2025
    Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
    September 5, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Illaa kun ruux oo ku dhintay dhul go’ ay sababeen roobab ka da’ay Sudan
    September 2, 2025
    Dhulgariir geystay khasaarooyin kala duwan oo ka dhacay Afganistan
    September 1, 2025
    Madaxda Ruushka & W/Kuuriya oo todobad kadib ku wajahan Shiinaha
    August 28, 2025
    Drone nooc cusub ah oo Dunida ku soo biiray
    August 16, 2025
    Gobolka Florida oo laga hirgalinaayo xarun 2-aad oo lagu hayo soo galootiga
    August 15, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Gobolka Banaadir oo qeyb ka noqday abaabulka wajiga cusub ee la dagaalanka khawaarijta
    August 30, 2025
    Xogaha Shidaalka Soomaaliya (WARBIXN)
    August 29, 2025
    La yaab yaysan kugu noqon
    August 27, 2025
    MA DOONEYSAA ABAALMARIN GAAREEYSA ILAA $10 MILYAN OO DOLLAR?
    August 23, 2025
    Nooc cusub oo laga helay hubkii laga furtay Shabaabka (WARBIXIN)
    August 11, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Ra’iisul wasaare Xamse oo furay kulan ciyaareedka xidigaha halyeeyada Soomaaliya iyo Afrika.
    May 27, 2025
    Wasiirka duulista hawada oo qaabilay wafdi ka socda Qaramada Midoobay
    May 27, 2025
    Muqdisho oo berri martigelineysa ciyaaryahanno caalami ah
    May 26, 2025
    Muqdisho oo isu diyaarinaysa soo dhoweynta wafdi sare oo ka socda FIFA iyo CAF
    May 20, 2025
    Degmada Heliwaa oo 14 dhibcood kaga badisay degmada Laascaanood
    March 1, 2025
Reading: War-murtiyeed laga soo saaray shirka wadatashiga ah ee Wasaaradaha Awqaafta iyo Arrimaha Diinta DFS iyo kuwa dowlad Goboleedyada
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > War-murtiyeed laga soo saaray shirka wadatashiga ah ee Wasaaradaha Awqaafta iyo Arrimaha Diinta DFS iyo kuwa dowlad Goboleedyada
GudahaWararka

War-murtiyeed laga soo saaray shirka wadatashiga ah ee Wasaaradaha Awqaafta iyo Arrimaha Diinta DFS iyo kuwa dowlad Goboleedyada

By Abdulkadir
Last updated: February 25, 2024
2 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka  wasaaradda Awqaafta Arrimaha Diinta XFS Mudane Sheekh Mukhtaar Roobow ayaa maanta soo xiray  Shirweynaha wadatashiga Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta JFS iyo Wasaaradaha Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Dowlad Goboleedyada dalka,oo ka socday Muqdisho.

Shirkan oo mudda shan cisho ah ka Socday magaalada muqdisho ay looga hadlayay iskaashiga la dagaalanka fikirka xagjirka,kaas oo inta uu socday looga dooday sidii dalka looga suulin laha fikirka xagjirka ah

Dood wadaag ku saabsan ka Hortaga iyo Daaweynta xagjirnimada Rabshadaha wata ayaa sidoo kale lagu soo bandhigay inta uu socday,Waxaana Dooda ka qeyb qaadanayay Culimada Diinta,Odayaasha Dhaqanka,Haweenka iyo Dhalinyarada.

Wasiiru dowlaha wasaaradda Awqaafta Iyo Arrimaha Diinta XFS Abuukar Jeylaani oo gabagabada shirka ka hadlay ayaa yiri ‘’Culimada Soomaaliyeed agtooda ayay taallaa sidii ay xagjirnimada u baabi’in lahaayeen”

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Awqaafta Iyo Arrimaha Diinta XFS Saalax shariif Siidkey ‘’Bil gudaheed in ay dhacaan kiisas badan oo is dilka qoyasaska ah waa weerar diinta  iyo akhlaaqda lagu soo qaaday oo laga yaabo in ay khawaarijtu ka dambeyso

Shirka ayaa ugu dambeyn laga soo saaray warmurtiyeed dhowr qodob ka kooban:-

1) in la joogteyo wadashaqeynta ka dhaxeyso wasaaradaha Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Heer faderaal iyo mid maamul goboleed,si loo dar-dargaliyo howlaha wasaaradda Awqaafta iyo Arimha DFS iyo kuwa xunha ka ah dowaldda.

2)wasaaradaha Awqaafta iyo Arrimaha Diinta heer faderaal  iyo mid  dowlad gobleedya waxa ay isla qateen in shirkadaha ku tartamayo adeegga xajka in warqadda ogolaansha ah ay kasoo qaataan wasaaradaha dowlad goboleedyada ay ka tirsan yihiin tartanka ka hor.

3) in wasaaradaha Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Heer faderaal iyo kuwa dowlad goboleedyada ay si siman u wadagaan deeqaha waxbarashada iyo mashariicda hormarineed.

Qodobadaa iyo kuwa kale ayaa ku xusnaa warmurtiyedka shirka laga soo saaray maanta.

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Shirka Amniga koonfur-galbeed oo looga hadlay xoojinta Amniga

Baydhabo(SONNA):-Madaxweynaha Koonfur-galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Guddoomiyey Shirka Golaha Amniga Koonfur-galbeed oo looga…

September 6, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Ra’iisal wasaare Xamse oo ku baaqay in la joojiyo colaadda Garoowe

Muqdisho (SONNA): Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa tacsi u diray qoysaska iyo ehelka dadkii ku…

GudahaWararka
June 20, 2023

Guddoomiyaha golaha Shacabka XFS oo hoygiisa ku booqday madaxweynihii hore ee dalka Cabdiqaasim Salaad Xasan

Qaahira:-SONNA-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hoyga uu ka degan yahay magaalada…

GudahaWararka
March 3, 2023

Wasiirka iyo Wasiir ku-xigeenka wasaaradda Ganacsiga oo xilka la wareegay “SAWIRRO”

Muqdisho (SONNA)-Munaasabadan oo ay xilka kula wareegayeen Wasirka Cusub ee Wasaaradda Ganacsiga Mudane Khaliif Cabdi Cumar iyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda…

Wararka
October 28, 2020

Taliska Ciidanka Xoogga oo toogtay Naftii halige isku soo xiray walxaha qarxa

Muqdisho(SONNA):-Taliska ciidanka dhulka XDS ayaa Abaare 08:21 AM Subaxnimo toogtay dhagarqabe waxyaabaha qarxa isku soo xiray kaasi oo doonayay inuu…

GudahaWararka
November 13, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023