Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Mashruuca badbaadinta dadka taagta daran oo ka socda Muqdisho iyo deegaanada dalka
    February 20, 2026
    Wasiir Xasan Xuseen “Waxaan ku dadaaleynaa sidii looga shaqeyn lahaa badqabka xoolaha”
    February 20, 2026
    Wasiirka dekedaha XFS oo heshiis iskaashi la saxiixday Wasiirka Gaadiidka ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya
    February 20, 2026
    Heshiisyada wadajirka ah ee kala saxiixdeen Turkiga iyo Soomaaliya ayaa qeexaya in kheyraadka dabiiciga ah ay leeyihiin shacabka Soomaaliyeed
    February 19, 2026
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Barnaamijka Cunnada Adduunka ee Soomaaliya
    February 19, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: BJFS oo soo dhaweeyey Warmurtiyeedkii ka soo baxay Midowga Afrika
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > BJFS oo soo dhaweeyey Warmurtiyeedkii ka soo baxay Midowga Afrika
GudahaWararka

BJFS oo soo dhaweeyey Warmurtiyeedkii ka soo baxay Midowga Afrika

By Aadan Sooyaal
Last updated: February 19, 2024
2 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA):- Warmurtiyeedkii ka soo baxay Midowga Afrika ayaa si adag uga hadlay Xadgudubka Ethiopia ee dhulka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, kaddib markii ay heshiis beenaad ay ku kala saxiixdeen magaalada Addis Ababa Itoobiya iyo maamulka gobolka Waqooyi ee Soomaaliya (Soomaaliland) 1-dii January 2024.

Warmurtiyeedkii ka soo baxay Midowga Afrika ayaa waxaa soo dhaweeyey qaar ka mid ah Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, iyaga oo sheegay in go’aanka ka soo baxay Midowga Afrika uu Soomaaliya u hiilinayo.

Ra’iisul Wasaare ku xigeenkii hore ee Soomaaliya haddana ah xubin ka tirsan Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mahdi Guuleed ayaa warmurtiyeedka ka soo baxay Midowga Afrika ku sifeeyey in uu meesha ka saarayo damaca dowladda Itoobiya.

Xildhibaan Mahdi Guuleed oo u waraysi gaar ah siiyay warbaahinta Qarank ayaa yiri, “Warmurtiyeedka ka soo baxay Midowga Afrika waxaa uu meesha ka saarayaa damacii Ethiopia waxaana uu xoojinayaa wadajirka dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.”

Dhanka kale Wasiirkii hore ee Wasaaradda Maaliyadda Xildhibaan Dr Cilmi Maxamuud Nuur  oo isna la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa yiri, ”Warmurtiyeedkii ka soo baxay Midowga Afrika waxaa uu caddeynayaa in Somaliland ay tahay gobol ka mid ah Soomaaliya, waxaana uu farriin culus u dirayaa oo soo afjarayaa damacii Abiy Axmed.”

Ugu dambeyn Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka mid ah Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya  oodankiisa ka hadlay bayaanka ka soo baxay Midowga Afrika ayaa yiri, “Abiy Axmed adduunka oo dhan ayaa ku soo jeestay oo damaciisii waa ku guul dareystay, dagaal haddii uu bilaabana waan uga guuleysaneynaa.”

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Mashruuca badbaadinta dadka taagta daran oo ka socda Muqdisho iyo deegaanada dalka

Waxaa magaalada Muqdisho iyo gobolada dalka ka socda bixinta mucaawinooyin loogu talagalay dadka taagta daran …

February 20, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Howlgal lagu dilay Horjeege ka tirsan Al-shabaab oo laga fuliyey Gobolka Jubadda Dhaxe.

Howgalkan oo ay si wadajir ah u fuliyeen ciidanka dowladda Soomaaliya iyo Mareykanka ayaa lagu beegsaday xarumo argagaxisada Alshabaab ku…

Wararka
February 3, 2020

Wasiirka Difaaca “Itoobiya ciidankeeda qeyb kama noqon doonaan howlgallada ciidan ee dalka ka socda haddii aysan ka laaban heshiis beenaadka”

Muqdisho.(SONNA):- Wasiirka Gaashaandhigga xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdiqaadir Maxamed Nuur oo ka hadlay xaaladda howlgalka ATMIS iyo halka uu marayo qorshahooda…

GudahaWararka
October 5, 2024

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in baaritaan uu ku socdo diyaarad ku dhacday Bardaale

Muqdisho.(SONNA)...Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista Hawada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa War ka soo saartay diyaaradii ku dhacday degmada Bardaale ee…

Wararka
May 5, 2020

Mas’uuliyiin ka tirsan Hay’adda Socdaalka oo ka qeybgalay aqoon iswaydaarsi uu soo qaban qaabiyay Urur Goboleedka IGAD 

Muqdisho(SONNA):-Mas’uuliyiin ka tirsan Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ayaa dalka Jabuuti uga qayb galay aqoon iswaydaarsi uu soo qaban qaabiyay…

GudahaWararka
November 25, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023