Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Soomaaliya iyo Hindiya oo Xoojinaya Xiriirka Laba-Geesoodka ah
    January 30, 2026
    Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka tamarta iyo khayraadka biyaha oo gaaray Dhuusamareeb
    January 30, 2026
    Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay xuska sanadguuradii 12 aad ee aasaaska cisbitaalkaasi
    January 30, 2026
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London
    January 30, 2026
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Muhiimadda Qabyo-tirka Dastuurka
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Maqaallada > Muhiimadda Qabyo-tirka Dastuurka
MaqaalladaSiyaasadda

Muhiimadda Qabyo-tirka Dastuurka

By Kanaava Mohamed
Last updated: February 17, 2024
5 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA):- Mudo dheer ayaa dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaslia qabyo ahaa, hadda waxaa bilaabtay in la bilaabo howl la rabo in datuurka Soomaaliya la ebyo ama la dhameystiro si uu qabyadda ragaadisay uu uga baxo.

Marka hore, waxaa xusid mudan in la fahmo cidda xaqqa u leh in ay soo jeediso in dastuurka dib u eegis lagu sameeyo. Sida caadiga ah seddex jiho ayaa xaq qaanuuni ah u leh in datuurka la dhameystiro. Labada grab ee uu ka kooban yahay baarlamaanka ayaa keeni kara hindisaha dastuurka lagu dhameystrayo. Waxaa iyana waajib dastuuri ah, in xukuumadda ay soo jeediso Hindse wax looga bedeli karo dastuurka qaranka.

Waxaa iyanaa jirta oo aan meesha ka maqneyn in dhinac sadaxaad uu dastuurku u ogol yahay in ay soo jeediyaan hindise. Dhinacaas oo saamilaha rasmiga ah ee dastuurka iska leh, waana shacabka Soomaliyeed oo soo ururin kara 10,000 oo saxiix oo noqonaya hindise qaraar dastuurka wax looga bedelayo sida dastuurku uubqabo.

Haddaba midda lagu bilaabay howshan hadda dastuurka lagu dhameystirayo waxaa hindisaha keentay xukuumadda oo ka mid dhinacyadda xaqa u leh in howshan la amba- qaado. Waxaa xusid mudan in dowladdu ay howshan ku bilaaday waditashi la yeelatay qeybaha kala duwan ee bulshadda iyo siyaasiyiinta mucaaradka.

Xukuumadda doodeeda ayaa ku soo bandhitay in muddo dheer loo baahnaa in dastuurka la dhameystiro, hase haatee ma suuroobin sabah kasta ha jirtee. Xukuumaddu waxay hindisaheeda ku soo jeedisay in dastuurka iyo nidaamka doorashada howl hufan in laga qabto. Ogow howshan waa dan guud ee mahan dan gaar ah. Waxaa la rabaa xukuumad iyo mucaarad in ay u mideysan yihiin.

Wadotashi ka dib, qaraarkii wax ka badalka waxaa la geeyay baarlamaanka oo ansixiyay in howlahaa hindisa xukuumadda ku xusan in la meel mariyo. Hadda iyo Dan, howshu way socotaa waxaa loo baahan yahay xukuumadda iyo mucaaradka ay ka wada shaqeeyaan dastuurka dalka si dalka uu u yeesho dastuur dhameystiran oo ay ka wada shaqeeya dhamaan dadka daneenaya in ay dalkan xukumaan.

Siyaasiyiinta mucaradka waxay dan ugu jirtaa in howsha dastuurka in ay xukuumadda kala shaqeeyaan haddii ay rabaa in markii ay xukunka yimaadaan lala shaqeeyo. Howsha dastuurka waa dan qaran oo ay tahay cidkasta oo wanaagga dalkan raba in ay ka qeybqaato. Marka xaqiiqa la abooro, dadka diidan waxaa laga yaabaa in ay saluugsan yihiin sida wax loo wado, laakiin taa macnaheeda maha in cidi diidi karto in dastuurka la qabyo-through. Waxaa waajib ah in ay ra’yigooda ay ku daraan howsha social oo aan aheyn mid u gaar ah xisbi, koox ama urur.

Iyadoo hadda la geli karo wada shaqeyn ma haboona in la abuuro xasard aan jirin. Dalkan intaa ka badan ma ahaan karo dastuur laโ€™aan, marka waxaa waajib Soomaalinimo ah in mucxaafad, mucaarad iyo dhamaan dadka Sama doonka ah in ay howshaab mudnaanteeda siiyaan oo meesha laga saaro dan gaarka oo aan dalka iyo dadka Soomaaliyeed aan waxtar buuxa u Lahey. Waxaa la rabaa in caqliga, aqoonta, farsamada iyo xirfadda in lagu jiheeyo in dastuur dalkan waxtar u leh in la diyaaryo.

Ugu danbeyntii gudiyadda u xilsaran howshaan waxaa laga rabaa in iyana ay u Gutman waajibaadka la saaray ee ah in dastuurka si wanaagsan looga shaqeeyo oo ay wadtashiga ku daraan mucaaradka ogol in howsha si wanaagsan Danton qaran si wanaagsan looga shaqeeyo oo cid walba laga qeybgaliyo oo talo wanaagsan heysa. Haddii intaa la helo waxaa suurowbeysa in dalkan uu ka baxo dastuur laโ€™aanta, ciddii ay dani ka heyso siyaasadda ay raali ku noqdaan howsha socoto.

Marka howshu dhamaato, waxaa ugu danbeyn lagu ansixin doonaa codeynta baarlamaana iyo afti dadweyne oo labaduba u baahan ololeyn badan iyo wadoshaqeyn dheeraad ah si uusan u fashilmin dastuur laga wadashaqeeyay muxaafad iyo mucaaradba.

โ€˜Qoraalkaaga u isticmaal si waxtar u leh bulsha iyo dowladnimadda Soomaaliyeed.โ€™

W/Q:-Maxamed Maxamuud Cadde oo ah aqoonyahan lafagura arrimaha siyaadda Soomaalida iyo caalamka intiisa kale.

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Soomaaliya iyo Hindiya oo Xoojinaya Xiriirka Laba-Geesoodka ah

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali,…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Musuq maasuqu wuxuu caqabad ku yahay Dawladnimada Qeybta 2-aad ย 

Musuqmaasuqa waa dhaqan haraadi ah oo aan meelna ku lahayn shareecada islaamka iyo dhismaha dowladnimada casriga ah, waxaana jira dadaallo…

GudahaMaqaallada
July 13, 2023

Khawaariijta oo dab qabadsiiyey deegaan ku yaalla koonfurta gobolka Mudug

Muqdisho(SONNA):-Maleeshiyaadka Khawaarijta ayaa tacadiyo aad u fool xun u geystay shacabka Soomaaliyeed, kadib markii ay ku xad gudbeen xurmada naf,…

MaqaalladaWararka
March 18, 2023

Khawaariijta oo Islaamnimada kala dagaalantay bulshada degmada Ceeldheer

Muqdisho(SONNA):-Kooxda khawaariijta ee gabalkeedu dhacay dhibaatooyinka ay u geystay bulshada Soomaaliyeed kuma eka oo qura dilalka, boob iyo dhaqan doorinta…

MaqaalladaWararka
February 27, 2023

Soomaliya oo taageero dhanka la dagaalanka khawaariijta ka heshay dowladdaha gobolka(Faallo)

Muqdisho(SONNA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shalay guddoomiyey shir afar-geesood ah oo ay wada qaateen Madaxweynaha Jamhuuriyadda…

MaqaalladaWararka
February 2, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023