Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Jordan oo Sheegtay in Israa”iil  xudgudub ku samaysay madax-bannaanida Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya
    December 27, 2025
    IGAD oo si Adag uga Soo Horjeesatay Isku Dayga Israa’iil ee Aqoonsiga Gobollada Waqooyi ee Soomaaliya
    December 27, 2025
    Natiijada doorashadii golaha deegaanka gobolka Banaadir oo maanta lagu dhawaaqayo
    December 27, 2025
    Golaha Wasiirrada XFS oo mowqif cad ka qaatay tallaabada gardarrada ah ee Israa’iil kusoo qaaday madax-bannaanida Soomaaliya
    December 26, 2025
    Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
    December 26, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
    Qaramada Midoobay oo cambaareysay weerarkii Israel ee masjid ku yaalla Daanta Galbeed
    November 14, 2025
    Turkiye oo soo dhoweysay qaadidda cunaqabateyntii saarneyd maamulka Suuriya
    November 7, 2025
    Shacabka Magaalada New York oo doortay duqii ugu horeeyay oo muslim ah
    November 5, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Xuska Maalinta Ciidanka Boliiska ee 20-ka Disembar  
    December 20, 2025
    Warbixin: Muhiimadda Weyn ee Hannaanka Dawladnimo ee Hanaqaaday
    December 9, 2025
    Taariikh nololeedkii: AUN Marxuum Cali Hagarey ( Warbixin)
    December 7, 2025
    Macallinka waa barbaariyaha iyo hagaha Bulshada
    November 22, 2025
    Bixinta Kaararka Doorashada Golaha Deegaanka oo Ka Bilaabatay Muqdisho
    November 16, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Shirweynaha 6-aad ee Xeer ilaaliyaasha Soomaaliyeed oo ka furmay Muqdisho
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Shirweynaha 6-aad ee Xeer ilaaliyaasha Soomaaliyeed oo ka furmay Muqdisho
GudahaWararka

Shirweynaha 6-aad ee Xeer ilaaliyaasha Soomaaliyeed oo ka furmay Muqdisho

By Aadan Sooyaal
Last updated: February 14, 2024
2 Min Read
Share

Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka Baashe Yuusuf Axmed ayaa sheegay in amniga iyo cadaaladdu ay yihiin laba aan kala maarmin dowlad la’aanna aysan shaqayn karin.

Guddoomiye Baashe oo furay shir sanneedka 6-aad ee Xeer ilaaliyayaasha Soomaaliyeed ayaa ku dheeraaday muhiimadda ay leeyihiin amniga iyo caddaaladda, wuxuuna tilmaamay in dhammaan adeegyada kale ee bulshadu ay cid kale qaban karto, balse bulshadu aysan ka maarmin garsoorka iyo ammaan, wuxuuna dowladda ku boorriyay in lagu bixiyo dedaal badan.

Guddoomiyaha ayaa dul istaagay waajibaadka ka saaran xeer ilaalinta dalka iyo hay’adaha la shaqeeya la dagaallanka dmbiyada abaabulan, wuxuuna ku tilmaamay in ay tahay mas’uuliyad wadareed.

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sulub Axmed Firin ayaa sheegay in dhibaatada ugu badan ee haysata laamaha amnigu ay tahay Xabsi la’aan, wuxuuna intaa raaciyay in ka boolis ahaan aysan haysan meel ay geeyaan maxaabiista la qabto.

Taliyaha Ciidanka Asluubta S/Guuto; Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa xeer ilaaliyeyaasha dalka ugu baaqay in ay dhowraan waxa loo igmaday ee ah xeerka dalka,wuxuuna ku boorrriyay in cadaaladda lagu dedaalo.

Xeer Ilaaliye Guud ee Qaranka Dr; Suleymaan Maxamed Maxamuud ayaa sheegay in xafiiskiisa uu ku guuleystay in uu xalliyo caqabado badan oo hortaagnaa in Cadaalad la helo.

Guddoomiyaha Maxkamadda gobolka Banaadir Saalax Cali Maxamuud ayaa sheegay in Xafiiska Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka uu ku guuleystay in la yareeyo dambiyada abaabulan oo ay ka mid ahaayeen Ciyaal weerada iyagoo kaashanaya laamaha amniga.

Shirkan sanadlaha ah oo uu furay Guddoomiyaha Maxakamadda sare Baashe ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Wasiirka wasaaradda cadaaladdda XFS, Xasan Macalin Maxamuud, Taliyaha Ciidanka Booliska, Taliyaha Ciidanka Asluubta, Guddoomiyaha Maxkamadda Racfaanka, xeer ilaaliyayaasha maamul goboleedyada, gobolka Banaadir iyo xubno ka tirsan laba Aqal ee BFS.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Jordan oo Sheegtay in Israa”iil  xudgudub ku samaysay madax-bannaanida Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya

Muqdisho(SONNA):-Dowladda Jordan oo Sheegtay in Israa’iil ay Xadgudub ku Samaysay Madaxbannaanida iyo Midnimada Dhuleed ee…

December 27, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Turkiga oo hakiyay dhammaan ganacsigii uu la lahaa Israa’iil

Wasaaradda Ganacsiga ee Dala Tyrkiye ataa soo saartay bayaan lagu sheegay in Turkigu ay hakiyeen dhammaan badeecooyinka dhanka ganacsiga ee…

Caalamka
May 3, 2024

Shir looga hadlayo Fatahaadaha Webiga Shabeelle oo laga daahfuray Beledweyne

Beledeyne(SONNA)--Madaxweynaha dowlad goboledka Hirshabele Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta daah furay qorshe lagaga hortagaayo fatahadaha Wabiga Shabeele uu ka geysto…

WararkaWargayska
July 8, 2020

Kulanka golaha shacabka oo looga hadlay hindise sharciyeedyada hantidhorka iyo hubka

Muqdisho (SONNA): Guddoomiye ku xigeenka 2-aad ee golaha shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdullahi Cumar Abshirow ayaa maanta shir…

GudahaWararka
July 24, 2023

Hey’adda IMF oo lagu wdo in 13-ka bishaan ay dhameystirto deyn cafinta Soomaaliya

Muqdisho.SONNA... Hay’adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa la filayaa in toddobaadka soo socda ay si buuxda u ansixiyaan barnaamijka deyn…

Gudaha
December 8, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023