Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Hawlgal lagu dilay maleeshiyaad Khawaarij ah oo Shabeellaha dhexe laga fuliyey
    April 21, 2026
    Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ka furay tababar ku aaddan cilmi-baarista warbaahinta
    April 21, 2026
    Wasiirka amniga oo tababar u soo xiray Askar Daraawiish ah
    April 21, 2026
    Taliyaha CXD oo socdaal dhulka ah ku gaaray deegaano ka tirsan gobolka Baay
    April 21, 2026
    Ra’iisul Wasaare Xamsa oo dhagax dhigay Xarunta Horumarinta Manaahijta waxbarashada dalka
    April 21, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
    Soomaaliya oo diiwangalisay Markab ku howlgalaya Calanka Soomaaliya (WARBIXIN)
    April 5, 2026
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Guddiga Arimaha Gudaha ee Golaha Shacabka oo su’aalo weydiiyey Agaasimaha Hay’adda Socdaalka
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Guddiga Arimaha Gudaha ee Golaha Shacabka oo su’aalo weydiiyey Agaasimaha Hay’adda Socdaalka
GudahaWararka

Guddiga Arimaha Gudaha ee Golaha Shacabka oo su’aalo weydiiyey Agaasimaha Hay’adda Socdaalka

By Khadar Mahdi
Last updated: February 11, 2024
1 Min Read
Share

Muqdisho, (SONNA):- Guddiga arrimaha gudaha, amniga iyo maamulada gobolada ee Golaha Shacabka ayaa Maanta kulan ku yeeshay Xarunta Golaha iyo Guddiyada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya .

Kulanaka ayaa waxaa shir Guddoomiyey Ku-simaha Guddoomiyaha ahana Guddoomiye ku-xigeenka Guddiga Xildhibaan Nuur Axmed Diiriye (Nuur Afey), waxaana ku wehliyey Xoghayaha Guddiga Xildhibaan Maxamed Ibrahim Cabdi (Diyeeshe).

Sidoo kale, Kulanka waxaa kasoo Qeyb galay Ku-simaha Wasiirka Wasaaradda Amniga gudaha XFS Mudane Maxamed Siciid Xagaa, Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mudane Axmed Siciid Maxamed, iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Amniga Gudaha Madane Yuusuf Cali Maxamed.

Kulanka ayaa ahaa mid su’aalo lagu weydiinayay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda si uu uga warbixiyo waxqabadka Hay’adda, waxaana la weydiiyay su’aalo la xiriira waajibaadkii loo igmaday.

Gudoomiye ku xigeenka Guddiga Xildhibaan Nuur Axmed Diiriye (Nuur Afey) oo soo xiray shirka ayaa ugu dambeyntii u mahadceliyey Ku simaha Wasiirka Amniga Gudaha, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Amniga Gudaha iyo Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Hawlgal lagu dilay maleeshiyaad Khawaarij ah oo Shabeellaha dhexe laga fuliyey

Muqdisho (SONNA): Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo…

April 21, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Duqeyn ka dhacday Jilib oo Khasaare Xooggan lagu gaarsiiyey Argagixisada Alshabaab

Muqdisho (SONNA)-Diyaaradaha aan Duuliyaha laheyn ee Dawladda Mareykanka ayaa duqayn waxay ka geysteen deegaano ay ku dhuumanayeen Kooxda Arxanka darran…

Wararka
January 29, 2020

SODMA oo soo xirtay tababar kor loogu qaadayo hawlwadeenada gurmadka Deg Dega ah

Muqdisho(SONNA):-Xarunta Qaran ee Hawlgallada Gurmadka Deg-degga ee Hay’adda Maareynta Musiibooyinka ayaa soo gabagabeysay tababarro toos ah (practical) oo lagu diyaarinayay…

GudahaWararka
February 21, 2025

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay wafdi ka socday hay’adda Qaxootiga ee UNHCR.

Muqdisho.(SONNA)...Wasiirka warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska xukumadda federaalka Soomaaliya Cismaan Obokar Dubbe ayaa manta xafiiska ku qaabilay wafdi ka socday xafiiska…

Gudaha
January 7, 2023

Safiirka Soomaaliya ee Switzerland oo la Kulantay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Gobolka Zurich

Switzerland(SONNA – Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalalka Switzerland, Austria, iyo Qaramada Midoobay ee fadhigoodu yahay Geneva iyo Vienna,…

GudahaWararka
April 14, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023