Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Mashruuca badbaadinta dadka taagta daran oo ka socda Muqdisho iyo deegaanada dalka
    February 20, 2026
    Wasiir Xasan Xuseen “Waxaan ka shaqeyn doonaa sidii xal loogu heli lahaa caafimaadka xoolaha”
    February 20, 2026
    Wasiirka dekedaha XFS oo heshiis iskaashi la saxiixday Wasiirka Gaadiidka ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya
    February 20, 2026
    Heshiisyada wadajirka ah ee kala saxiixdeen Turkiga iyo Soomaaliya ayaa qeexaya in kheyraadka dabiiciga ah ay leeyihiin shacabka Soomaaliyeed
    February 19, 2026
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Barnaamijka Cunnada Adduunka ee Soomaaliya
    February 19, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo daah-furay kulan wadatashiga,Naqashadaynta iyo dib-u-eegista Hannaanka Qaran ee Wadajir
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo daah-furay kulan wadatashiga,Naqashadaynta iyo dib-u-eegista Hannaanka Qaran ee Wadajir
GudahaWararka

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo daah-furay kulan wadatashiga,Naqashadaynta iyo dib-u-eegista Hannaanka Qaran ee Wadajir

By Abdulkadir
Last updated: February 4, 2024
4 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Ahmed Moallim Fiqi ayaa maanta Muqdisho ku daahfuray kulan ay Wasaaraddu qabatay oo ah Wadatashiga iyo Naqashadaynta iyo dib-u-eegista Hannaanka Qaran ee Wadajir.

Khudbaddiisa waxaa uu mudane Ahmed Moallim Fiqi ku faahfaahiyay hannaanka qaran ee Wadajir gaar ahaan dib u eegista isaga oo yiri “Geedi socodyadyada lagu yegleelaayay goleyaasha deegaanka waxay daboolka ka qaadeen caqabado iyo daldaloolo muhiim ka dhigaya in dib u eegis lagu sameeyo hannaanka wadajir iyada oo laga jawaabaayo dalabka muwaadiniinta ee ku aadan maamul shaqeynaya, daahfun, xilkas ah, bixiyana addeeg bulsho, isla markaana xaqiijiya ka qeyb galka dadweynaha, waxaa la dejiyay sharciyada, siyaasada  iyo mashaariicda awood siinta dowladaha hoose. Sidaas oo ay tahay  hadana waxaa soo baxay caqabado intii lagu jiray unkidda goleyaasha deegaanada tasoo muhiim ka dhigtay, dib u eegista lagu saxaya arimahaas iyada oo la dabaqayo casharadii laga bartay  caqabadaha lagu ogaaday intii lagu jiray taabo gelinta Wadajir. Su’aalaha addag ee kulankan ka jawaabaayo waxaa ka mid ah:

“Lix sanno ka dib xageen joognaa? Ma gaarnay Yoolka Hannaanka Qaran ee Wadajir oo ahaa dhisidda goleyaal iyo maamulo deegaan oo la doortay,  loo dhan ayahy, shaqaynaya isla markaana joogto ah taasoo lahaanshaheeda iyo maamulkeeduba leeyihiin muwaadiniintooda deegaanka, Maxaa shaqeeyay, Maxaan shaqayn iyo sababta? Maxaa Maqan oo loo baahan yahay in lagu daro?” Ayuu intaa raaciyay.

Dhanka kale, Mudane Axmed Macallin Fiqi, Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya waxaa uu ka hadlay ujeedka kulankan iyo waxa laga filan karo labada maalin ee uu socdo “Ujeedka kullankan waa Dadaal wadareedkeed ku saaleysan sidii laysigu keeni lahaa aragtiyo, waaya aragnimo iyo khibrado kala duwan si loo helo hal abuur iyo  xal waara oo waxtar leh. Dadaal wadareedkeena dib u jaleecida Hannaanka Qaran ee Wadajir, wuxuu udub dhexaad u yahay fududeynta dowlad iyo bulsho dhiska dalka gaar ahaan abuuritaanka hannaanka goleyaashe deegaananda. Sidaas darteed, Labada maalmood ee soo socda waxaan waxaan si wadajir ah u qiimeyn doonaa guuliyihii, horumarki, caqabadihii iyo casharadii sax iyo qalad laga bartay hergelinta Wadair ee lixdii sano oo la soo dhaafay. Waxa ka soo baxa kulankaa waxay qaabeyn doonta jihada iyo siyaasada lagu hagi doona Hannaanka Wadajir, taasoo ku wajahan xal u helida iyo wax ka qabashada baahiyaha heerka bulshada isla markaana waxay wax ka tari doonta geedi socodka iyo horumarinta guud ee  heer qaran. Waxaan ku kalsoonahay inaad wax ku biirintaada doodda wadatashiga iney noo horseedi doonta hannaan ku saleysan istaraatajiyad lagu dhisay xog saxan iyo wadatashi loo dhan yahay”.

Hanaanka Wadajir, waxaa uu ka kooban yahay 1 yool, 5 qeybood oo kala duwan, laakiin isku xiran, ahna qeybo is dhamaystiraya iyo 5 ujeedo, waana hannaan Qaran ka jawaabaya baahida loo qabo dib-u-heshiisiin dhab ah, hergelinta iyo horumarinta mashaariicda bulshada, wada hadalka bulshada, yagleelida goleyaasha  dowladaha hoose iyo soo nooleynta waddaniyadda. Macnaha Wadajir waa “Midnimo” waxaana  loogu talagalay in uu bixiyo nidaam isku xiran kaasoo taageerayo, isla markaana horumarinaya wadashaqayn iyo isku xirnaan xoogan oo ka dhexeysa heerarka kala duwan ee dowladda waxaana  loogu talagalay in uu bixiyo nidaam isku xiran kaasoo taageerayo, isla markaana horumarinaya wadashaqayn iyo isku xirnaan xoogan oo ka dhexeysa heerarka kala duwan ee dowladda.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Mashruuca badbaadinta dadka taagta daran oo ka socda Muqdisho iyo deegaanada dalka

Waxaa magaalada Muqdisho iyo gobolada dalka ka socda bixinta mucaawinooyin loogu talagalay dadka taagta daran …

February 20, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Madaxda Wasaaradda Warfaafinta oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum C/raxmaan Yacquub

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac, Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar (Al-Cadaala),…

GudahaWararka
November 23, 2025

Odayaasha Gobolada Waqooyi oo si cad uga hor yimid damaca Itoobiya

Muqdisho (SONNA);-Odayaasha Dhaqanka Gobalada Waqooyi ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag uga horyimid damaca itoobiya ee badda Soomaaliya. Odayaasha…

GudahaWararka
January 6, 2024

Doorashada kuraas kamid ah Golaha Shacabka oo lagu qabtay Muqdisho

Muqdisho(SONNA):Guddiga Maamulka doorashooyinka Gobolada Waqooyi ee Soomaaliland ayaa Maanta oo Arbaco ah  Muqdisho ku qabtay doorashada Afar kamid ah kuraasta…

GudahaWararka
February 2, 2022

Shaqaalaha Dowladda oo xuska bisha Mowliid awadeed la fasaxay

Wararka
November 8, 2019

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023