Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Mashruuca badbaadinta dadka taagta daran oo ka socda Muqdisho iyo deegaanada dalka
    February 20, 2026
    Wasiir Xasan Xuseen “Waxaan ku dadaaleynaa sidii looga shaqeyn lahaa badqabka xoolaha”
    February 20, 2026
    Wasiirka dekedaha XFS oo heshiis iskaashi la saxiixday Wasiirka Gaadiidka ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya
    February 20, 2026
    Heshiisyada wadajirka ah ee kala saxiixdeen Turkiga iyo Soomaaliya ayaa qeexaya in kheyraadka dabiiciga ah ay leeyihiin shacabka Soomaaliyeed
    February 19, 2026
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Barnaamijka Cunnada Adduunka ee Soomaaliya
    February 19, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Wasiirka arrimaha gudaha iyo gudoomiyaha hay’adda qaxootiga oo la kulmay dadka soo barakacay
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasiirka arrimaha gudaha iyo gudoomiyaha hay’adda qaxootiga oo la kulmay dadka soo barakacay
GudahaWararka

Wasiirka arrimaha gudaha iyo gudoomiyaha hay’adda qaxootiga oo la kulmay dadka soo barakacay

By Mohamud Abdi Diirshe
Last updated: January 30, 2024
2 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA): Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta dowladda FS mudane Axmed Macallim Fiqi oo ay wehliso Marwo Safiyo Xasan Maxamed ayaa maanta xarunta hay’adda Qaran ee qaxootiga iyo Brakacayaasha kulan kula qaatay dadka soo barakacay ee ka kala yimid xeryaha barakacayaasha ee gbolka Banaadir, halkaas oo looga wadatashaday muhiimadda uu leeyahay Hindise Shariciyeedka barakacayaasha ee yaala baaralamanka JFS. Hindisaha ayaa ah Ilaalinta iyo Taakuleynta Barakacayaasha Qaranka.

Gudoomiyaha Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka marwo Safiyo Xasan Maxamed ayaa u sheegtay dadka barakacyaasha ah in dowladda u heelan tahay wax ka qabashada dhibaatooyinka nololeed iyo deegaan ee ay lanoolyihiin, sidoo kale waxay ku boorisay soo gudbinta dhibaatooyinka ay wajahaan. Guddoomiye Safiyo ayaa hay’adda iyo shaqaalaheedu ku boorisay xoojinta ay u taagn yihiin xal uraadinta bulishada Somaaliyeed ee tiradooda lagu sheegay 3.7 M barakacayaal ah.

Gudoomiyaha ayaa sheegtay in colaadaha iyo daadadkii ku dhuftay dalka sanadkii tagay , ay kordhiyeen dadka Soomaaliyeed ee ku barakacay dalka gudihiisa.

Mudane Axmed Macallin Fiqi, Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS oo ka hadlay kulankaan ay soo qabanqaabisay Hey’adda Qaxootiga iyo Barakacyaasha Qaranka ayaa waxaa dadkii barakacayaasha ahaa ee uu lakulmay lawadaagay Muhiimada Sharciga ilaalinta iyo Taakulaynta Barakacayaasha, kaa oo hada horyaala Mudanayaasha Golaha Shacabka Soomaaliyeed.

Mudane Axmed Macalin Fiqi wasiirka wasaaradda arimaha gudaha ayaa dhagaystay haahiyaha dhanka nolasha, deegaanka, caafimaadka, amniga, waxbarashada, iyo nololmaalmeedka dadka barakacay ayaa u balan qaaday in dowladda Soomaaliyeed ay muhiimad wayn siin doonto sidi gar gar deg-deg ah loogu fidin lahaa qoysaska dalka ku baracay, xal waaarana logu heli lahaa.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Mashruuca badbaadinta dadka taagta daran oo ka socda Muqdisho iyo deegaanada dalka

Waxaa magaalada Muqdisho iyo gobolada dalka ka socda bixinta mucaawinooyin loogu talagalay dadka taagta daran …

February 20, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasaaradda Haweenka oo soo bandhigtay qorshaha 100-ka maalin ee soo aadan.

Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Haweenka & Horumarinta Xuquuqda Aadanaha ee XfS Marwo Xaniifa Maxamed, ayaa maanta shirka banbaxa golaha wasiirrada ku soo…

GudahaWararka
November 5, 2020

Golaha shacabka oo akhrinta koowaad marsiiyay hindise sharciyeedka tacliinta sare

Muqdisho-(SONNA)-Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulankooda 26-aad ee kalfadhiga shanaad ku yeeshay xarunta Golaha Shacabka,…

GudahaWararka
September 25, 2024

Wasiirka amniga gudaha oo Ingiriiska uga qaybgalay shirka 92-aad ee INTERPOL

Glasgow (SONNA): Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa ka qeyb galay shirka guud ee 92-aad ee…

GudahaWararka
November 4, 2024

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo kulan la qaatay Golaha Dhallinyarada Qaranka Soomaaliyeed

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Yusuf Mohamed oo uu wehliyo Wasiiru Dowlaha Wasaaradda, Mudane…

GudahaWararka
May 25, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023