Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka wasaaradda Maaliyadda ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane ๐๐ข๐ข๐ฑ๐ข ๐๐ฆ๐๐๐ง ๐๐ข๐ ๐ ayaa kulan miro-dhal ah kula yeeshay xarunta Wasaaradda Maaliyadda Wakiilka Bangiga Adduunka ee Soomaaliya ๐๐ซ๐ข๐ฌ๐ญ๐ข๐ง๐ ๐๐ฏ๐๐ง๐ฌ๐ฌ๐จ๐ง.
Shirka ayaa intii uu socday waxaa looga hadlay taageerada farsamo iyo maaliyadeed ee Bangiga Adduunka uu siiyo Dowladda Soomaaliya. Waxa sidoo kale kulanka diiradda lagu saaray arrimaha dib-u-habaynta Maaliyadda iyo xoojinta hannaanka Maamulka Maaliyadda Guud.
Shirka ayaa waxaa sidoo kale looga hadlay mashaariicda horumarineed ee uu Bangiga Adduuku ka wado Soomaaliya iyo sidii ay si dhaw uga wadashaqeyn la hayeen Bangiga Adduunka iyoย Dowladda Soomaaliya gaar ahaan Heyโadaha ku shaqada leh dhaqangelinta Mashaariicda.
“๐๐๐ญ๐ ๐๐๐ฃ ๐ ๐ช ๐๐๐ง๐๐ญ๐จ๐๐ฃ๐๐๐๐ฎ ๐๐ฃ ๐๐๐ฃ ๐ข๐๐๐ฃ๐ฉ๐ ๐ ๐ช ๐จ๐ค๐ค ๐๐๐๐ฌ๐๐๐ฎ๐ค ๐ญ๐๐ง๐ช๐ฃ๐ฉ๐ ๐๐๐จ๐๐๐ง๐๐๐๐ ๐๐๐๐ก๐๐ฎ๐๐๐๐, ๐๐ง๐๐จ๐ฉ๐๐ฃ๐ ๐๐ซ๐๐ฃ๐จ๐จ๐ค๐ฃ ๐ค๐ค ๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐ก๐ ๐ ๐ฝ๐๐ฃ๐๐๐๐ ๐ผ๐๐๐ช๐ช๐ฃ๐ ๐ ๐๐ ๐๐ค๐ค๐ข๐๐๐ก๐๐ฎ๐. ๐๐๐ญ๐ ๐๐๐ฃ ๐ ๐ ๐ฌ๐๐๐ ๐๐๐๐๐ก๐ฃ๐๐ฎ ๐๐๐ง๐ฃ๐๐๐ข๐๐๐ ๐ ๐๐๐-๐ช-๐๐๐๐๐ฎ๐ฃ๐ฉ๐ ๐ข๐๐๐ก๐๐ฎ๐๐๐๐, ๐ญ๐ค๐ค๐๐๐ฃ๐ฉ๐ ๐ฟ๐ค๐ฌ๐ก๐๐-๐ฌ๐๐ฃ๐๐๐๐๐ ๐๐ฎ๐ค ๐ข๐๐จ๐๐๐๐ง๐๐๐๐๐ ๐ฝ๐๐ฃ๐๐๐๐ช ๐ฃ๐๐๐ ๐ฉ๐๐๐๐๐๐ง๐ค ๐๐ ๐ ๐ช ๐๐๐๐๐ฃ ๐๐๐-๐ช-๐๐๐๐๐ฎ๐ฃ๐ฉ๐ ๐๐ฎ๐ค ๐๐ค๐ง๐ช๐ข๐๐ง๐๐ฃ๐ฉ๐ ๐๐๐๐ฆ๐๐๐ก๐๐๐ ๐๐๐ก๐ ๐” Ayuu yiri Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya, Biixi Imaan Cige.
Bangiga Adduunka ayaa Soomaaliya siiyo taagero maaliyadeed iyo mid farsamo, si uu gacan uga siiyo horumarinta dhaqaalaha dalka iyo xoojinta hannnanka horumarinta Hey’addaha Dowladda Federaalka Soomaaliya.