Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Jaamacadda Carabta oo soo dhaweysay ansixinta Dastuurka Soomaaliya iyo dhaqan-galintiisa.
    March 12, 2026
    Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay koonfurta Sh/Dhexe
    March 12, 2026
    Taliyaha Ciidanka Xoogga oo la dardaarmay ciidan loo diyaariyay tababar dhanka dibadda ah
    March 12, 2026
    HOGGAAMIYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI
    March 12, 2026
    Wasiirka Qoyska XFS oo ka qeybgashay shir heer wasiir ah oo ka dhacay New York
    March 12, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Wiil dhalinyaro ah oo Muqdisho ka hirgeliyay warshad sameysa Burjikooyinka cuntada lagu karsado
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wiil dhalinyaro ah oo Muqdisho ka hirgeliyay warshad sameysa Burjikooyinka cuntada lagu karsado
GudahaWararka

Wiil dhalinyaro ah oo Muqdisho ka hirgeliyay warshad sameysa Burjikooyinka cuntada lagu karsado

By Dahir Aadan Cali
Last updated: January 16, 2024
3 Min Read
Share

Muqdisho,(SONNA):- Wiil dhallinyaro ah oo lagu magacaabo Eng: Maxamed Axmed Cusmaan ayaa magaalada Muqdisho ka hirgeliyay warshad si maalinle ah u sameysa Burjikooyinka dad cuntada ku karsadaan, waxaana tallaabadan uu qaaday wiilkan dhallinyarada ah looga maarmi doonaa Burjikooyinkii loo doonan jiray dalka dibaddiisa.

Eng: Maxamed ayaa warbaahinta Qaranka u sheegay in maalintii uu farsameeyo ku dhowaad toddobo boqol oo xabo ( Burjiko ah), isagoo aan helin wax caawin ah.

” Soomaalida inta badan waxay u badan yihiin dad danyar ah oo aan awoodin in markasta oo ay ka soo halowdo in ay dib lacag ugu sameystaan, marka waxaan jeclahay in muddo ay u heyso,’.

Warshaddan cusub oo lago magacaabo (JIKO-SOM), waxay soo saartaa noocyada kala duwan ee jikooyinka cuntada lagu kariyo, waxaanna yaala dhammaan qalabka loogu talagalay in burjikooyinkaas lagu farsameeyo.

Eng: Maxamed Axmed Cusmaan ayaan weydiinay Bulshada kalsoonida ay ku qabi karto tayo ahaan Burjikooyinkan uu gacantiisu ku sameeyo, ” Shacabkeenna mar walba waxay jecel yihiin waxyaabaha dalka laga soo saaro, ileyn waxyaabaha dalka laga soo saaro waxa sameynayo waa walaalkood, walaalkoodna boqolkiiba boqol wuxuu ka fiirinayaa xagga tayada,”.

Injineerka ayaa aad u adeegsado baraha Bulshada, halkaas oo uu ku soo gudbiyo howsha muhiimka ah ee uu bulshada u haayo.

” Ganacsigeyga Tiktok wuxuu ka beddelay waxyaabo badan, shalay cidba ima kaseyn,” ayuu yiri, isagoo aaladda uu adeegsanayo Bulshada ugu sheegayo tayada allaabaha uu soo saaro.

Burjikooyinkan uu sameeyay wiilkan dhallinyarada ah qiimahooda waa 16-dollar, balse si aan u ogaano kuwa iyaga la midka ah ee dalka dibbadiisa laga keennay qiimaha la iibiyo iyo farqiga u dhaxeeyo, waxayna warbaahinta qaranka booqatay suuqayada lagu iibiiyo Burjikooyinka dibadda laga keennay.

Xasan Cabdikariin oo ka mid ah ganacsatada magaalada Muqdisho, ayaa sharxaya qiimaha lagu iibiyo burjikooyinka laga keenno dalka bannaankiisa ee ay iibiyaan.

” Waxaan ka mid ahay ganacsatada magaalada Muqdisho in muddo ahna ku soo dhex jiray, haddii aan warbixin yar kaa siiyo jikooyinkan, ” Haddana kan oo kale ”JIKAAKO”, waddanka Kenya laga keennaa, waxaa jira jikooyin badan oo waddanka lagu sameeyo, kan oo kale, waxaa laga keennaa Kenya, waxay leedahay labo naqshad lacagtoodana waa 22-dollar,”.

Xilliyadii u dambdeeyay waxaa jiray dib u kabasho, iyadoo dalka ay ku soo kordhayeen ganacsiyo yar yar, kuwaas oo daboolay baahida dad badan oo Soomaaliyeed.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Jaamacadda Carabta oo soo dhaweysay ansixinta Dastuurka Soomaaliya iyo dhaqan-galintiisa.

Muqdisho-SONNA-Mudane Axmed Aboul Gheit, Xoghayaha Guud ee Jaamacadda Carabta, ayaa soo dhaweeyay ansixinta ugu dambeysa…

March 12, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Israa’iil oo weerar xagga cirka ah ku qaadday Gaza

Israa’iil ayaa dhowr weerar oo xagga cirka ah ku qaaday marinka Gaza ee go’doonsan maalin kadib markii ciidamada Israa’iil ay…

Caalamka
January 27, 2023

Xildhibaannada Golaha Shacabka oo Shacabka ugu baaqay in bixiyaan Canshuurta

Muqdisho(SONNA):-Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ka dooday qaadista canshuurta Gadista ee loo yaqaan(VAT) Xildhibaanada qaar oo ka…

GudahaWararka
August 19, 2024

Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle oo booqday xarunta hay’adda maaraynta masiibooyinka

Muqdisho (SONNA): Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Hirshabelle mudane Yuusuf Axmed Hagar Dabageed ayaa maanta booqday xarunta dhexe ee hay'adda…

GudahaWararka
May 10, 2023

Dab khasaare geystay oo ka kacay dooxada deegaanka Dalsan ee gobolka Nugaal

Dangorayo, (SONNA):- Dab xoogan ayaa maanta ka kacay dooxada deegaanka Dalsan ee degmada Dangorayo ee gobalka Nugaal, kaas oo loo…

GudahaWararka
April 14, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023