Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Ciidanka daraawiishta Puntland oo burburiyey Talisyo khawaarijtu ku lahayd Togga Baallade
    June 6, 2025
    Guddoomiyaha aqalka sare iyo wafdi uu hoggaaminayo oo dalka dib ugu soo laabtay
    June 6, 2025
    In ka badan 40 horjooge iyo maleeshiyaad Khawaarij ah oo lagu dilay deegaanka Ceelhareeri ee G/Hiiraan
    June 6, 2025
    Macalin Mahdi “Qof kasta oo soo sheega xogta cadowga waxaan siin doonaa lacago  abaalmirin ah”
    June 6, 2025
    Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda  Federaalka  Soomaaliya
    June 6, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Israa’iil oo duqeymo ka geysatay koonfurta Lubnan
    June 6, 2025
    Xamaas oo muujisay in aysan ku qanacsaneyn qorshaha Maraykanka ee Gaza
    May 30, 2025
    Trump oo xannibay awoodda Jaamacadda Harvard ee diiwaangelinta ardayda caalamka
    May 23, 2025
    Shaqaale ka tirsan Safaaradda Israel oo Washington lagu dilay
    May 22, 2025
    Hawlgallo ka dhan ah Khawaarijta oo ka socda Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe
    May 20, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    ‘Safarka Dalxiiska iyo Nabadda ee Halyeeyada’ (WARBIXIN)
    May 28, 2025
    ‘Macawisleyda gobolka Hiiraan oo muujiyey Dhabar adeeg iyo Geesinimo (WARBIXIN)
    May 24, 2025
    “Janno Aakhira iyo Jiritaan Xornimo u Jahaad gala”
    May 21, 2025
    Xuska 15-ka May ee Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed
    May 15, 2025
    Sahmintii Shidaalka oo heer gabagabo ah soo gaaray (WARBIXIN)
    May 6, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Ra’iisul wasaare Xamse oo furay kulan ciyaareedka xidigaha halyeeyada Soomaaliya iyo Afrika.
    May 27, 2025
    Wasiirka duulista hawada oo qaabilay wafdi ka socda Qaramada Midoobay
    May 27, 2025
    Muqdisho oo berri martigelineysa ciyaaryahanno caalami ah
    May 26, 2025
    Muqdisho oo isu diyaarinaysa soo dhoweynta wafdi sare oo ka socda FIFA iyo CAF
    May 20, 2025
    Degmada Heliwaa oo 14 dhibcood kaga badisay degmada Laascaanood
    March 1, 2025
Reading: Madaxweyne ku xigeenka cusub ee Puntland oo maanta la wareegay xafiiskiisa
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Madaxweyne ku xigeenka cusub ee Puntland oo maanta la wareegay xafiiskiisa
GudahaWararka

Madaxweyne ku xigeenka cusub ee Puntland oo maanta la wareegay xafiiskiisa

By Aadan Sooyaal
Last updated: January 11, 2024
1 Min Read
Share

Garoowe (SONNA):- Madaxwaynaha dowlad gobaleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta xilka u kala wareejiyey Madaxwayne ku xigeenkii hore ee Puntland Axmed Cismaan Cilmi Karaash iyo Madaxwayne ku xigeenka cusub ee dhawaanta la soo doortay Ilyaas Cismaan Lug Atoor.

Xafladan Xil wareejinta oo ka dhacday gudaha Madaxtooyada Puntland ee Garoowe ayaa waxaa goojoog ka ahaa Madaxwaynaha Puntland Mudane Siciid Cabdulaahi Dani, Wasiiro kala duwan, Howlawadenada Xafiisyada Madaxtooyada Puntland iyo labada Mas’uul ee Xilka Madaxwayne ku xigeenka Puntland la kala Wareegayay..

Madaxwayne ku xigeenkii hore ee Puntland xilkana wareejinayay Axmed Cismaan Cilmi Karaash ayaa u hambalyeeyay Madaxwayne ku xigeenka cusub, xilli uu xusayna in uu yahay shaqsi fahamsan shaqada Xafiiska iyo waxa looga baahan yahay.

Ilyaas Cismaan Lug Atoor Madaxwayne ku xigeenka cusub ee Puntland ayaa dhankiisa ka mahadceliyay shaqadii wanaagsanayd ee uu soo qabtay mudadii uu Joogay Xafiiska Madaxwayne ku xigeenka Puntland.

Madaxwaynaha Puntland Mudane Siciid Cabdulaahi Dani oo Xilkan u kala wareejinayay labadaan mas’uul ayaa u mahadceliyay Madaxwayne ku xigeenkii hore Axmed Karaash sidoo kalana kula dardaarmay Madaxwayne ku xigeenka cusub in uu shaqada Xafiska halkeedii ka sii wado.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Ciidanka daraawiishta Puntland oo burburiyey Talisyo khawaarijtu ku lahayd Togga Baallade

Muqdisho(SONNA):-Ciidamada Daraawiishta ee Dowladda Goboleedka Puntland ayaa maanta, oo ku beegan maalinta 1-aad ee Ciidul…

June 6, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Ra’iisul Wasaare Rooble oo maanta ku wajahan Magaalada Dhuusamareeb.

Dh/mareeb-(SONNA)-Ra’iisul wasaaraha xukumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu wadaa in uu maanta booqasho ku tago magaalada Dhusamareeb ee…

GudahaWararka
December 14, 2020

Soomaaliya oo loo doortay xilka hay’adda African Risk Capacity ee Midowga Afrika

Soomaaliya ayaa loo doortay qabashadda xilka Guddoonka waddamadda xubnaha ka ah hay’adda African Risk Capacity oo Ururka Midowga Afrika u…

Gudaha
April 7, 2023

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo hambalyo u diray hoggaanka Shirkadda Hormuud

Muqdisho (SONNA):- Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre oo ka hadlay guusha <span;>Soomaaliya ee billadda Hoggaamiyaha sanadka 2023-ka…

GudahaWararka
November 24, 2023

Guddoomiyaha Golaha Shacabka JFS oo hambalyo u diray Ciidanka Qaranka ee furimaha ku baacsanaya Khawaarijta.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka JFS Sheekha Aadan Madoobe ayaa   hambalyo iyo bogaadin u jeediyay Ciidanka Qaranka ee furimaha ku baacsanaya haraaga…

Gudaha
August 25, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023