Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Taliyaha ciidanka dhulka oo ka qaybgalaya bandhigga Teknolojiyadda Militariga ee Istanbul
    July 23, 2025
    Isbadallada dowladdu ka samaysay ilaalinta Qaranimada iyo xasilinta dalka (Faallo)
    July 23, 2025
    Duqa muqdisho oo qaabbilay kusimaha Safiirka Libiya u fadhiya Soomaliya
    July 23, 2025
    Madaxweynaha Hirshabeelle oo qaabbilay wafdi ka socda Unicef
    July 23, 2025
    Soomaaliya iyo Sacuudiga oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka maalgashi ee u dhexeeya labada dowladood
    July 23, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Turkiga oo sheegay in Israel ay wiiqayso dadaallada dib u dhiska ee Suuriya
    July 18, 2025
    Hay’adda Qaxootiga Dunida oo walaac ka muujisay joojinta Giriigga ee codsiyada magangalyo doonka
    July 11, 2025
    Baadigoobka dad lagu la’yahay daadadkii Texas oo weli socda
    July 6, 2025
    Donald Trump oo riixaya xabbad-joojin cusub oo laga hirgaliyo Gaza
    July 4, 2025
    Turkiga oo qorsheynaya in la ballaariyo nidaamka hubka difaaca ee dallkiisa
    June 27, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Isbadallada dowladdu ka samaysay ilaalinta Qaranimada iyo xasilinta dalka (Faallo)
    July 23, 2025
    Horumarka laga gaaray dagaalada ka dhanka ah Kooxaha Khwaarjta
    July 21, 2025
    Madaxweyne Dr. Xasan Sheikh oo booqday Xarunta Tiknoolajiyadda Bayraktar (WARBIXIN)
    July 18, 2025
    Cabdulqaadir Ikrama oo Madaxiisa saran tahay $5 Milyan
    July 14, 2025
    Sidee buu iskaashiga BRICS u qaabeynayaa Mustaqbalka Afrika? (WARBIXIN)
    July 12, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Raโ€™iisul wasaare Xamse oo furay kulan ciyaareedka xidigaha halyeeyada Soomaaliya iyo Afrika.
    May 27, 2025
    Wasiirka duulista hawada oo qaabilay wafdi ka socda Qaramada Midoobay
    May 27, 2025
    Muqdisho ooย berri martigelineysa ciyaaryahanno caalami ah
    May 26, 2025
    Muqdisho oo isu diyaarinaysa soo dhoweynta wafdi sare oo ka socda FIFA iyo CAF
    May 20, 2025
    Degmada Heliwaa oo 14 dhibcood kaga badisay degmada Laascaanood
    March 1, 2025
Reading: Safiirka Shiinaha oo wareysi dhinacyo badan taabanaya siiyay Wakaaladda SONNA
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Safiirka Shiinaha oo wareysi dhinacyo badan taabanaya siiyay Wakaaladda SONNA
GudahaWararka

Safiirka Shiinaha oo wareysi dhinacyo badan taabanaya siiyay Wakaaladda SONNA

By Khadar Mahdi
Last updated: December 20, 2023
2 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA):- Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Fei Shengchao ayaa wareysi gaar ah siiyay Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed ee SONNA, isaga oo ka hadlay xiriirka taariikhiga ah ee labada dal, goโ€™aanka Golaha Ammaanka ee qaadista cunaqabateynta hubka, iyo taageerada Shiinaha ee hindisayaasha looga golleeyahay soo celinta nabadda, xasilloonida gobolka.

Safiirka ayaa ugu horreyn ka hadlay xiriirka soo jireenka ah ee ka dhaxeeya Shiinaha iyo Soomaaliya, kaasoo soo taxnaa muddo kun sano ah.

Tan iyo markii ay Dowladda Soomaaliya ay xornimadu qaateen 1960-kii, labada dal waxay sameeyeen xiriir diblomaasiyadeed oo bilow u ahaa iskaashi u dhaxeeya labada dhinac oo ku aadan dadaallada horumarineed.

“Intii lagu guda jiray waxa loogu yeero “30-kii sano ee dahabiga ahaa” Shiinuhu wuxuu gacan ka geystay dhismaha 89-mashruuc oo waaweyn oo uu Soomaaliya ka hirgeliyay, oo ay ka mid yihiin Tiyaatarka Qaranka, Garoomada Ciyaaraha, Isbitaalka Banaadir iyo Waddada Laamiga ah ee isku xirta Koonfurta iyo Waqooyiga dalka.” ayuu yiri Danjiraha.

Safiirka ayaa intaa ku daray: โ€œShiinuhu wuxuu sii waday inuu garab istaago Soomaaliya, isagoo ka taageeraya wax ka qabashada musiibooyinka dabiiciga ah, baahiyaha bini’aadantinimo, amniga, iyo horumarka guud.โ€

Danjiraha ayaa sidoo kale ugu hambaliyeeyay dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed goโ€™aankii Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ee cunaqabteynta hubka looga saaray dalka, isagoo ku tilmaamay guul muhiim ah.

Danjire Fei Shengchao ayaa qiray dadaalka ballaaran ee ay DF u gashay sidii loo gaari lahaa guushan, wuxuuna hoosta ka xariiqay muhiimadda guushan ay u leedahay wadajirka Afrika.

Safiirka ayaa ku celceliyay in Shiinuhu uu si hagar laโ€™aan ah u garab taagan yahay dadaallada lagu raadinayo nabadda, xasilloonida, iyo horumarka qaaradda, wuxuuna gaba gabadi u ballan qaaday dowladda Soomaaliya taageero buuxda.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Taliyaha ciidanka dhulka oo ka qaybgalaya bandhigga Teknolojiyadda Militariga ee Istanbul

Istanbul (SONNA): Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka Sarreeye Sahal Cabdullaahi Cumar iyo saraakiil kale…

July 23, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Agaasimaha wakaaladda wararka Qaranka oo kulan la qaatay Agaasimaha guud ee Midowga wakaaladaha wararka ee dalalka iskaashiga Islaamka

Muqdisho-(SONNA)-Agaasimaha waakaaladda wararka Qaranka Soomaaliyeed ee SONN Mudane Ismaaciil Mukhtaar Cumar (Orango) ayaa maanta oo talaado ah kulan la qaatay…

GudahaWararka
February 1, 2022

Duqa Muqdisho oo la kulmay Lionel Laurens

Muqdisho,(SONNA):- Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Maddaale) ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku…

GudahaWararka
July 20, 2023

Wasiirka Maaliyadda XFS oo Dooxa kula kulmay Dhiggiisa Qatar

Dooxa,(SONNA):- Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Iimaan Cige oo ku sugan dalka Qatar ayaa kulan gaar ah…

GudahaWararka
September 7, 2023

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare oo magacabay xubnihii laga sugayey ee Guddiyada Doorashooyinka Kuraasta Somaliland

Muqdisho (SONNA)-Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ย Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ย u gudbiyey…

GudahaWararka
June 2, 2021

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023