Muqdisho(SONNAMadaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo uu Wehliyo Wasiirka Caafimaadka Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Maxamed Cusmaan Jiidow ayaa si wadajir ah Xariga uga jaray Xarunta Dhexe Sheybaarka Guud ee Koonfur Galbeed.
Xildhibaano ka tirsan Labadda Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya, Wasiiro ka tirsan Dowladda Koonfur Galbeed, Bahda Caafimaadka iyo Marti Sharaf kale ayaa Goobjoog ahaa Xarag-jarka Xarunta Dhexe ee Sheybaarka Koonfur Galbeed.