Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka tamarta iyo khayraadka biyaha oo gaaray Dhuusamareeb
    January 30, 2026
    Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay xuska sanadguuradii 12 aad ee aasaaska cisbitaalkaasi
    January 30, 2026
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London
    January 30, 2026
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
    wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo shir kaga qayb galay dalka Talyaaniga
    January 30, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya oo kulamo la yeeshay safiirrada Kuwait iyo Jaamacadda Carabta ee dalka Kenya
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya oo kulamo la yeeshay safiirrada Kuwait iyo Jaamacadda Carabta ee dalka Kenya
GudahaWararka

Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya oo kulamo la yeeshay safiirrada Kuwait iyo Jaamacadda Carabta ee dalka Kenya

By Bile
Last updated: December 17, 2023
2 Min Read
Share

Naroibi-(SONNA)-Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka kenya Danjire Jabril Ibraahim Cabdulle ayaa ugu horreyn la kulmay safiirka dowladda Kuwait ee Kenya ahna Madaxa safiirrada Carabta eeย  Kenya.

Labada danjire ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed ee labada dal, iyagoo isla soo qaaday in laga wada shaqeeyo iskaashiga dhinacyada ganacsiga, maalgashiga, dhoofinta xoolaha maadaama uu dalkeenamu hodan ku yahay Xoolaha iyoย  dib u dhiska kaabayaasha dhaqaalaha.

Safiirka Dowladda Kuwait ee Kenya ayaa dhankiisa aad u soo dhaweeyay arintaas waxa uuna sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay booqadashada Danjiraha Safaaradda Soomaaliya ee Kenya,ย  isagoo intaa raaciyay in Danjire Jabriil uu yahay safiirkii ugu horeeyay ay kulan wada qaataan.

Dhinaca kaleย  Danjire Jabriil ayaa la kulmay Safiirka Jaamacadda Carabta ee Dalkaan Kenya, waxa labadooduba ay ka wada hadleen sidii xariirka Jaamacadda Carabta iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya loo xoojin lahaa, waxa uu safiirka Jaamacadda Carabta u hambalyeey Madaxda iyoย  Dhammaan Ummadda Soomaliyeed guulihii ugu dambeeyay ay gaareen kuwaas oo ay ka mid yihiin ku biiristii Urur Gobolleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Baariga Afrika,ย  Cunababateebta Hubka ee laga qaaday Soomaaliya iyo sidoo kale in Soomaaliya laga cafiyay deymihii lagu lahaa.

Safiirka Dowladda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Kenya Mudane Danjire Jabriil Ibraahim Cabdulle ayaa bilaabay shaqooyinkiisii caadiga ahaa ee xiriirada gaarka ah gaar ahaan Safaaraddaha Wadamada Adduunka ee fadhigoodu yahay Dalkaan Kenya, asaga oo ka duulaya kor-u qaadista xiriirka Soomaaliya kala dhaxeeyo Caalamka iyoย  xoojinta xoojiyo xiriirka diblomaasiyadeed ee Soomaaliya kala dhexeyaa dalalka Caalamka.

TAGGED:Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya oo kulamo la yeeshay safiirrada Kuwait iyo Jaamacadda Carabta ee dalka Kenya
Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka tamarta iyo khayraadka biyaha oo gaaray Dhuusamareeb

Muqdisho(SONNA):-Wafti heersare ah oo uu hoggaaminayo Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha XFS, Md. Cabdillahi Bidhan…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo daah-furayMadasha Baniโ€™aadannimada Soomaaliya

Dhuusamareeb (SONNA): Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Cali Daahir Ciid ayaa soo xiray shirka Madasha Baniโ€™aadannimada Soomaaliya (CHF)…

GudahaWararka
December 9, 2024

Soomaaliya oo ku gacan seyrtay warbixinta guddigii xaqiiqa raadinta ee IGAD

Muqdisho-(SONNA)- Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa mid xaqiiqada ka fog ku tilmaantay warbixin uu soo saaray guddigii xaqiiqo raadinta ee dhawaan…

WararkaWargayska
January 27, 2021

Wasiirka Hawlaha Guud oo kulan laqaatay ku-simaha Maareeyaha Wakaaladda Dhismaha Qaranka โ€œSAWIRROโ€

Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, dib-u-dhiska iyo ย Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Maxamed Aadan Macalin (Somali) ayaa maanta kulan lagu dar-dar…

GudahaWararka
November 18, 2021

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

1- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka Jabuuti ugu qeyb galay Shir Madaxaxeedkii 14-aad ee Urur…

GudahaWararka
June 14, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023