Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
    July 25, 2025
    Taliyaha Ciidanka Badda oo ka qayb galay Bandhigga Carwada hubka ee lagu qabtay Istanbul
    July 25, 2025
    Ciidanka Xoogga oo fashiliyey weerar khawaarijtu ku soo qaaday deegaanada Sabiid iyo Caanoole
    July 25, 2025
    Wasaaradda Amniga XFS oo cambaaraysay daadinta Dhiigga Dadka Soomaaliyeed ee uu sii wado Eedaysane Axmed Madoobe
    July 25, 2025
    Dood ku saabsan doorashada qof iyo codka ah oo lagu qabtay Muqdisho.
    July 25, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Kanada oo sheegtay in Israel ay ku xad gudubtay sharciga bini’aadanimada
    July 25, 2025
    Turkiga oo sheegay in Israel ay wiiqayso dadaallada dib u dhiska ee Suuriya
    July 18, 2025
    Hay’adda Qaxootiga Dunida oo walaac ka muujisay joojinta Giriigga ee codsiyada magangalyo doonka
    July 11, 2025
    Baadigoobka dad lagu la’yahay daadadkii Texas oo weli socda
    July 6, 2025
    Donald Trump oo riixaya xabbad-joojin cusub oo laga hirgaliyo Gaza
    July 4, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Soomaaliya iyo mar kale Kaduudiye (WARBIXIN)
    July 25, 2025
    Ficilada Cimilada Soomaaliya: Khataraha, Digniinaha hore iyo Xalka
    July 24, 2025
    Isbadallada dowladdu ka samaysay ilaalinta Qaranimada iyo xasilinta dalka (Faallo)
    July 23, 2025
    Horumarka laga gaaray dagaalada ka dhanka ah Kooxaha Khwaarjta
    July 21, 2025
    Madaxweyne Dr. Xasan Sheikh oo booqday Xarunta Tiknoolajiyadda Bayraktar (WARBIXIN)
    July 18, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Raโ€™iisul wasaare Xamse oo furay kulan ciyaareedka xidigaha halyeeyada Soomaaliya iyo Afrika.
    May 27, 2025
    Wasiirka duulista hawada oo qaabilay wafdi ka socda Qaramada Midoobay
    May 27, 2025
    Muqdisho ooย berri martigelineysa ciyaaryahanno caalami ah
    May 26, 2025
    Muqdisho oo isu diyaarinaysa soo dhoweynta wafdi sare oo ka socda FIFA iyo CAF
    May 20, 2025
    Degmada Heliwaa oo 14 dhibcood kaga badisay degmada Laascaanood
    March 1, 2025
Reading: Wasiirka Caafimaadka XFS oo Baxreyn kaga qeybgalay kulan weynaha wadamada carabta iyo Jarmalka
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasiirka Caafimaadka XFS oo Baxreyn kaga qeybgalay kulan weynaha wadamada carabta iyo Jarmalka
Gudaha

Wasiirka Caafimaadka XFS oo Baxreyn kaga qeybgalay kulan weynaha wadamada carabta iyo Jarmalka

By Kulane
Last updated: December 8, 2023
2 Min Read
Share

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadan ayaa magaalada Manama ee caasimada Boqortooyada Baxreyn kaga qeyb galay kulan weynaha shan iyo tobanaad (15) ee u dhaxeeya wadamada carabta iyo Jarmalka kaasoo looga arinsanayo arrimaha Caafimaadka.

Kulanka oo ay kasoo qeyb galeen Wasiirada Caafimaadka wadamada Carabta iyo Jarmalka ayaa waxaa furay madaxa Golaha Sare ee Caafimaadka Boqortooyada Baxreyn Sheekh Mohamed Bin Abdullah Al-khalifah iyo wasiir ku xigeenka Caafimaadka wadanka Jarmalka prof Edgar Franke, shirka ayaa looga arrinsaday maalgashiga Caafimaadka, soo saarista dawo tayo sare leh, iyo hababka ugu haboon ee tiknoolojiyada loogu adeegsado adeeg bixinta Caafimaad.

Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya Dr Caliย  aaji Aadan ย oo shirka kadib kulan gaar ah la qaatay Wasiir ku xigeenka Caafimaadka wadanka Jarmalka prof Edgar Franke ayaa waxa uu uga mahadceliyay taageerada Caafimaad ee ay u fidiyaan shacabka Soomaaliyeed, waxa uuna ka codsaday in ay maalgashi ku sameeyaan Sector-ka Caafimaadka dalkeena iyo in ay ka taageeraan xoojinta nidaamka Caafimaad iyo helida qalab Caafimaad oo casri ah.Wasiirka ayaa sidoo kale ka codsay madaxda Caafimaad ee wadanka Jarmalka in ay aqoon kororsi u sameeyaan injineerada ku taqasusay cilad bixinta qalabka Caafimaad si loo yareeyo ciladaha soo noqnoqda ee fadhiisiya qalabka Caafimaad, dhankiisa prof Edgar Franke Wasiir ku xigeenka Jarmalka ayaa soo dhaweeyey codsiga Wasiirka waxa uuna ballan qaadey in Dowladdiisa xoojin doonto garab istaaga horumarinta Caafimaadka Soomaaliya islamarkaana ay fulin doonaan nuxurka wadahadalka.

Gabagabadii ayaa mas’uuliyiinta waxa ay ka qeyb galeen furitaanka bandhiga Caafimaadka ee Manama kaasoo lagu soo bandhigay dawooyin iyo qalabka Caafimaad oo ku shaqeeya tiknoolojiyadda casriga ah islamarkaana ka turjumaya horumarada isdaba jooga ah ee laga gaarayo Caafimaadka.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

Muqdisho(SONNA):-Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya. 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo magaalada Muqdisho mar…

July 25, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

IMF oo dhameysay Dib-u-eegistii deyn-bixinta ee Soomaaliya (WARBIXIN)

Heyโ€™adda Lacagta Adduunka ayaa soo saartay warbixin ku aadan deyn bixinta Soomaaliya, waxayna u qorneyd sidan:- -Guddiga Sare ee IMF…

GudahaMaqaallada
June 1, 2024

R/Wasaare Ku-Xigeenka Ethiopia Demeke Mekonnen oo is casilay.

R/Wasaare Ku-Xigeenka Dalka Ethiopia Demeke Mekonnen oo sidoo kale ahaa Wasiirkii Arrimaha Dibedda ee dalkaasi ayaa lagu waramay in uu…

Gudaha
January 26, 2024

Raโ€™iisul wasaare ku xigeenka XFS oo xilalka u kala wareejiyay Hanti dhowrka Qaranka

Muqdisho (SONNA) Raโ€™iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa xilka u kala wareejiyey Hanti Dhowraha…

GudahaWararka
February 19, 2023

Dowladda Soomaaliya iyo QM oo ka wada hadlay Soo gabo gabaynta Hawlaha Xafiiska UNSOM

Muqdisho(SONNA):-Dowladda Soomaaliya ayaa wadahadal la billowday Ergada Siyaasadda ee Howlgalka Qarammada Midoobay ee Soomaaliya UNSOM, kaas oo ay ujeeddadiisu tahay…

GudahaWararka
June 23, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023