Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Ra’iisal Wasaare Ku-xigeenka dalka oo ka qaybgalay xuska maalinta Qaranimada Talyaaniga
    June 2, 2026
    Hay’adda SoDMA iyo Qaramada Midoobay oo ka wada shaqaynaya xoojinta hawlaha samafalka
    June 2, 2026
    Agaasimaha Guud ee Xarunta Qaran ee Tubsan oo shir kaga qaybgalaya Switzerland
    June 2, 2026
    Ra’iisul wasaare Xamse oo magacaabay guddiga sare ee Sanduuqa Qaran ee maareynta khataraha
    June 2, 2026
    Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka wadahadlay xoojinta iskaashiga iyo taageerada Hay’adaha Amniga Soomaaliya
    June 2, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Shir looga hadlayay xoojinta amniga oo ka qabsoomay Baydhabo
    May 30, 2026
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala
    May 31, 2026
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Soomaaliya oo si buuxda uga kamid noqotay xubinimada Urur Gobaleedka dhaqaalaha Bulshada Bariga Afrika
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Soomaaliya oo si buuxda uga kamid noqotay xubinimada Urur Gobaleedka dhaqaalaha Bulshada Bariga Afrika
GudahaWararka

Soomaaliya oo si buuxda uga kamid noqotay xubinimada Urur Gobaleedka dhaqaalaha Bulshada Bariga Afrika

By SB
Last updated: November 24, 2023
2 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA):-Soomaaliya waxaa si buuxda uga kamid noqotay xubinimada Urur Gobaleedka dhaqaalaha Bulshada Bariga Afrika,kadib codeyn loo qaaday.

Dowladda Soomaaliya ayaa daddaal xoogan ku bixisay sidii ay qeyb uga noqon lahayd EAC isla markaana ay uga faa’iideysato xoojinta baayac-mushtarka dalka, si ganacsatada Soomaaliyeed ay uga shaqeystaan dalalka xubnaha ka ah daladdan.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi culus oo ka socda dowladda Soomaaliya ayaa ku sugan magaalada Caruusha ee caasimada dalka Tansaaniya halkaasi oo lagu go’aamiyay ka mid noqoshada Soomaaliya ee Ururkaan.

Hadaba Soomaaliya oo qeyb ka noqotay East Afrika Community, EAC maxaa faa’iido ah ugu jira?

Dad badan ayaa aaminsan in ku biirista Soomaaliya ee Daladda Bulshada Bariga Afrika, aysan wax badan ka faa’iideyn balse xaqiiqada ayaa ah in ay faa’iido weyn ku qabaan dadka gaar ahaan Ganacsatada Soomaaliyeed ka mid noqoshada EAC.

1- FURSAD GANACSI IYO SUUQ WEYN OO AY KA FAA’IIDESTAAN DADKA SOOMAALIYEED.

2- ISU SOCODKA BULSHADA KU MIDEYSAN EAC, IYAGOO AAN U BAAHNEYN DAL KU GAL. IYO HELITAANKA BAASSABOORKA BULSHADA BARIGA AFRIKA.

3- GANACSATADA SOOMAALIYEED OO SHARCI BUUXA U HELAYA GANACSIGA IYO HANTIDA KA JIRTA DALALKAASI, DADKEENUNA UGU GANACSADAAN WALWAL LA’AAN.

4- SOOMAALIYA WAXA AY HELI DOONTAA FURSADO AY BADEECADDA UGU IIB-GEEYAAN DALALKAAS, OO AAN CANSHUUR KALE LAGA RABIN.

5- XAQUUQ GANACSI IYO MID BULSHO OO HEER GOBOL AH.

6- GANACSATADA SOOMAALIYEED, OO IYAGU ISAGA KALA GOOSHI DOONA DALALKA EE QEYBTA KA AH URURKA WADAMADA BARIGA AFRICA, BILAA SHARUUD.

7- KOBACA DHAQAALAHA OO AY SOOMAALIYA KA HELEYSO SUUQA WEYN EE EAC.

8- ISKAASHIGA KHUSEEYA SIYAASADDA, AMMAANKA, DIFAACA, DHAQAALAHA, DHAQANKA, TIKNOOLAJIYADDA IYO SHARCIGA.

 

Madaxweynaha JFS Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii uu yimi Xafiiska waxa uu dadaal xoogan galiyay sidii ay Soomaaliya wax ula qeybsna la heyd Dalalka Darsika la ah Soomaaliya iyo kuwa ay kuwada midaysan yihiin Uururda kala Ah IGD,Midawga Afrika,Jaamacada Carabta iyo kuwa kale.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Ra’iisal Wasaare Ku-xigeenka dalka oo ka qaybgalay xuska maalinta Qaranimada Talyaaniga

Muqdisho (SONNA): Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta ka…

June 2, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasiirka cadaaladda Uganda uga qayb galay shirka ururka la talinta sharciga Afrika iyo Aasiya ee (AALCO)

Kampala (SONNA): Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macallin Maxamuud, ayaa maanta ka qeyb galay furitaanka…

GudahaWararka
September 8, 2025

Ciidanka Xoogga oo la wareegay deegaano ka tirssn Shabeellaha Hoose

Shabeellaha Hoose(SONNA):-Ururka 192-aad ee Guutada 19-aad ee Komandooska Gorgor ayaa maanta si buuxda ula wareegay deegaanada kala ah Macalinka, Baladul…

GudahaWararka
August 27, 2025

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo gaaray Dhuusamareeb

Dhuusamareeb-(SONNA)-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb. Wafdiga uu hoggaaminayo Taliyaha Ciidanka XDS ayaa…

GudahaWararka
May 14, 2026

Baarlamaanka Carabta oo canbaareeyay qaraxii ay khawaarijtu la beegsatay masjidka Daaru Nicma

Qaahira-(SONNA)-Baarlamaanka Jaamacadda Carabta ayaa cambaareeyay qaraxii ay Malleeshiyada Argagixisada ee Al-Shabaab la beegsadeen Masjid ku yaalla deegaanka Daaru Nicma ee…

GudahaWararka
July 5, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023