Muqdisho-(SONNA)0-Wasiirka wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Ahmed Moallim Fiqi ayaa maanta xafiiskiisa kulan gaar ah kula qaatay madaxa howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya Amb. Maxamed El-Amine Souef.
Wasiira Axmed Macalin Fiqi ayaa kala hadlay Amb. Maxamed El-Amine Souef howlgaladda socda ee dalka looga saarayo Khawaarijta, xaaladaha baniiโaadnimo ee ka dhashay El Niรฑo, Xasillinta, Dib u heshiisiinta iyo arrimo kale.