Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Taliyaha ciidanka dhulka oo ka qaybgalaya bandhigga Teknolojiyadda Militariga ee Istanbul
    July 23, 2025
    Isbadallada dowladdu ka samaysay ilaalinta Qaranimada iyo xasilinta dalka (Faallo)
    July 23, 2025
    Duqa muqdisho oo qaabbilay kusimaha Safiirka Libiya u fadhiya Soomaliya
    July 23, 2025
    Madaxweynaha Hirshabeelle oo qaabbilay wafdi ka socda Unicef
    July 23, 2025
    Soomaaliya iyo Sacuudiga oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka maalgashi ee u dhexeeya labada dowladood
    July 23, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Turkiga oo sheegay in Israel ay wiiqayso dadaallada dib u dhiska ee Suuriya
    July 18, 2025
    Hay’adda Qaxootiga Dunida oo walaac ka muujisay joojinta Giriigga ee codsiyada magangalyo doonka
    July 11, 2025
    Baadigoobka dad lagu la’yahay daadadkii Texas oo weli socda
    July 6, 2025
    Donald Trump oo riixaya xabbad-joojin cusub oo laga hirgaliyo Gaza
    July 4, 2025
    Turkiga oo qorsheynaya in la ballaariyo nidaamka hubka difaaca ee dallkiisa
    June 27, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Isbadallada dowladdu ka samaysay ilaalinta Qaranimada iyo xasilinta dalka (Faallo)
    July 23, 2025
    Horumarka laga gaaray dagaalada ka dhanka ah Kooxaha Khwaarjta
    July 21, 2025
    Madaxweyne Dr. Xasan Sheikh oo booqday Xarunta Tiknoolajiyadda Bayraktar (WARBIXIN)
    July 18, 2025
    Cabdulqaadir Ikrama oo Madaxiisa saran tahay $5 Milyan
    July 14, 2025
    Sidee buu iskaashiga BRICS u qaabeynayaa Mustaqbalka Afrika? (WARBIXIN)
    July 12, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Raโ€™iisul wasaare Xamse oo furay kulan ciyaareedka xidigaha halyeeyada Soomaaliya iyo Afrika.
    May 27, 2025
    Wasiirka duulista hawada oo qaabilay wafdi ka socda Qaramada Midoobay
    May 27, 2025
    Muqdisho ooย berri martigelineysa ciyaaryahanno caalami ah
    May 26, 2025
    Muqdisho oo isu diyaarinaysa soo dhoweynta wafdi sare oo ka socda FIFA iyo CAF
    May 20, 2025
    Degmada Heliwaa oo 14 dhibcood kaga badisay degmada Laascaanood
    March 1, 2025
Reading: Guddoonka labada Gole ee Barlamaanka FS oo kulan yeeshay ayaa ka arrinsaday waqtiga uu furmayo kalfadhigga 4-aad ee BJFS
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Guddoonka labada Gole ee Barlamaanka FS oo kulan yeeshay ayaa ka arrinsaday waqtiga uu furmayo kalfadhigga 4-aad ee BJFS
GudahaWararka

Guddoonka labada Gole ee Barlamaanka FS oo kulan yeeshay ayaa ka arrinsaday waqtiga uu furmayo kalfadhigga 4-aad ee BJFS

By Bile
Last updated: November 11, 2023
1 Min Read
Share

Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay wehliyaan labadiisa ku xigeen ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay Guddoomiyaha Aqalka sare Mudane Cabdi Xaashi Cabdullahi iyoย  ku xigeenkiisa koowaad Cali Shacbaan Ibraahim.

Kulanka guddoonka labada gole ee Baarlamaanka 11-aad ee JFS ayaa looga hadlay furitaanka kalfadhiga 4-aad ee Baarlamaanka labadiisa aqal, iyagoona iska xog-wareystay dardargelinta shaqada baaxada leh ee hortaala labada gole.

Guddoonnada labada gole ee Barlamaaka Soomaaliya ayaa kulankooda uga hadlay waqtiga rasmiga ee uu furmayo kalfadhiga 4-aad ee Baarlamaanka labadiisa aqal, Madaxda ayaa isla qaatay in waqtiga furi doono Kalfadhiga 4-aad ay jadwaleyn doonaan Guddiga Joogtada ee labada Gole.

TAGGED:Guddoonka labada Gole ee Barlamaanka Soomaaliya oo kulan yeeshay ayaa ka arrinsaday waqtiga uu furmayo kalfadhigga 4-aad ee BJFS
Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Taliyaha ciidanka dhulka oo ka qaybgalaya bandhigga Teknolojiyadda Militariga ee Istanbul

Istanbul (SONNA): Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka Sarreeye Sahal Cabdullaahi Cumar iyo saraakiil kale…

July 23, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Safiirka JFS ee dalka Cumaan oo arrimo muhiim ah kala hadlay Wasiir Dr. Maxamed Bin Saciid Al-Maamari

Muqdisho.(SONNA):- Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Boqortooyada Cumaan, Danjire Bashiir Xasan Xaaji ayaa maanta Xafiiskiisa ku booqday Wasiirka Awqaafta iyo…

GudahaWararka
January 26, 2025

Wasiirka Waxbarashada Galmudug oo ka qeb galay munaasabad ay ku qalin badalanayeen arday dhameysatay heerka 1aad ee Jaamacadda โ€œSAWIRROโ€

Muqdisho (SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Galmudug, xubno ka tirsan Maamulka Dhuusamareeb, waalidiin, macalimiin, aqoonyahanno masโ€™uuliyiin ka socotay bahda Waxbarashada iyo marti…

GudahaWararka
May 21, 2021

Wasiirada cusub ee Galmudug oo xilalka kala la wareegay wasiiradii hore

Qaar kamid ah Wasiirada Cusub ee Galmudug ayaa maanta bilaabay la wareegida Xilalka loo Magacaabay, iyadoo na ay ku wareejinayaa…

Wararka
May 21, 2020

Raโ€™iisul wasaare Xamse oo la kulmay Raโ€™iisul wasaare ku xigeenka dalka Ciraaq

Baqdaad (SONNA): Raโ€™iisul wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa la kulmay Raโ€™iisul Wasare ku-xigeenka ahna…

GudahaWararka
July 8, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023