Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Gaalkacyo oo ku ssoo baxday tartan cilmiyeedkii bisha Ramadaan
    March 4, 2026
    Agaasimaha guud Hay’adda Socdaalka oo Muqdisho ku qaabilay Ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya
    March 3, 2026
    Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo degmada Jalalaqsi ka daahfuray ololaha diiwaangelinta codbixiyeyaasha
    March 3, 2026
    Hodan oo u gudubtay wareegga 2-aad ee Tartan cilmiyeedka Ramadaan.
    March 3, 2026
    War-saxaafadeed:horjoogihii qorsheeyey weerarkii godka Jilacow oo la dilay
    March 2, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Masuuliyiin ka tirsan Degmada Hodan oo loo haysto ka mid ahaanshaha Khawaarijta ayaa la horgeeyey Maxkamadda Ciidamada
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Masuuliyiin ka tirsan Degmada Hodan oo loo haysto ka mid ahaanshaha Khawaarijta ayaa la horgeeyey Maxkamadda Ciidamada
GudahaWararka

Masuuliyiin ka tirsan Degmada Hodan oo loo haysto ka mid ahaanshaha Khawaarijta ayaa la horgeeyey Maxkamadda Ciidamada

By Abdulkadir
Last updated: November 5, 2023
1 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA):-Maxkamada ciidamada qalabka sida ayaa maanta billawday  dhageysiga dacwad Argagixisnimo oo loo heysto 11 kamid ah Mas’uuliyiintii Maamulka degmada Hodan ee Gobolka Banaadir.

11-ka Eedeysane ee maxakamadda la horgeeyey oo saddex kamid ah Haween yihiin ayaa dhammaantood kala ahaa Guddoomiye waxeedyo iyo guddoomiye lameedyo ka tirsan Maamulka degmada Hodan,waxana loo heystaa Eedda ah in ay ahaayeen Shabakad basaasnimo ah oo ka howlgali jiray degmooyinka Deyniile,Yaqshid Hodan iyo Howl-wadaag iyo Hilwaa oo iyagoo dowladda u shaqeyo hadana ka tirsanaa khawaarijta fulina jiray falal Argagaxisanimo sida dilalka iyo qaraxyada.

Xafiiska xeer ilaalinta ayaa Eedeysanasha ku soo Eeddeeyey in ay la shaqeynayeen khawaarijta iyadoo xafiisku mas’uuliyiinta maxakamdda ciidanka ka dalbaday in waxa xukunkoodu yahay la marsiiyo madaama ay qeyb ka ahayeen falal isugu jiray dilal iyo qaraxyo ka dhacay Muqdisho.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Gaalkacyo oo ku ssoo baxday tartan cilmiyeedkii bisha Ramadaan

Muqdisho (SONNA): Degmada Gaalkacyo oo ka tirsan Gobolka Mudugayaa u gudubtay wareegga labaad ee tartan cilimyeedka…

March 4, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Araday Soomaaliyeed oo ka qalin jebisay Jaamacadda Islamic Universty of Minnesota

USA-(SONNA)-In ka badan 50 Arday oo Soomaali ah, isla markaana baratay Culuumta Axaaddista ayaa ka qalin-jebisay Jaamacadda Islamic Universty of…

WararkaWargayska
September 1, 2020

MSF oo Hirshabeelle kala shaqeyneysa horumarinta adeegyada caafimaadka

Muqdisho.(SONNA):- Wasiirka caafimaadka dowlad goboleedka Hirshabeelle Dr. Maxamed Cabdiraxmaan Khaliif, wasiir dowlaha iyo agaasimaha guud ee wasaaradda ayaa magaalada Jowhar…

GudahaWararka
January 11, 2023

Ra’iisulwasaare Rooble oo ku wajahan dalka Jabuuti

Muqdisho-(SONNA)-Ra’iisulwasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane, Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu wadaa inuu maanta gaaro magaalada Jabuuti.…

GudahaWararka
December 14, 2021

Madaxda Dowladda iyo Gobolka Banaadir oo boogaadiyay ololaha is-diiwaangalinta ee ka socda Muqdisho

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Amniga ee Xukuumadda Federaalka, Maxamed Cali Xagaa iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa ka qeybgalay xaflad ka dhacday…

Gudaha
July 18, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023