Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka tamarta iyo khayraadka biyaha oo gaaray Dhuusamareeb
    January 30, 2026
    Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay xuska sanadguuradii 12 aad ee aasaaska cisbitaalkaasi
    January 30, 2026
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London
    January 30, 2026
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
    wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo shir kaga qayb galay dalka Talyaaniga
    January 30, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Wasiirka Awqaafta Iyo Arrimaha Diinta ee XFS oo sheegay in isbeddal uu ku yimid diyaargarowga xajka ee sanadka 1445-2024
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasiirka Awqaafta Iyo Arrimaha Diinta ee XFS oo sheegay in isbeddal uu ku yimid diyaargarowga xajka ee sanadka 1445-2024
GudahaWararka

Wasiirka Awqaafta Iyo Arrimaha Diinta ee XFS oo sheegay in isbeddal uu ku yimid diyaargarowga xajka ee sanadka 1445-2024

By Bile
Last updated: October 28, 2023
2 Min Read
Share

MUQDISHO-(SONNA)-Wasiirka wasaaradda Awqaafta Iyo Arrimaha Diinta ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Mukhtaar Roobow oo goordhow shir jiraaโ€™id ku qabtay xafiiskiisa ayaa uga hadlay diyaargarowga xajka sanadka 1445-2024.

Wasiirka Mukhtaar Roobow ayaa sheegay in dowladda Sacuudi Carabiya ay isbeddalka ku sameysay u diyaargaroow xajka ee sanadkan 1445-2024, taasi ay keentay in wasaaradda Awqaafta Iyo Arrimaha Diinta ay ku wargaliso Ummadda Soomaaliyeed isbedalka sanadkan lagu sameeyay diyaargorowga Xajka.

Wasiirka ayaa shirkiisa Saxaafadeed ku bayaamiyay isbedalka lagu sameeyay sanadkan Xajka, asaga oo sheegay in dowladda Sacuudi Carabiya ay ku wargalisay dowladaha oo dhan wax ka bedalka ku yimid diyaargaroowga, iyada oo laga soo horumariyay waqtii horrey loogu diyaar garoobi jiray.

โ€œDowladda Sacuudi Carabiya ayaa nala wadaagtay in bilawga sanadkan Hijriga uu bilaabanayo diyaargaroowga Xajka, dowlad walba waxaa lala wadaagay tirada xujeey loo qoondeeyay sanadkan inay u xajiyaanโ€ ayuu yiri wasiir Roobow.

Wasiirka wasaaradda Awqaafta Iyo Arrimaha Diinta XFS Mudane Sheekh Mukhtaar Roobow ayaa sheegay in wasaaradda Awqaafta Iyo Arrimaha Diintu ay bilaawday howlihii laga rabay, qaar kamid ahna haatan la qabtay, inta kalenna ay tahay in la dhammeeyo waqtiga loogu talagalay

Wasiirka Muykhtaar ayaa yiri โ€œ Isbeddalka la sameeyay ayaa taabanayaa dhowr meelood sida tirada xujay ee wadan walba loo asteeyay, in la soo gudbiyo shirkadaha ku guuleystay sanadkan inay qaadan xujeyda iyo dhammaan diyaarinta safarka Xujeyda iyo sharuudaha laga rabo, wasaaradduna hadda waxaa ay wada diyaargaroowgaasโ€.

Soomaaliya ayaa sanadkaan la siiyay 11, 500 oo xujey, wasiirka Mukhtaar Roobow ayaana sheegay inay codsadeen in tirada xujeyda loo badiyo, ayna sugayaan jawaab wanagsan. โ€œBixinta Visaha Xajka waxaa ay bilaabaneysaa 20-ka Bisha Shacbaan, waxeyna ku egtahay 20-ka Shawaal qofkii aan muddadaas qaadan ma Xajin doonoโ€˜โ€™. Ayuu yiri wasiir Sheekh Mukhtaar Roobow

TAGGED:Wasiirka Awqaafta Iyo Arrimaha Diinta ee XFS oo sheegay in isbeddal uu ku yimid diyaargarowga xajka ee sanadka 1445-2024
Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka tamarta iyo khayraadka biyaha oo gaaray Dhuusamareeb

Muqdisho(SONNA):-Wafti heersare ah oo uu hoggaaminayo Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha XFS, Md. Cabdillahi Bidhan…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Shirweynaha Xafiisyada Hantidhowrka Guud ee Labada Heer ee Jamhuuriyadda oo maalinkii labaad Soconayo

Muqdisho(SONNA)Shirweynaha Xafiisyada Hantidhowrka Guud ee Labada Heer ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maalinkii labaad soconaya oo ajanduhu yahay aqoon-isweydaarsi ku…

GudahaWararka
June 3, 2024

Xubin ka tirsanaa khawaarijta oo isu soo dhiibay Ciidanka xoogga dalka

Baydhabo-(SONNA)-Cali Ibraahim Cabdi oo magaciisa Afgarashada Kooxda Khawaarijta loo yaqaano (Cali Garabey ) ayaa isku soodhiibey Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed…

GudahaWararka
June 27, 2023

Ra’iisul wasaare Rooble oo la kulmay madaxda Galmudug, Koofur Galbeed iyo Hirshabeelle

SONNA (MUQDISHO)- Raโ€™iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa la kulmay madaxweyneyaasha Dowlad-goboleesyada Galmudug, Koofur Galbeed iyo Hirshabelle…

GudahaWararka
January 2, 2022

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xarigga ka jaray Warshad soo saarta Biraha Shubka

Muqdisho,(SONNA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka duulaya ahmiyadda ay leedahay xoojinta Wax-soosaarka dalkeenna ayaa xarigga…

GudahaWararka
November 8, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023