Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Xildhibaano ka tirsan golaha shacabka oo shirka kaga qayb galay Itoobiya
    December 19, 2025
    Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Qaahira kaga qeyb galay Shirka labaad ee Madasha Wax-wadaagga Ruushka iyo Afrika
    December 19, 2025
    Guddoomiye kuxigeenka arrimaha bulshadda iyo wacyigelinta gobolka Banaadir oo kormeeray ololaha nadaafada xeebta Liido
    December 19, 2025
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Ra’iisul wasaaraha Itoobiya
    December 19, 2025
    Wasiirada Kalluumaysiga iyo Dekedaha XFS oo kulan muhiim ah la yeeshay Masโ€™uuliyiin Turki ah
    December 19, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
    Qaramada Midoobay oo cambaareysay weerarkii Israel ee masjid ku yaalla Daanta Galbeed
    November 14, 2025
    Turkiye oo soo dhoweysay qaadidda cunaqabateyntii saarneyd maamulka Suuriya
    November 7, 2025
    Shacabka Magaalada New York oo doortay duqii ugu horeeyay oo muslim ah
    November 5, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Warbixin: Muhiimadda Weyn ee Hannaanka Dawladnimo ee Hanaqaaday
    December 9, 2025
    Taariikh nololeedkii: AUN Marxuum Cali Hagarey ( Warbixin)
    December 7, 2025
    Macallinka waa barbaariyaha iyo hagaha Bulshada
    November 22, 2025
    Bixinta Kaararka Doorashada Golaha Deegaanka oo Ka Bilaabatay Muqdisho
    November 16, 2025
    Soomaaliya iyo Aljeeriya oo xoojinaya xiriirkooda
    November 11, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Warbixinta toddobaadlaha ee dowladda federaalka Soomaaliya
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Warbixinta toddobaadlaha ee dowladda federaalka Soomaaliya
GudahaWararka

Warbixinta toddobaadlaha ee dowladda federaalka Soomaaliya

By Mohamud Abdi Diirshe
Last updated: October 18, 2023
5 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA): 1- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Muqdish kulan kula yeeshay Wasiirka Gaashaandhigga Kenya Mudane Aden Barre Duale oo ay ka wadahadleen iskaashiga labada dal.

2- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo shacabka Soomaaliyaad warbaahinta kala hadlayey ayaa ku baaqey in loo midoobo ciribtirka Khawaarijta Al Shabab, xilli la xusayo sannad guuradii 6aad ee ka soo wareegtay xasuuqi Khawaarijta Al Shabaab ay ka geysteen xaafadda Soobbe ee magaalada Muqdisho.

3- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo warqadihii aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee Sweden u fadhiyi doona Soomaaliya , Mudane Joachim Waern.

4- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa furay aqoon is weydaarsi ay ka qeyb galeen Golaha Wasiirada oo lagu lafa gurayey hirgelinta nidaamka dowladnimada casriga iyo hufnaanta maamulka.

5- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo dalka ku soo dhoweeyay qaar ka mid ah ciidamada Soomaaliya ee lagu soo tababarey dalka Eritrea, kulana dardaarmey inay gutaan waajibaadka ka saran dagaalka looga soo horjeedo Khawaarijta Al Shabab.

6- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo guddoomiyay shirka toddoobaadlaha ee Golaha Wasiirada, isla markaana ka warbixiyay horumarka laga sameeyay dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta iyo barnaamijyada kale ee siyaasadeed ee dalka horyaalla.

7- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Raโ€™iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa daah furay olole dhiig loogu shubayo Ciidamada Qalabka Sida ee dagaalka kula jira Khawaarijta Al-shabaab.

8- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlayey Masjidka Madaxtooyada ayaa amaanay doorka shacabka ee dagaalka Al Shabab, sharaxaadna ka bixiyay sida looga wada qeyb qaadanayo barnaamijka dib u habeynta siyaasadda dalka.

9- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarigga ka jarey laba waddo oo dib loo dayactiray oo ku yaalla magaalada Muqdisho.

10- Raโ€™iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo si rasmi ah u furay Xarunta Tubsan ee la dagaalanka fikirka xagjirka.

11- Raโ€™iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay oo khudbad ka jeediyay shirka jiheynta dowladnimada casriga ayaa ku adkeeyay Golaha Wasiirada xaqiijinta ahdaafta saldhigga u ah dowladnimada ee ay kow ka tahay isla xisaabtanka iyo daah furnaanta.

12- Raโ€™iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo kulan kula yeeshay Muqdisho Wasiirka Gaashaandhigga Kenya, Mudane Aden Barre Duale.

13- Raโ€™iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa ganacsatada Soomaaliyeed la yeeshay kulan ku aaddan doorka ay ku leeyihiin jiheynta dowladnimada casriga ah ee dalka.

14- Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa hambalyo ku aadden xuska Maalinta Calanka oo ku began 12-ka October u diray dhammaan Shacabka Soomaaliyeed.

15- Raโ€™iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa qaabilay Madaxa Barnaamijka Horumarinta Caalamiga ah ee Bill & Melinda Gates oundation Ahna Madaxa Guddiga La Socodka cudurka dabeysha, Dr Chris Elias.

16- Raโ€™iisul Wasaare Ku-Xigeenka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa sheegay in dowladda ay ka goโ€™an tahay xaqiijinta doorka haweenka ee matallaadda goleyaasha dowladda.

17- Raโ€™iisul Wasaare Ku-Xigeenka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa ka qayb galay kulan farsamo oo ku saabsanaa amniga, caddaaladda iyo dowladd wanaagga, kaas oo ku salaysan barnaamijka qaran ee xasilinta.

18- Raโ€™iisul Wasaare Ku-Xigeenka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac oo guddoomiyey shirka Tubta Hawlgelinta Wadajirka ah ee Soomaaliya iyo Midowga Yurub.

19- Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle oo bogaadiyay Ciidamada Qalabka Sida iyo ciidamada degaanka ee Khawaarijta ka saarey degaannada Ciid-Ciidka iyo Jimbiloow.

20- Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug oo kormeeray talisyada ciidanka dowladda ee koonfurta Mudug.

21- Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya iyo ciidamada degaanka ayaa hawlgal amni xaqiijin ka sameeyay deegaannada Ciid-ciidka iyo Cali-Fooldheere ee degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeellada Dhexe.

22- Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Mudane Yusuuf Xuseen Jimcale ka qeybgaley xus loo sameeyay shuhadadii ku naf waayey weerarkii 14 October.

23- Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Biixi Imaan Cige ayaa ka qeyb galay shirka Hayโ€™adda Lacagta Adduunka (IMF), Bankiga Adduunka iyo Wasiirada Maaliyadda dalalka Afrika, oo ka dhacay dalka Morocco.

24- Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Soomaaliya, Mudane Daud Aweis Jama oo ka tacsiyadeeyay geerida wariye Cabdifataax Macallim Nuur oo ku geeriyooday qarax ka dhacay Muqdisho.

25- Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka, Mudane Xasan Macalin oo khudbad ka jeediyey shirka Golaha Cadaaladda ee Ururka Jaamacadda Carabta oo ka dhacay magaalada Baghdad ee dalka Ciraaq.

26- Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ee Soomaaliya Mudane Jibril Cabdirashid Xaaji Cabdi ayaa dalka Turkiga kaga qeybgalay Shirka Madasha Ganacsiga ee Turkiga iyo Afrika.

27- Ciidanka Xoogga Dalka ayaa hawlgali milateri oo ka dhan ah Khawaarijta ka fuliyay degmooyinka Waajid, Rab-dhuure, Luuq Ganaane, iyo Yurkud.

==DHAMMAAD===

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Xildhibaano ka tirsan golaha shacabka oo shirka kaga qayb galay Itoobiya

Muqdisho(SONNA):- shirka Isbahaysiga Baarlamaanka Bariga Afrika ee Amniga Cuntada iyo Nafaqada oo maalmihii lasoo dhaafay…

December 19, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Ololaha wacyi-galinta bulshada Covid_19 oo maanta si rasmi ah uga furmay muqdisho

Muqdisho:(SONNA)-Wasiirka Warfaafinta ย dhaqanka iyo dalxiiska Xukumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdi xayir Maareeye Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha diinta…

Wararka
May 3, 2020

Afgembi ka dhacay dalka Myanmar iyo militariga oo xiray haweeneydii hoggaaminaysay

Wararka ka imaanaya dalka Myanmar ayaa sheegay in Inqilaab Millateri uu saaka ka dhacay dalkaasi Myanmar, ciidamada oo ka cabanaya…

GudahaWararka
February 1, 2021

Duqa Muqdisho oo la kulmay Guddiga Kumeel gaar ah ee doorashooyinka

Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kulan la qaatay Guddiga Kumeel gaar ah…

GudahaWararka
November 19, 2024

Ra’iisul wasaare Xamsa Cabdi Barre oo qaabilay wafdi ka socda hay’adda caafimaadka adduunka ee (WHO)

Muqdisho.(SONNA):- Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta qaabiley wafdi ay hoggaamineyso Agaasimaha Heyโ€™adda Caafimaadka Adduunka…

GudahaWararka
November 3, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023