Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Sarreeye Guuto Elio Manes oo si Rasmi ah u La Wareegay Taliska Howlgalka Tababarka Midowga Yurub ee Soomaaliya
    January 30, 2026
    Soomaaliya iyo Hindiya oo Xoojinaya Xiriirka Laba-Geesoodka ah
    January 30, 2026
    Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka tamarta iyo khayraadka biyaha oo gaaray Dhuusamareeb
    January 30, 2026
    Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay xuska sanadguuradii 12 aad ee aasaaska cisbitaalkaasi
    January 30, 2026
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London
    January 30, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Xeer ilaaliyaha Maxkamadda Ciidamada ee qeybta 21-aad oo kormeer wacyigalin ah ugu tagay ciidnaka ku sugan furimaha dagaalka
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Xeer ilaaliyaha Maxkamadda Ciidamada ee qeybta 21-aad oo kormeer wacyigalin ah ugu tagay ciidnaka ku sugan furimaha dagaalka
GudahaWararka

Xeer ilaaliyaha Maxkamadda Ciidamada ee qeybta 21-aad oo kormeer wacyigalin ah ugu tagay ciidnaka ku sugan furimaha dagaalka

By Abdulkadir
Last updated: October 15, 2023
1 Min Read
Share

Muqdisho(SONNNA);-Xeer ilaaliyaha Maxkamada Ciidamada qeybta 21 aad ee Xoogga Dalka G/ sare Cabdulaahi Maxamed muuse kayse oo ay wehliyaan Guddoomiyaha Maxkamadda Degmada Wisil,Shiikh Cabdulaahi Cali Xayle iyo masuuliyiin kale ayaa kormeer waacagalin ah ugu tagay Rugahaย  Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee sugan wisil

Ciidamadaan ayaa u diyaarsan Dagaalka Khawaarijta arxanka daran kaasoo looga saarayo degaanada ay kaga dhuumaleysanayaan koonfurta Gobolka Mudug.

Xeer ilaaliyaha Maxkamada Ciidamada qeybta 21- aad iyo masuuliyiintii kale ayaa wadajir ola dardaarmay Ciidamada Xoogga Dalka sigaara inay ilaaliyaan Hantida Qaranka ay garbaha ku sitaan sidoo kale u diyaar garoobaan Howlgalka

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Daraawiishta Galmudug iyo kuwa Deegaanka ayaa koonfurta Gobolka Mudug waxay ka wadaan Howgalo ka dhan ah khawaarijta arxanka daran ee AS

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Sarreeye Guuto Elio Manes oo si Rasmi ah u La Wareegay Taliska Howlgalka Tababarka Midowga Yurub ee Soomaaliya

MUQDISHO(SONNA):-Sarreeye Guuto Elio Manes ayaa maanta si rasmi ah u la wareegay xilka Taliyaha Howlgalka…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Mareykanka oo xabsiga dhigay Koox Daacish u qaabilsanayd madax-goynta

Muqdisho.(SONNA)-Mareykanka ayaa xabsiga dhigay ย labo xubnood oo sarsare oo ka tirsan kooxda Islaamiga ah ee Daacish, kuwaas oo ku can-baxay…

CaalamkaWararka
October 10, 2019

Guddoomiyaha SoDMA oo Turkiga iyo Bangiga Adduunka ugu mahad celiyay taageerada hayโ€™adda maaraynta musiibooyinka

Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka, Md. Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa shir guddoomiyey kulanka joogtada ah ee hayโ€™adda SoDMA kaas oo diiradda…

GudahaWararka
September 15, 2024

Golaha Wasiirada Puntland oo ansixiyay Miisaaniyadda Puntland ee sanadkan oo dhan โ€œSAWIRROโ€

Muqdisho (SONNA)-Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Shir-guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirada Puntland oo toddobaadkan lagu ansixiyay Miisaaniyadda Puntland ee…

GudahaWararka
November 4, 2021

Xulka Qaranka Soomaaliya oo ka badiyay dhigooda Burundi

Xulkeena Qaranka Soomaaliya ayaa 1-0 kaga adkaaday dhigooda dalka Burundi kulan ka tirsan tartanka Cecafa Senior Challange Cup. Cayaarta oo…

CiyaarahaWararka
December 13, 2019

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023