Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo xarriga ka jaray baarkin cusub oo uu yeelanayo garoonka diyaaradaha Aadan Cadde
    January 10, 2026
    Dowladda Hindiya oo si adag uga hor timid xadgudubka Israa’iil kula kacday midnimada Soomaaliya
    January 10, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal shacab ah salaadda jimcaha kula oogay masjidka Abuu Hureyra ee Suuqa Baraakaraha
    January 9, 2026
    Warbixinta Toddobaadlaha ee Waxqabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya
    January 9, 2026
    In ka badan 22 khawaarij ah oo lagu laayey Gobolka Bay
    January 9, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
    Qaramada Midoobay oo cambaareysay weerarkii Israel ee masjid ku yaalla Daanta Galbeed
    November 14, 2025
    Turkiye oo soo dhoweysay qaadidda cunaqabateyntii saarneyd maamulka Suuriya
    November 7, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
    Aqoonsiga qeybo ka mid ah dal waxa uu khatar gelinayaa nabadda iyo amniga Caalamka
    December 29, 2025
    Xuska Maalinta Ciidanka Boliiska ee 20-ka Disembar ย 
    December 20, 2025
    Warbixin: Muhiimadda Weyn ee Hannaanka Dawladnimo ee Hanaqaaday
    December 9, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Ra’iisul wasaraha XFS oo qaabilay madax ka soctay Heyโ€™adda Caalamiga ah ee taageera horumarinta caafimaadka
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Ra’iisul wasaraha XFS oo qaabilay madax ka soctay Heyโ€™adda Caalamiga ah ee taageera horumarinta caafimaadka
GudahaWararka

Ra’iisul wasaraha XFS oo qaabilay madax ka soctay Heyโ€™adda Caalamiga ah ee taageera horumarinta caafimaadka

By shiine Shiine
Last updated: October 13, 2023
1 Min Read
Share

Muqdisho,(SONNA):-Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa qaabilay Madaxa Barnaamijka Horumarinta Caalamiga ah ee Bill & melinda Gates Foundation Ahna madaxa guddiga la socodka cudurka badeysha Dr Chris Elias.

Ujeeadada Kulanka ayaa ku aadanayd booqasho diiraadda lagu saaraayay xoojinta Xiriirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Hayadda Caalimga ah ๐๐ข๐ฅ๐ฅ & ๐Œ๐ž๐ฅ๐ข๐ง๐๐š ๐†๐š๐ญ๐ž๐ฌ ๐…๐จ๐ฎ๐ง๐๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง oo taageero weyn ku bixisa Tallaslka Caruurta iyo Ciribtirka Cudurka dilaaga ah ee Dabeysha.

Kulankan qaabilaada ah Waxaa qayb ka ahaa Ku Simaha Wasiirka Caafimaadka ahna Wasiiru Dowllaha Wasaaradda Caafimaadka Dr Maryan Maxamd Xuseen iyo Wasiir Ku xigeenka Wasaardda Caafimaadka Dr Maamad Xasan Maxamad, waxaana goobjoog ka ahaa Madax kasocotay Hayโ€™addaha Caalamiga ah ee taageera hormarinta Caafimaadka ee WHO, UNICEF, UNFPA,

Booqashada Madaxweynaha Hay’adda ๐๐ข๐ฅ๐ฅ & ๐Œ๐ž๐ฅ๐ข๐ง๐๐š ๐†๐š๐ญ๐ž๐ฌ ๐…๐จ๐ฎ๐ง๐๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง Dr.Chris Elias ayaa ahayd maddii ugu horeysay ee uu soo booqdo dalka Soomaaliya oo hay’adda ๐๐ข๐ฅ๐ฅ & ๐Œ๐ž๐ฅ๐ข๐ง๐๐š ๐†๐š๐ญ๐ž๐ฌ ๐…๐จ๐ฎ๐ง๐๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง ay ka caawiyaan Soomaaliya ciribtirka cudurka dabeysha iyo horumarinta adeegyadda Caafimaadka dalka,booqashadan oo qorshaysnayd ayaa la rajeynaynaa inay waxweyn ku soo kordhin doontaa wadashaqeynta labada dhinac gaar ahaan kor u qaadi taageerada ay Heyโ€™adda ๐๐ข๐ฅ๐ฅ & ๐Œ๐ž๐ฅ๐ข๐ง๐๐š ๐†๐š๐ญ๐ž๐ฌ ๐…๐จ๐ฎ๐ง๐๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง ku bixiso ciribtirka cudurka dabeysh.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo xarriga ka jaray baarkin cusub oo uu yeelanayo garoonka diyaaradaha Aadan Cadde

Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho oo xarigga ka jaray baarkin cusub oo uu…

January 10, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Dowladda Soomaaliya oo dayactirtay Ceel-biyoodka deegaanka Daaru-nimca

Ruunnirgood (SONNA): Wasaaradda tamarta iyo khayraad biyaha dowladda FS oo kaashanaysa Hayโ€™adda UNICEF iyo shirkada Dalsan Construction ayaa dayactir balaaran…

GudahaWararka
August 6, 2024

Raโ€™iisul wasaare Rooble oo magacaabay guddi farsamo oo ka shaqeeya qaban-qaabada shirka golaha wada tashiga Qaran

Muqdisho-(SONNA)-Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddi farsamo oo ka kooban Xafiiska Madaxweynaha, Xafiiska Raโ€™iisul…

WararkaWargayska
February 14, 2021

Rugta ganacsiga Jubaland oo gudoomiye cusub yeelatay, ka dib doorasho Kismaayo ka dhacday

Kismaayo (SONNA)- Munaasabadda oo aheyd mid ย lagu dooranayay guddoomiyaha rugta ganacsiga iyo warshadaha Jubbaland ayaa waxaa soo qaban qaabiyay kana…

Wararka
October 7, 2020

Ciidamada Xoogga dalka oo howlgalo sifeyn ah ka wada deegaanada Caad iyo shabeeloow koonfurta Gobolka mudug

Muqdisho-(SONNA)-Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Guutada 18-aad ee Kumaandooska Gorgor ayaa howlgalo qorshayn ka fuliyay dhulka miyiga aa ee…

GudahaWararka
October 21, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023