Muqdisho (SONNA): Xafiiska Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka oo maxkamadda gobolka Banaadir u gudbiyay 6 sargaal ka tirsan waaxda Canshuuraha Barriga ee wasaaradda maaliyadda dowladda FS kuwaasi oo ku eedeysan musuq-maasuq, sameynta Documents been abuur iyo ku tagri Fal awoodda Xafiis dowladeed.
War saxaafadeed ka soo baxay xafiiska xeer ilaalinta ayaa arrintaasi lagu faahfaahiyey