Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay Wasiirka Qorsheynta Boqortooyada Eswatini
    June 1, 2026
    Guddoomiyaha Hay’adda SoDMa oo la kulmay wafdi ka socda Dowladda Sweden
    June 1, 2026
    Jadwalka Guud ee Doorahaada Guddoonka iyo Hoggaamiyaha KGS oo la shaaciyay
    June 1, 2026
    Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Daahfurtay Ereybixinta Amniga Saaybarka ee Af-Soomaaliga
    June 1, 2026
    Wasaaradda Tamarta oo qabatay Shirweynaha Ansixinta Qaranka ee Mashruuca Amniga Biyaha
    June 1, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Shir looga hadlayay xoojinta amniga oo ka qabsoomay Baydhabo
    May 30, 2026
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala
    May 31, 2026
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Madaxweyne Xasan Sheekh” Al-shabaab waa xaaqin, shacabkana waa dhulkii, xaaqinka ayaanna dhammaanaya”, ( Warbixin)
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Maqaallada > Madaxweyne Xasan Sheekh” Al-shabaab waa xaaqin, shacabkana waa dhulkii, xaaqinka ayaanna dhammaanaya”, ( Warbixin)
Maqaallada

Madaxweyne Xasan Sheekh” Al-shabaab waa xaaqin, shacabkana waa dhulkii, xaaqinka ayaanna dhammaanaya”, ( Warbixin)

By Dahir Aadan Cali
Last updated: August 28, 2023
2 Min Read
Share

Muqdisho,(SONNA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeedinayay munaasabadda xiritaanka shirka 7-aad ee golaha wadatashiga qaranka oo lagu soo gabo-gabeeyay magaalada Dhusamareeb ayaa sheegay in guulo waa weyn laga gaaray dagaalka Dalka looga xoreynayo Khawaarijta ee ka socda gobollada Dalka gaar ahaan howgallada hadda ka socda deegaannada Galmudug.

Madaxweynaha ayaa tilmaamay in dhul ballaaran laga xoreeyay Khawaarijta oo ay 15-sanno shacabka Soomaaliyeed ku dhibaateyn jireen, kuwaas oo hadda xor ah, neecowda Dowladnimana laga dareemayo, wuxuuna carabka ku adkeeyay in Shabaab ay yihiin xaaqin, shacabkana dhulka, xaaqinkana uu dhammaanayo.

” waxaan rabbaa inaan ummadda Soomaaliyeed u sheego, Shabaab, maxaa la dhihi jiray xaaqinka iyo dhulka, xaaqinkaa dhammaado, dhulka soo haro, shabaab waa xaaqinkaas, shacabkana waa dhulkii, shacaabkaaba soo harayo, waana muuqataa inuu soo haray, dhul aan 15-sanno iyo 16-sanno la soo dhaafay aan la marin oo aan nabad lagu marin òo laga leexan jiray ayaa hadda isbeddelay, markaan sii soconana waa isa sii beddeli doonaa”, ayuu yiri madaxweynaha JFS.

Sidoo kale, Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shacabka Soomaaliyeed la wadaagay in aysan jirin goob looga haraayo Khawaarijta oo dalka oo dhanka laga sifeynayo.

” Dadka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan meel shabaab lagu fiirsanaayo oo looga haraayo oo raali looga yahay in uu Shabaab cawo ku sii hoydo dhulkooda ma jirto, waa lagu soo socdaa waanna laga saarayaa, nimankaas dadka, Dalka iyo Diinta mid ay u tureen oo ay wax u reebeen wax u dhaqaaleeyeen midna ma jirto, waxayna iyagu lahayn annagaa iska leh, Diinta annagaa leh, Dalka annagaa leh, dadku waa dadkeyagii annaa leh, waa ia ceshaneynaa waxa aan leenahay iyaga waxa leeyihiinba ma lahan ee meesha ay aadayaan iyagaa garanaya,”.

Alle mahaddii, waxaa la arki doonnaa goor aan dheereyn, Soomaaliya oo xor ka ah Khawaarij iyo Khawaarij kal kaal. Dowladda Federaalka ayaa xoogga saareysa in ay adeegyada asaasiga ah gaarsiiso deegaannada laga xoreeyay Khawaarijta.

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay Wasiirka Qorsheynta Boqortooyada Eswatini

Muqdisho,(SONNA):- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaam…

June 1, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Madaxweynaha isagoo helaya digniino amni, misana kama baaqan in uu tago furimaha (WARBIXIN)

Madaxweynaha JFS, ahna Taliyaha guud ee Ciidamada qalabka sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kormeer ku tagay xerada ciidamada Guutada…

GudahaMaqaalladaWargayska
September 6, 2023

Wasiir Cadaala:”Waa ka xumahay in Dad Masuuliyiin ah ay Macaash siyaasadeed ka raadiyaan Khawaarijta” (WARBIXIN)

Waxaa wali socda hadal heynta ah Is-af garad ku sheegii ee Abiy Axmed iyo Muuse Biixi, taasi ayaana keentay inay…

GudahaMaqaallada
July 16, 2024

Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka (warbixin)

Soomaaliya iyo dalalka kale ee dunida ayaa maanta u dabbaaldegay xuska munaasabadda 8-dda Maarso oo ah maalin weyn oo xambaarsan dadaalkii…

GudahaMaqaallada
March 8, 2023

‘Odayga sidii looga dhaadhicin lahaa leyska rabaa’ (WARBIXIN)

Dhallinyarada Soomaaliyeed oo ah 75% bulshada waa cududda u ballaaran dalka, kuwaasi oo u horseeda horumar dhan walba leh, waxaase…

GudahaMaqaallada
August 7, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023