Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Qaabilaadihii dublumaasiyiinta iyo Difaaca Qaranka
    February 1, 2026
    Booliska Soomaaliya oo xiray dhalinyaro ku Eedeysan qalqal-gelin amni
    February 1, 2026
    Horjoogaal Khawaarijta ka tirsan oo lagu khaarijiyay howlgal laga fuliyay Gobolka Hiiraan
    January 31, 2026
    Howlgalka Seefta Aamusan oo Khawaarijta looga saaray deeegaano muhiim ah
    January 31, 2026
    Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo New Delhi kaga qeyb galay shir caalami ah
    January 31, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Agaasime Xayir “Qof kasta oo ka tirsan Wasaaradda waa in ay ka qeyb qaadato dagaalka Khawaarijta”
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Agaasime Xayir “Qof kasta oo ka tirsan Wasaaradda waa in ay ka qeyb qaadato dagaalka Khawaarijta”
GudahaWararka

Agaasime Xayir “Qof kasta oo ka tirsan Wasaaradda waa in ay ka qeyb qaadato dagaalka Khawaarijta”

By Abdulkadir
Last updated: August 27, 2023
2 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA):-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dakxiiska Soomaaliya mudane Cabdullaahi Xayir Ducaale ayaa sheegay in wasaaradda warfaafinta ay qeyb weyn ka qaadaneyso dagaalka lagu jiro khawaarijta.isagoo shaqaalaha kula dar-daaramay in ay sii xoojiyaan howsha ay u hayaan Qaranka oo ay ka mid tahy dagaalka lagula jiro khawaarijta

Agaasimaha Guud ee wasaaradda warfaafinta ayaa hadalkaan ka sheegay shir maanta la isugu yeeray guud ahaan shaqaalaha wasaaradda warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya,halkaa oo uu agaasimaha ugu sheegay sida ay muhiimka u tahay in khawaarijta lagula dagaalamo dhinaca warabaahinta iyo Sugaanta oo looga baahanyahy Hobollada Waabari nuuc kasta oo sugaan ah in ay khawaarijta kula dagaalamaan.

“qof kasta oo ka tirsan Wasaaradda Warfaafinta waa in uuย ka qeyb qaadato dagaalka iyo farrimaha lagula dagaallamayo Khawaarijta “ayuu yiri Agaasime Cabdullahi Xayir Ducaale

Sidoo kale agaasmiha ayaa faray in qof kasta oo ka shaqeeyo Wasaaradda Warfaafinta in looga baahan yahay in si maalin laโ€™ah bartiis uu ugu qoro erayo lidi ku ah khawaarijta oo ay kamid tahay lacagaha baada ah,iyo sida ay uga been sheegaan ย khawaarijtu Diinta Islaamka iyadoo aanan wax been ah lagu dareen.

Waxaa uu tilmaamay sidoo kale Agaasimaha Guud ee warfaafinta ย in waax walbaย  agaasimaheeda iyo shaqaalahaba lagula xisaabtami doono in maalin walba qof walba laga fiirin doono in Bartiisa Fecbooka uu ku qoray erayo kooban oo Bulshada loogu sheegayo ficilada guracan ee kooxda khawaarijta ah.

Agaasimaha Wakaaladda Waranka Qaranka Soomaaliyeed (SONNA) Ismaciil Mukhtaar Cumar (Oronjo), ayaa oo kamid ahaa masโ€™uuliyiinta goobta ka hadashayย  ayaa sheegay in shaqaalaha iyo guud ahaan maamulka wasaaradu ay diyaar u yihiin Dagaalka ka dhanka ah khawaarijta

“Dhammaanteen waxaan diyaar u nahay Jihaadka ka dhanka ah Khawaarijta ee dalka ka socda”sidaa waxa yiri Agaasimaha Wakaaladda SONNA

Dowladda soomaaliya oo kaashanaysa dadka deegaanka ayaa wada dagaal ka dhan ah khawaaijta iyadoo ay xusid mudan tahy in madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud mudda ku sugan yahay magaalada Dhuusamareeb si uu u dar-dargaliyo howlgallada guud ahaan dalka looga xoreynayo khawaarijta.

 

 

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Qaabilaadihii dublumaasiyiinta iyo Difaaca Qaranka

Muqdisho(SONNA):-Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa toddobaadkii lasoo dhaafay qaabilay…

February 1, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Madaxwaynaha Galmudug oo ka qeybgalay shir looga hadlayay dhawrista Deegaanka

Muqdisho..SONNA..Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ka daah furay shirweynaha ku saabsan arrimaha deegaanka gaar ahaan dhaqan…

GudahaWararka
August 18, 2021

Guddiga Qaran ee ka hortagga COVID-19 oo Agab loogu talagalay xakameynta Coronavirus ku wareejiyay Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed.

Muqdisho(SONNA)- Agabkaan maanta ay ku wareejiyeen Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ย guddiga qaran ee wacyigelinta ka hortagga xanuunka Covid-19 ayaa waxaa…

Wararka
May 13, 2020

Soomaaliya iyo Masar oo iska kaashanaya sidii wax looga qaban lahaa isbeddelka cimillada

Qaahira-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimillada XFS Marwo, Khadiijo Maxamed Makhsoumi oo howlo shaqo u joogta dalka Masar ayaaย  kulan…

GudahaWararka
May 9, 2023

Madaxweynaha Hirshabeelle oo kulan la qaatay Agaasimaha Hayโ€™adda USAID ee Soomaaliya

Muqdisho (SONNA)-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta kulan aalada fogaan aragga ee zoomka kula qaatay Agaasimaha…

Wararka
December 16, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023