Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Ururka Hidda Dhoor oo Bandhig Cajiib ah ka Sameeyay Maalinta Dhaqamada Jaaliyadaha oo lagu Qabtay Dalka Belgium
    May 29, 2026
    Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Dalka, Saalax Axmed Jaamac oo Maka kula kulmay Dhaxal Sugaha Boqortooyada Sacuudiga
    May 29, 2026
    Ra’iisul Wasaare Xamza: “Waxaa jira dowlado doonaya in ay dalkeenna kala gooyaan”
    May 29, 2026
    Hoggaamiye Jabriil oo guddoomiyay shir looga hadlayay amniga magaalada Baydhabo
    May 29, 2026
    Wasiirka Maaliyadda oo kulan la qaatay Madaxweynaha Bangiga Horumarinta Afrika
    May 28, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Ciidanka Xoogga dalka oo howlgal Qorshaysan ka fuliyey magaalada Buq-aqable ee Gobalka Hiiraan
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Ciidanka Xoogga dalka oo howlgal Qorshaysan ka fuliyey magaalada Buq-aqable ee Gobalka Hiiraan
GudahaWararka

Ciidanka Xoogga dalka oo howlgal Qorshaysan ka fuliyey magaalada Buq-aqable ee Gobalka Hiiraan

By shiine Shiine
Last updated: August 18, 2023
2 Min Read
Share

Buq-aqable,(SONNA):-Ciidanka Xoogga dalka oo howlgal Qorshaysan ka fuliyey magaalada Buq-aqable ee Gobalka Hiiraa ayaa halkaa ku dilay 18 xubnood oo ay ku jireen horjoogayaal.

Howlgalka waxaa lagu beegsaday saddex xaruumood oo Khawaarijtu ay lahaayeen,kuwaas oo dhammaantood la burbruriyay.

Goobta ugu horraysa ee ay ciidamada bartilmaameedsadeen ayaa waxay ahad garaashka gaadiidka la dhigo oo ay u yaalleen inka badan 20 Gaari oo ah kuwa dagaalka dhamaantoodna waa la burburiyay waxaana laga dhigay hawlgab.

Waxaa sidoo kale la burburiyay xaruuntii ay ka maamuli jireen magaalada iyadoo ay ku lagu dilay shan ka mid ah argagixisada oo mid u ah horjooge.

Howlgalka ugu danbeeyay waxaa lagu beegsaday Isbaaro ay ku sugnaayeen Koox Khawaarij ah oo ku taallay Banaanka magaalada,waxaana halkaas lagu laayay maleeshiyaad goobta ku sugnaa.

Inta la xaqiijyay howlgalka waxaa Khawaarijta uga geeryooday 18 Khawaarij oo labo ay horjoogayaal tahay, waxaa la burburiyay 20 Gaari oo ah kuwa dagaalka oo ay ku rakibnaayeen Qoryo culus waxaana la burburiyay labo Xafiis iyo goob Isbaaro u ahayd.

Howlgalkaan dhacay maanta oo jimco ah waxa uu ka mid yahay hawlgalo isdaba joog ah kuwaas oo barbar socda hawlgalka sifaynta ah, waxaana lagu beegsaday ilaa hadda inka badan Toban Degaan oo ah ku sugnaayeen Khawaarij, iyadoo lagu burburiyaya, Warshado Qaraxyada, Gaadiid, Saanad, Xafiisyo iyo isbaarooyin.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Ururka Hidda Dhoor oo Bandhig Cajiib ah ka Sameeyay Maalinta Dhaqamada Jaaliyadaha oo lagu Qabtay Dalka Belgium

Muqdisho-SONNA-Ururka Hidda Dhoor ayaa si weyn uga qeybgalay munaasabadda Maalinta Dhaqamada Jaaliyadaha ee lagu qabtay…

May 29, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasiirka Caafimaadka Galmudug oo Dhuusamareeb ku soo gabo gabeeyay shir muhiim ah “SAWIRRO”

Muqdisho (SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Galmudug Dr. Cabdiwali Cabdullaahi Jaamac ayaa maanta si rasmi ah usoo xiray shirka dib u eegista…

Wararka
December 31, 2020

Ciidanka Xoogga oo maanta  Khawaarijta ka saaray deegaanno kamid ah Sh/Dhexe

Ciidanka Xoogga Dalka ayaa saakay howlgal qorsheysan oo ay fuliyen maleeshiyadka Khawaarijta kaga saaray deegaanno hor leh oo ka tirsan…

Gudaha
February 12, 2026

Dowladda Soomaaliya oo dalka dib ugu soo celisay 174 Dhalinyaro Tahriibayaal ah

Muqdisho 23 Abriil 2026:– Wasiir Ku-xigeenka Wasaraadda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Mudane Xasan Maxamed Cali, ayaa maanta Garoonka…

GudahaWararka
April 23, 2026

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo shir guddoomiyay kulanka Guddiga joogtada ah

Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe),ayaa shir guddoomiyay kulanka Guddiga Joogtada oo…

GudahaWararka
February 20, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023