Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga diblomaasiyadeed iyo amniga gobolka
    April 1, 2026
    Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha
    April 1, 2026
    Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo daah-furay madasha isku-duwidda qaybta Beeraha
    April 1, 2026
    Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabis isweeydaarin ah ku sameeyay wasaaradaha xukuumadda Dan Qaran
    April 1, 2026
    Guddoomiye Aadan Madoobe oo shir guddoomiyey kulan ka dhacay Baydhabo
    April 1, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Bulshada deegaanka Dhinowda oo wajahaya dhibaatooyin ka dhashay isbeddelka cimilada
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Bulshada deegaanka Dhinowda oo wajahaya dhibaatooyin ka dhashay isbeddelka cimilada
GudahaWararka

Bulshada deegaanka Dhinowda oo wajahaya dhibaatooyin ka dhashay isbeddelka cimilada

By Dahir Aadan Cali
Last updated: August 12, 2023
3 Min Read
Share

Muqdisho,(SONNA):- Dhinowda waa magaalo dhacda bariga gobolka Mudug ee bartamaha Dalka, waanna deegaan hoostaga degmada Jariiban ee Dowlad gobolleedka Soomaaliyeed ee Puntland.

Dadka iyo duunyada ku nool deegaanka Dhinowda, waxaa saameyn xooggan ku yeeshay isbeddelka cimilada oo ah arrimaha ugu waa weyn ee sannadihii la soo dhaafay dunida la daalla dhaceysay.

Magaaladan oo kulaasha Badweynta Hindiya, waxaa dhammaan duugmay guryihii ku yaallay deegaanka, sidoo kale dadkii degnaa ayaa badi isaga barakacay magaalada.

Warbaahinta qaranka oo u kuurgashay xaaladda deegaanka si ay Bulshada Soomaaliyeed ugu soo bandhigtay ayaa xaal wareysatay dadka deegaanka, iyagoo ka warbixiyay dhibaatada magaalada ka jirta.

Cawil sheekh Nuur oo ka mid ah odayaasha dhaqanka magaalada Shinowda ee bariga gobolka Mudug ayaa ka waramay saameynta isbeddelka cimilada ku yeeshay deegaanka.

” Deegaanka waxaa ka dhacay labo waxyaabood abaar, abaarta markii ay dhacday waxay keentay geedihii in ay dhammaadaan dhulka boor ka kaco, waddooyinka in ay aasmaan, labadaas qeybood waxaa keentay abaarta, dad waxaa weeye aan meel aadi karin, dad waxaa weeye xooligii miyiga abaari ay ka qaadday, waxaan adduun weynaha u sheegayaa in dadkan Dhinowda maanta in ay xaalad adag haysato,”.

Isbeddelka cimilada ayaa saameyn aan wanaagsan ku yeeshay bulshada ku nool magaalada Dhinowda ee bariga gobolka gobolka Mudug ee bartamaha Dalka.

Cabdiqaadir oo ka mid ah Jaaliyadda deegaanka ayaa warbaahinta qaranka u sheegay in dadka iyo duunyada ku nool Dhinowda ay wajahayaan xaalad bini-aadanimo tii u darneyd.

” Hadda waxaan jooga qeyb ka mid ah magaalada oo la yiraahdo Diikooni, guryo badan sida Kaamirada ka arki doontaan baacad qariyay oo laga guuray oo baaba’ay baa meeshan kala kullanay, gediga kale ee barina waa laga soo barakacay oo bacaadka ayaa aad u saameeyay, dadka waxaad moodaa in ay dhinaca dhagaxa u baxeen, balse dhammaan guryihii deegaanka waa ay baaba’een,”.

Sidoo kale, Cabdiqaadir ayaa ugu baaqay hay’adaha maamulka iyo hay’adaha samafalka in ay gacan ka geystaan sidii dadka deegaanka oo xaalado adag wajahaya loogu gurman lahaa, islamarkaana loo gaarsiin lahaa adeegyada asaasiga ah ee ay u baahan yihiin sida caafimaad, waxbarasho iyo hooy ay ka galaan dhaxanta habeenka iyo cadceedda maalintii.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga diblomaasiyadeed iyo amniga gobolka

Muqdisho (SONNA): Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah mudane Xamsa…

April 1, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

‘Khawaarij Kaba ku Tukade Inta aan ka aqaano ayaa idinkaga filan’ (WARBIXIN)

Maxaa laga og yahay Khawaarij Yuusuf Sheekh Ciise Koba ku tukade? qormadaan waxaa ku eegeynaa Arxanlaawahii dilay xubna ka tirsan…

GudahaMaqaallada
April 23, 2025

Golaha Shacabka BJFS oo maanta Muqdisho ku yeelanaya kulan aan caadi aheyn

Muqdisho-(SONNA)-Xildhibaannada Golaha Shacabka BJFS ayaa maanta magaalada Muqdisho ku yeelanaya kulan aan caadi ahayn, kulankaas oo uu ka qayb geli…

GudahaWararka
July 24, 2024

Talyaaniga oo Soomaaliya ka caawinaya ka jawaabista xaaladaha degdegga ah

Rome (SONNA): Wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda dowladda FS mudane Abshir Cumar Jaamac (Haruuse) iyo Ra'iisal wasaare ku xigeenka Talyaaniga ahna…

GudahaWararka
July 26, 2023

Soomaaliya iyo Jarmalka oo kala saxiixday heshiis horumarineed

Muqdisho-(SONNA)-Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Federaalka Jarmalka ayaa Muqdisho ku kala saxiixday heshiis iskaashi horumarineed oo ka badan € 75…

GudahaWararka
October 29, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023