Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Madaxaweynaha JFS oo qaabilay duqa magaalada Baydhabo
    April 7, 2026
    Hoggaamiyaha KMG ee Koonfur Galbeed oo Baydhabo kulan kula qaatay masuuliyiin sare
    April 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo guddoomiyey shirka amniga Koofur Galbeed
    April 6, 2026
    Hantidhowrka guud oo Muqdisho ku qabtay kulan ku aadan fududeynta iyo dhowrista Dukumentiyada sharciga ah
    April 6, 2026
    Farshaxamiiste ka tirsan Wasaaradda Warfaafinta oo abaalmarin ku guuleystay
    April 6, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Soomaaliya oo diiwangalisay Markab ku howlgalaya Calanka Soomaaliya (WARBIXIN)
    April 5, 2026
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Safiirka JFS ee Dalka Shiinaha oo ka qeyb galay aqoon-isweydaarsiga dalalka soo koraya iyo sharciga caalamiga ah
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Safiirka JFS ee Dalka Shiinaha oo ka qeyb galay aqoon-isweydaarsiga dalalka soo koraya iyo sharciga caalamiga ah
GudahaWararka

Safiirka JFS ee Dalka Shiinaha oo ka qeyb galay aqoon-isweydaarsiga dalalka soo koraya iyo sharciga caalamiga ah

By Dahir Aadan Cali
Last updated: July 24, 2023
2 Min Read
Share

Beijing,(SONNA):- Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Shiinaha Danjire Cawaale Cali Kullane, ayaa magaalada Beijing kaga qeyb galay Aqoon-isweydaarsi ku saabsan ” Waddamada soo koraya  iyo sharciga caalamiga ah”.

Munaasabadan oo ay si wada jir ah u soo qaban-qaabiyeen Ururka Shuruucda Caalamiga ah ee Shiinaha, Akademiyada Sharciga Caalamiga ah ee Aasiya iyo Machadka Sharciga Caalamiga ah ee Jaamacadda Wuhan ayaa lagu xusay xafladda furitaanka kalfadhiga lixaad ee “Hay’adda Wada-tashiga Sharciga Caalamiga ah ee Shiinaha, Aasiya iyo Afrika ee Mashruuca Cilmi-isweydaarsiga Sharciga Caalamiga ah.”

Madasha daah-furka aqoon-isweydaarsigan ayaa waxaa isugu yimid mas’uuliyiin sar-sare oo ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Shiinaha, wakiilo ka socday hay’adda sharciga ee Aasiya iyo Afrika, khubarada sharciga caalamiga ah ee Shiinaha iyo dalal kale oo kala duwan.

Wada-hadallada ayaa diiradda lagu saaray mowduucyo muhiim ah oo la xiriira sharciga iyo nidaamka caalamiga ah, iyadoo si gaar ah loogu lafa-guray saameynta dalalka soo koraya ay ku leeyihiin shuruucda caalamiga iyo horumarinta aragtida sharciga caalamiga ah ee Shiinaha.

Danjire Kullane, ayaa intii ay socotay munaasabadda waxa ay fikrado is weydaarsadeen ka soo qeyb galayaasha, iyagoo ka wada hadlay arrimaha sharciga, caqabadaha gobolka, iyo dhinacyada suurtagalka ah ee iskaashiga Soomaaliya iyo Shiinaha. Tani waxay abuurtay fursado wadashaqayn iyo aqoon wadaag ah oo ka dhexeeya

Dhamaan ka soo qeybgalayaasha madashan muhiimka ah ayaa carrabka ku adkeeyay muhiimadda kordheysa ee ku aadan sharciga caalamiga ah ee iyo wax ka qabashada caqabadaha caalamiga ah iyo kor u qaadista nidaamka si loo helo horumar waarta.

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Madaxaweynaha JFS oo qaabilay duqa magaalada Baydhabo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qaabilay Guddoomiyaha Maamulka Degmada, ahna Duqa…

April 7, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐬𝐡𝐞𝐞𝐠𝐚𝐲 𝐢𝐧 𝐥𝐚 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲 𝐰𝐚𝐪𝐭𝐢𝐠𝐢𝐢 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐞𝐞𝐧𝐧𝐚 𝐥𝐚-𝐦𝐚𝐚𝐥𝐠𝐚𝐬𝐡𝐚𝐧 𝐥𝐚𝐡𝐚𝐚

Muqdisho.(SONNA):- Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa tilmaamay in hirgelinta Hoteelka iyo Moolka casriga ah…

GudahaWararka
February 2, 2025

Hay’adda duulista hawada Soomaaliya oo beenisay in la joojiyay duulimaadyada aada Magaalada Kismaayo

Muqdisho-(SONNA)- Maareeyaha hay’adda duulista Hawada Soomaaliya, Axmed Macalin Xasan, ayaa sheegay in aysan jirin xannibaad ay Dowladdu saartay duullimaadyada taga…

Wararka
September 25, 2019

Wasiirka hawlaha guud ee XFS oo si adag uga hadlay go’aanka ay  Israa’iil ku sheegtay inay dowlad ahaan u aqoonsatay Somaliland

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Ayuub Ismaaciil Yuusuf, ayaa si adag uga hadlay…

GudahaWararka
December 27, 2025

1-da Luulyo oo laga xusay Shiinaha

Beijing-(SONNA)-Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee magaalada Beijing, dalka Shiinaha, ayaa si heer sare ah u xustay sanadguuradii 65-aad ee kasoo…

GudahaWararka
July 2, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023