Muqdisho,(SONNNA):- Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Mudane. Biixi Iman Cige ayaa Aaladda fogaan-araga kulan muhiim ah kula yeeshay Dr. Mahmoud Mohieldin, oo ah agaasimaha Sare ee IMF u qaabilsan Dalal ay Soomaaliya ka mid tahay.
Shirka ayaa diiradda lagu saaray xaaladda uu marayo hannaanka dib-u-habeynta maaliyadda iyo hiigsiyada Wasaaradda oo uu ugu horeeyo Barnaamijka deyn-cafinta.