Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Taliyaha ciidanka dhulka oo ka qaybgalaya bandhigga Teknolojiyadda Militariga ee Istanbul
    July 23, 2025
    Isbadallada dowladdu ka samaysay ilaalinta Qaranimada iyo xasilinta dalka (Faallo)
    July 23, 2025
    Duqa muqdisho oo qaabbilay kusimaha Safiirka Libiya u fadhiya Soomaliya
    July 23, 2025
    Madaxweynaha Hirshabeelle oo qaabbilay wafdi ka socda Unicef
    July 23, 2025
    Soomaaliya iyo Sacuudiga oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka maalgashi ee u dhexeeya labada dowladood
    July 23, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Turkiga oo sheegay in Israel ay wiiqayso dadaallada dib u dhiska ee Suuriya
    July 18, 2025
    Hay’adda Qaxootiga Dunida oo walaac ka muujisay joojinta Giriigga ee codsiyada magangalyo doonka
    July 11, 2025
    Baadigoobka dad lagu la’yahay daadadkii Texas oo weli socda
    July 6, 2025
    Donald Trump oo riixaya xabbad-joojin cusub oo laga hirgaliyo Gaza
    July 4, 2025
    Turkiga oo qorsheynaya in la ballaariyo nidaamka hubka difaaca ee dallkiisa
    June 27, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Isbadallada dowladdu ka samaysay ilaalinta Qaranimada iyo xasilinta dalka (Faallo)
    July 23, 2025
    Horumarka laga gaaray dagaalada ka dhanka ah Kooxaha Khwaarjta
    July 21, 2025
    Madaxweyne Dr. Xasan Sheikh oo booqday Xarunta Tiknoolajiyadda Bayraktar (WARBIXIN)
    July 18, 2025
    Cabdulqaadir Ikrama oo Madaxiisa saran tahay $5 Milyan
    July 14, 2025
    Sidee buu iskaashiga BRICS u qaabeynayaa Mustaqbalka Afrika? (WARBIXIN)
    July 12, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Raโ€™iisul wasaare Xamse oo furay kulan ciyaareedka xidigaha halyeeyada Soomaaliya iyo Afrika.
    May 27, 2025
    Wasiirka duulista hawada oo qaabilay wafdi ka socda Qaramada Midoobay
    May 27, 2025
    Muqdisho ooย berri martigelineysa ciyaaryahanno caalami ah
    May 26, 2025
    Muqdisho oo isu diyaarinaysa soo dhoweynta wafdi sare oo ka socda FIFA iyo CAF
    May 20, 2025
    Degmada Heliwaa oo 14 dhibcood kaga badisay degmada Laascaanood
    March 1, 2025
Reading: Amb: Kullane oo ka qeyb galay Munaasabad lagu daah-furayay xarunta iskaashiga Shiinaha iyo Afrika
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Amb: Kullane oo ka qeyb galay Munaasabad lagu daah-furayay xarunta iskaashiga Shiinaha iyo Afrika
GudahaWararka

Amb: Kullane oo ka qeyb galay Munaasabad lagu daah-furayay xarunta iskaashiga Shiinaha iyo Afrika

By Dahir Aadan Cali
Last updated: July 6, 2023
2 Min Read
Share

Beijing,(SONNA):- Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Shiinaha Amb. Cawaale Cali Kullane, ayaa ka qayb galay munaasabad lagu daah-furayay Xarunta Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika ee loo yaqaan โ€œSatellite Remote Sensing Application (CACSA)โ€ oo lagu qabtay magaalada Beijing ee dalka Shiinaha.

Munaasabaddan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Kheyraadka Dabiiciga ee shiinaha ayaa waxaa khudbad muhiim ah ka jeediyay Wasiirka wasaaradda Kheyraadka Dabiiciga ah ee Dalkaas Mudane Wang Guanghua, wuxuuna hadalkiisa xoogga ku saaray Iskaashiga dhinacyada badan ee Shiinaha iyo Afrika.

Madaxweyne Xi Jinping, ayaa aasaasay Xarunta Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika ee Satellite-ka Bishii Noofember 29, 2021.

Muhiimadda loo aas-aasay xaruntan ayaa ah in la abuuro nidaam waara oo loogu talagalay iskaashiga isticmaalka fursadaha dayax-gacmeedka, ee loo yaqaan โ€œsatellite remote sensing applicationsโ€ taas oo qeyb ka ah kobcinta iskaashiga ka dhexeeya Shiinaha iyo waddamada Afrika, iyada oo la fududeynayo wadaagga xogta iyo kor u qaadista iskaashiga wax ku oolka ah.

Amb. Kullane, oo ka qeyb galka xaflada ayaa muujiyay in Soomaaliya ay ka goโ€™an tahay xoojinta xiriirka ay la leedahay Shiinaha ee dhanka codsiyada dayax gacmeedka fog fog.

Sidoo kale, waxaa munaasabadda qeyb ka ahaa doodo iyo falanqeyn ay khubaro, saraakiil, iyo wakiillo ka socda Shiinaha iyo dalal kala duwan is ku dhaafsanayeen,taas oo lagu wadaagayay khibradaha, iyo sahminta fursadaha iskaashiga mustaqbalka.

Ugu dambeyn, Amb. Kullane ayaa ugu hambalyeeyay “LASAC” iyo Wasaaradda Kheyraadka Dabiiciga ee Shiinaha sida wanaagsan ee ay u daahfureen โ€œSensing Applicationationโ€ ee Xarunta Sayniska iyo Dhaqanka ee Shiinaha, wuxuuna u rajeeyay in ay mustaqbalka Soomaaliya iyo Shiinaha iskaashi ka yeeshaan arrimahan.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Taliyaha ciidanka dhulka oo ka qaybgalaya bandhigga Teknolojiyadda Militariga ee Istanbul

Istanbul (SONNA): Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka Sarreeye Sahal Cabdullaahi Cumar iyo saraakiil kale…

July 23, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Taliye Odawaa oo ka qaybgalay sanad guurada 46-aad ee militariga Jabuuti

Djibouti (SONNA): Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliya sarreeye gaas Odawaa Yuusuf Raage ayaa maanta ka qayb galay xuska sanad guuradii…

GudahaWararka
June 6, 2023

Senator Xasan Koboc oo lagu doortay Jowhar

Muqdisho..(SONNA)..Senator Xasan Iidow muxumad (Koboc) ayaa ku guuleystey ka mid noqoshada Senatorada Baarlamaanka Hirshabeelle ku matalaya dowlada Federaalka ee Soomaaliya…

GudahaWararka
September 19, 2021

GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA EE BJFS OO SHIR GUDDOOMIYAY KULANKA GUDDIGA JOOGTADA.

Muqdisho(SONNA):- Guddiga Joogtadda ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulankiisa caadiga ah ku yeeshay xarunta Guddoonka iyo Guddiyada…

GudahaWararka
June 15, 2025

Itoobiya oo beesha caalamka uga digtay faro-gelin lagu sameeyo

Addis Ababa(SONNA)โ€“Raโ€™iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa ugu baaqay beesha caalamka inay ka fogaadan faro galin kasta oo aan sharciga…

CaalamkaWararka
November 25, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023