Sacuudi Carabiya,(SONNA);-Wasiirka Awqaafta iyo arrimaha Diinta XFS Mukhtaar Roobowย iyo wafdi u hoggaaminayo ayaa kulan kala yeeshay magaaldda Barakeysan ee Makah dhiggiisa wasiirka arrimaha Islaamka ee dalka Qatar kulanka ay yeesheen Masuuliyiinta labad dhinac ayaa ahaa isbarasho waxaaana kulanka intii u socday looga hadlay xoojinta xirirka labad dal iyo arrimo ku saabsan Xajka iyo Xujeyda ka kala Socta Soomaaliya Iyo Qadarย Sanadkaan.
Halkaan Hoose Ka Dhageyso kulanka labada Wasiir ee ka dhacay magaaladda Mina ee dalka Sacuudi Carabiya.
ย