Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Soomaaliya iyo Hindiya oo Xoojinaya Xiriirka Laba-Geesoodka ah
    January 30, 2026
    Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka tamarta iyo khayraadka biyaha oo gaaray Dhuusamareeb
    January 30, 2026
    Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay xuska sanadguuradii 12 aad ee aasaaska cisbitaalkaasi
    January 30, 2026
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London
    January 30, 2026
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Muxuu yahay Howlgalka Cusub ee Dowladdu ku dhawaaqday (Warbixin).
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Maqaallada > Muxuu yahay Howlgalka Cusub ee Dowladdu ku dhawaaqday (Warbixin).
Maqaallada

Muxuu yahay Howlgalka Cusub ee Dowladdu ku dhawaaqday (Warbixin).

By Dahir Aadan Cali
Last updated: May 30, 2023
3 Min Read
Share

Muqdisho.(SONNA):- Abaabul xooggan oo ay sameysay Dowladda Soomaaliya, ciidamada Xoogga iyo shacabkaba waxay ku guuleysteen in ay soo gabagabeeyaan wejiga koowaad ee dagaalka lagula jiro Khawaarijta Al-shabaab oo meelo badan looga xoreeyay.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in ay diyaariyeen wejiga labaad ee howlgalka lagu ciribtirayo Khawaarijta.

Howlgalkan ayuu madaxweynuhu ku sheegay inuu ka awood badan yahay midkii hore, muhiimadiisuna wuxuu ku tilmaamay inuu yahay kii ugu dambeeyay oo lagu afjarayo argagixisada.

” Waxaa dib u bilaabanaya wejiga labaad ee howlgallada,kaas oo noqonaya midka lagu soo afjarayo jiritaanka Khawaarijta Al-shabaab haddii Alle idmo, Khawaarijta Al-shabaab waa cudurย  daawadiisu ay tahay in la dabar-gooyo kaliya, Dowladda aan anigu hoggaamiyo madaxweynahana aan ka ahay oo aad adinku ii doorateen waxaa go’aan iga ah in la ciribtiro Al-shabaab, loogu gallo goob iyo god kasta oo ay ku jiraan, ” ayuu yiri madaxweynaha JFS Xasan sheekh Maxamuud.

Madaxweynaha ayaa labada gole ee Baarlamaanka, wuxuu ka hor sheegay in wax siyaasad ah ayssan ka lahayn dagaalka ay kula jiraan Khawaarijta,dagaalkana uu yahay mid cibaado ah.

” Inaan labada gole ee Baarlamaanka hortiisa hoosta uga xariiqo in dagaalka Khawaarijta Al-shabaab uusan ahayn mid dano siyaasad laga leeyahay ama Ajende siyaasadeed mid dhow iyo mid laga leeyahay inuusan ahayn, dhiigga iyo amniga shacabka Soomaaliyeed ma ahan midย  siyaasad iyo gor gortan ka furan yahay,sidaasi daraateed, waxaan aaminsan nahay in laga fogaado is qab-qabsi kasta oo siyaasadeed oo fursad looga mashquulo ku abuuri kara Khawaarijta haddii Alle yiraahdo,”.

Howlgalka lagu doonayo in Soomaaliya looga dhigo mid ka caaggan Khawaarijta, waxaa bar bar socda sidii ciidanka qaranka ay ula wareegi lahaayeen amniga guud ee dalka.

” Hadda waxaa la joogaa waqtigii aan amnigeenna iyo talladiisa dalkeenna aan ka wareegi lahayn oo ah iyadana markii ugu horeysay dowladnimadeennu halkii ay ka hana qaadi lahayd, Dal gobnimadeennuna maalintaas un bey dhab tahay haddii Alle yiraahdo,”.

Wejigii koowaad ee dagaalka ayaa mira dhalay, waxaanna suurta gashay in Al-shabaab laga xoreeyo deegaanno iyo degmooyin badan oo ay muddo 15-sanno ku dhow dadka ku dhibaateyn jiraan, kuwaas oo hadda shacabka si nabad ah ugu nool yihiin.

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Soomaaliya iyo Hindiya oo Xoojinaya Xiriirka Laba-Geesoodka ah

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali,…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Ciidanka Boliiska oo u dabbaaldegaya sanadguuradii 80-aad

Muqdisho(SONNA):-Taliyaha ciidanka Boliiska Soomaaliyeed General Sulub Axmad Firin ayaa bulshada la wadaagay hambalyo ku aaddan 80 sano guurada aas aaska…

GudahaMaqaallada
December 20, 2023

Madaxweyne Xasan oo Goob Joog u noqday dhammaadka Sahminta Badda Soomaaliya (WARBIXIN)

Shirkaddii Turkida ee baarista 3-D maxay arkeen/sheegeen? Waxay arkeen dhulka badda ka hooseeya sida u dhisan yahay - jiritaanka anticline,…

GudahaMaqaalladaTechnologyWararka
June 14, 2025

Fadaaโ€™isha Bisha barakaysan ee Ramadan (MAQAAL)

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Xalay xaqiijisay in maanta ay tahay maalinta koowaad ee bisha Ramadaan, kadib markii Culimada Wasaaradda Awqaafta…

GudahaMaqaallada
March 11, 2024

Musuq maasuqu wuxuu caqabad ku yahay Dawladnimada Qeybta 4-aad

Dawladda cusub ee uu Maamulkiisa ugu sarreeyo Madaxeynaha iyo Raiisul-wasaarahaba waxaa looga baahan yahay inay si adag ula dagaalamaan musuq-maasuqa,islmarkaana…

GudahaMaqaallada
July 22, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023