Muqdisho (SONNA): Xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa cadeeyey inuu gacanta ku hayo haweeney ku eedeysan dil iyo dacwad ciqaabeedyo kale oo gal-dacwadeedkeeda loo soo gudbiyey, sida lagu sheegay war-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska xeer ilaaliyaha Qaranka.