Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Madaxwaynaha Bangaladesh oo aqoonsiga danjire ka guddoomay safiirka Soomaaliya
    November 26, 2025
    Golaha Shacabka oo yeeshay kalfadhigoodii 15-aad
    November 26, 2025
    Guddoomiye Mungaab oo ka qayb galay Shirka Ururka Magaalooyinka Carabta
    November 26, 2025
    Ra’iisulwasaaraha XFS oo Axmed Xasan u magacaabay Agaasimaha Guud ee Arrimaha Caddaaladda
    November 26, 2025
    Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed oo galay maalintii saddexaad
    November 26, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
    Qaramada Midoobay oo cambaareysay weerarkii Israel ee masjid ku yaalla Daanta Galbeed
    November 14, 2025
    Turkiye oo soo dhoweysay qaadidda cunaqabateyntii saarneyd maamulka Suuriya
    November 7, 2025
    Shacabka Magaalada New York oo doortay duqii ugu horeeyay oo muslim ah
    November 5, 2025
    Xamaas oo heshay dammaanad-qaad iyo Israel oo ogolaatay xabbad joojinta Gaza
    October 10, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Macallinka waa barbaariyaha iyo hagaha Bulshada
    November 22, 2025
    Bixinta Kaararka Doorashada Golaha Deegaanka oo Ka Bilaabatay Muqdisho
    November 16, 2025
    Soomaaliya iyo Aljeeriya oo xoojinaya xiriirkooda
    November 11, 2025
    Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Caasimadahaย (31-ka Oct)
    October 31, 2025
    Dib-u-kabasho iyo tubta horumarka
    October 21, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Horjoogayaal caan ka ah khaawarijta oo ka hor yimid in carruurtooda ay ka qayb qaataan dagaalka ay ku jirto kooxdu (Warbixin).
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Maqaallada > Horjoogayaal caan ka ah khaawarijta oo ka hor yimid in carruurtooda ay ka qayb qaataan dagaalka ay ku jirto kooxdu (Warbixin).
Maqaallada

Horjoogayaal caan ka ah khaawarijta oo ka hor yimid in carruurtooda ay ka qayb qaataan dagaalka ay ku jirto kooxdu (Warbixin).

By Dahir Aadan Cali
Last updated: April 25, 2023
3 Min Read
Share

Muqdisho.(SONNA):- Dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta wejigiisa koowaad wuxuu ahaa mid cashar weyn loogu dhigay maleeshiyada Khawaarijta ah ee ku soo duushay dadka iyo Diinta Islaamka.

Horjoogayaasha Khawaarijta ah oo aan maanka ku hayn in carruurta ay qaldeen ee sida xaawada oo kale, dabka ugu shidaan in la loodin karo ayaa waagu ku baryay,maadaama dardaaranka carruurta soo siiyaan uu yahay kama soo laaban kartaan dagaalka ilaa aad soo dhimataan. Dagaalka ay qorsheysay Dowladda ee ay hoggaaminayaan ciidanka qaranka, sidoo kalena geesiyaasha shacabka Soomaaliyeed oo kacayย  ay ku soo bandhigeen awoodooda iyo in ay iska dulqaadi karaan Khawaarijta ayaa tusay horjoogayaasha argagixisada in wixii maanka ay ku hayeen uu ahaa riyo maalmeed.

Wasaaradda Gaashaandhiga xukuumadda federaalka ayaa shaaca ka qaadday in wejiga koowaad dagaalka xoreynta Khawaarijta ah cagta lagu mariyay in ka badan saddex kun oo ay soo qaldeen Khawaarijta, sidoo kale, ku dhowaad afar kun oo kale ayaa la sheegay in ay ku dhaawacmeen dagaallada oo ay ku jiraan carruur yar yar oo ku jira xilligii ay wax-baran lahaayeen, laakiin Khawaarijtu ay ka qafaasheen waalidiintooda.

Sirdoonka Soomaaliya ayaa warbaahinta Qaranka u sheegay in horjoogayaasha ugu sareeyo Khawaarijta ay carruurtooda ku nool yihiin qaar ka mid ah wadamada caalamka iyagoo haysta nolol iyo waxbarasho heerkooda sareyso.

Sidoo kale, waxaa jira qaar ka mid ah xubnaha horjoogayaasha ee Khawaarijta ah oo carruurtooda iyo reerkooda u soo dira magaalooyinka nabadda ah ee dalka, iyagoo carruurtooda kala soo cararay in ay dagaallada galaan iyo in ay qaadaan fikradaha qaldan oo ay ku shubayaan carruurta Soomaaliyeed inteeda kale.

Xubno horay uga baxay maleeshiyadan markii ay arkeen sida ay Diinta uga been sheegayaan iyo dhaqankooda dadka ay ku qaldaan ayaa warbaahinta qaranka u xaqiijiyay in ay u soo joogeen horjoogayaal ay ka mid yihiin horjooge Abuu Muslim, Fuโ€™aad Shoongole iyo Xuseen Cali Fiidow oo toos uga saaraya dagaallo kala duwan ilmo ay dhaleen, xubnahan ayaa inala wadaagay in horjooge Fuโ€™aad Shoongole markii uu wiil uu dhalay ka soo saaray iyadoo uu socdo dagaal culus in si deg deg ah wiilkiisa uga soo baxo dhammaan deegaannada ay Khawaarijtu joogaan, iyadoo u jeedkiisu uuย  ahaa inuusan mar dambe dagaal ku dhicin wiilkiisa. Warbaahinta qaranka ayaa ogaatay in wali xubnahan Khawaarijta ah deegaannada qaar ay ka wadaan qafaal iyo xoog ku qaadasho carruurta ah si u soo geliyaan dagaallada looga soo horjeedo iyaga.

Haddaba haddii ay Khawaarijtu u dagaallamayaan Diin sida ay sheegayaan maxay carruurtooda dalka uga saareen, maxay carruurtooda u geeyeen magaalooyinka nabadda ah ee dalka oo iyagu aysan joogin, maxayse sidii xaawadii oo kale dabka ugu shubayaan carruurta Soomaaliyeed oo aysan iyaguย  dhalin?.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025

Dooxa (SONNA): Xulka kubadda cagta Qarankeena Soomaaliya ayaa galabta guuldarro aysan u qalmin kala kulmay…

November 26, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Gobolka Banaadir oo qeyb ka noqday abaabulka wajiga cusub ee la dagaalanka khawaarijta

Todobaadyadii u dambeeyay waxaa gudaha dalka ,gar ahaan gobolada Hiiraan,Sh.Dhexe, Sh/Hoose, Gaakgaduud iyo kuwo kale ka socday abaabullo iyo diyaargarow…

GudahaMaqaallada
August 30, 2025

โ€˜Qarax ku gaad ayay is lahaayeen, iyagaasi ku goโ€™ayโ€™ (WARBIXIN)

Heyโ€™adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa shaacisay magacyada iyo Sawirada qaar ka mid ah horjoogeyaashii Khawaarijta ee…

GudahaMaqaalladaWargayska
September 13, 2023

Soomaaliya iyo dalal kale oo xusay maalinta ciribtirka xadgudubyada ku dhaca haweenka

Xaflado ay horkacayaan Qaramada Midoobay ayaa maalinimadii shalay oo ku beegneyd 25-ka November ka kala dhacay guud ahaan dalalka caalamka,gaar…

GudahaMaqaallada
January 7, 2023

DF oo xoojisay dagaalka masuq-maasuqa 3-bilood ee ugu dambeysay (Warbixin)

Muqdisho.(SONNA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Mudane Xasan sheekh Maxamuud, wuxuu bishan April ee sanadkan ku dhawaaqay dagaal ballaaran oo looga soo…

Maqaallada
July 16, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023