Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    RW Xamsa oo u hambalyeeyay madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle
    April 11, 2026
    Wasiirka Wasaaradda Arimaha Dibadda XFS oo ka Qayb-galay Dib-u-furida Xarunta Ururka CEN-SAD ee Tripoli
    April 11, 2026
    Diiwaangelinta codbixiyeyaasha Doorashooyinka oo ka socota Baydhabo
    April 11, 2026
    Kulan lagu xoojinayay sugidda amniga oo ka qabsoomay Baydhabo
    April 11, 2026
    Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo magacawday Guddiga Farsamada ee Wada-hadalka iyo Dib-u-heshiisiinta Koonfur Galbeed
    April 11, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
    Soomaaliya oo diiwangalisay Markab ku howlgalaya Calanka Soomaaliya (WARBIXIN)
    April 5, 2026
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Wasiirka Gaashaandhigga oo hambalyo ku aaddan 12-ka April u diray Ciidanka xoogga dalka
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasiirka Gaashaandhigga oo hambalyo ku aaddan 12-ka April u diray Ciidanka xoogga dalka
GudahaWararka

Wasiirka Gaashaandhigga oo hambalyo ku aaddan 12-ka April u diray Ciidanka xoogga dalka

By Aadan Sooyaal
Last updated: April 12, 2023
2 Min Read
Share

Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed u diray hambalyo ku aadan munaasabadda sanad guurada 63-aad ee 12-ka Abriil oo maanta ku beegan.

“Waxaan hambalyo u dirayaa dhammaan Ciidanka XDS, sarreeyaasha, saraakiisha,  saraakiil xigeennada, alifleyda, dableyda iyo jadiidka Ciidanka XDS ayaga iyo qoysaskooda Munaasabadda 12 Abriil awgeed oo ku began maalinkii la unkay Ciidankeenna XDS,” ayuu yiri wasiir Jaamac oo qoraalkaan soo saaray.

“Maanta oo ku beegan 63-guuradii aas-aaska CXD Soomaaliyeed, waxay har iyo habeen u taagan yihiin difaaca sharafka Ummadda Soomaaliyeed iyo qiyamkooda, waxaan Alle (SW) uga baryayaa inuu u naxariisto intii ku shahiidday difaaca qarannimada, sidoo kalena caafimaad deg-deg ah in uu siiyo intii ku dhaawacantay.”

“Daljir kasta ee u istaaga difaaca ummadda Soomaaliyeed, kana dhiidiya dhibta umadda haaysato wuxuu dalkaan ku dhex lahaan doonaa xasuus gaara ah. Haatan oo uu dalka ka jiro dagaal looga xorreynaayo khawaarijta caqabadda ku ah horumarka dalka, Ciidanka XDS iyo shacabka xaq u dirirka ah, waxay casharo lama ilaabaan ah u dhigeen argagixisada go’aansatay dhibaateynta umaddeena.”

Ugu dambeyntii wasiirka difaaca qaranka ayaa qoraalkiisa ku yiri, “Shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan, waxaan ka codsaneynaa taageerada iyo garab istaagga naftood-hurayaasha dhiiggooda u bixiyey sidii ay ugu noolaan lahaayeen sharaf iyo karaamo. Gashkayagow Guuleysta, guusha waa ay dhowdahay.”

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

RW Xamsa oo u hambalyeeyay madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle

Muqdisho,(SONNA):- Ra'iisal waaaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo qadka Taleefanka kula hadlay…

April 11, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Hey’adda Maareynta oo 𝗗𝗜𝗚𝗡𝗜𝗜n ka soo saartay duufaanta 𝗘𝗹-𝗡𝗶ñ𝗼.

Maamulka Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ayaa mar kale bulshada Soomaaliyeed la wadaagtay digniinno la xiriira roobab xoogan oo suurtagal…

Gudaha
September 29, 2023

Bannanbax ka dhan ah khawaarijta oo xalay lagu qabtay muqdisho

Muqdisho-(SONNA)-Shacabka Muqdisho ayaa xalay isugu soo baxay Isgooyska Taleex ee degmada Hodan, kaas oo lagu garab istaagayo dedaallada ay dowladda…

GudahaWararka
April 8, 2025

Guddoomiyaha G/Banaadir iyo Wasiirka Dhallinyarada XFS oo ka hadlay horumarinta Isportiga dalka

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Md. Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa manta xarunta Aqalka Dowlada Hoose ee Xamar kula…

Wararka
November 17, 2020

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland oo qaabilay Wakiilka gaarka ah ee Midowga Africa u qaabilsan Soomaaliya ahna Madaxa ATMIS

Kismaayo(SONNA):-Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Wakiilka gaarka ah ee Midowga Africa u…

GudahaWararka
February 9, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023