Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Soomaaliya iyo Hindiya oo Xoojinaya Xiriirka Laba-Geesoodka ah
    January 30, 2026
    Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka tamarta iyo khayraadka biyaha oo gaaray Dhuusamareeb
    January 30, 2026
    Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay xuska sanadguuradii 12 aad ee aasaaska cisbitaalkaasi
    January 30, 2026
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London
    January 30, 2026
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Dowladda Soomaliya oo qaadaysa wejigii labaad oo hawlgalka ka dhan ka ah khawaarijta
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Dowladda Soomaliya oo qaadaysa wejigii labaad oo hawlgalka ka dhan ka ah khawaarijta
GudahaWararka

Dowladda Soomaliya oo qaadaysa wejigii labaad oo hawlgalka ka dhan ka ah khawaarijta

By shiine Shiine
Last updated: April 6, 2023
3 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA):-Dowladda Soomaaliya ayaa wadda dadaallo lagu doonayo sidii ay guulo wax ku Ool ah uga gaari lahayd dagaalka ka dhanka ah malleeshiyada Khawaajita Ee Al-shabab,iyo sidii looga xorreyn lahaa deegaanada faro ku tiriska ah ee ay ku gabadaan dadkana ay ku dhibaateeyaan.

Deegaanada malleeshiyadka laga xorreyay ayaa waxaa loogu tagay Baraaggaha lagu keydin jiray biyaha xilligga u daโ€™o roobka oo isku badalay goobo qalalay ka dib markii kooxa khawaarijtu ka Aaseen oo ay ka dhaceen dadkii lahaa kana xireen biyihii iyagoo ka dhigtay dhufays gabaad u ah.

Dadka reer miyigah ayaa xilligga roobka waxay keydiin jireen biyaha si marka ay ka soo noqdaan deegaanada aan lahayn keydka ee roobku ku yaaraday ay uga cabaan keydkii biyaha ee Baraaggaha looga roob raacay,balse dhulka ay ku dhuumaaleysanayaan malleeshiyada Khawaarijta ah Ee Al-shabaab waxay dadka kala kulmeen in laga Aaso baraaggaha,ceelasha laga cabo biyaha iyo in ay ka duugaan si ay ugu dhibaateeyaan dadka ka soo hayaamay goobah biyo yaraanta ay ka jirto.

Deegaanada ay kooxda ku Khawaajita ay ku dhuumaaleysto ayeysan u ogolayn wax horumar ah dadkuna way isaga caraaran si ay u helaan goobo ay ka heli karan carruurtooda waxbarsho,caafimaad iyo nabadgalayo ay ku nastaan waalidka iyo carruurta si ay uga nabad galaan dhaqanka gurracan ee Khawaajita.
Ciidamada xoogga dalka ayaa bartamahii sanadkii tagay ku qaaday guluf colaadeed oo ay xididada ugu siibaan malleeshiyada Khawaarijta ee Al-shabaab,si ay dadka uga gudbaan caqabada ku horgudboon ee dhanka nolosha.

Goboladda laga xorreyay oo ay ku dhuumaaleysanayaan ayaa waxaa ka mid ah gobolka Hiiraan,Galgaduud,Shabeellaha dhexe,Mudug oo ay dhammaan qeybo ka mid ah laga saarayย  dadkuna ay heleen diirimaad nololeed oo ay ugu guryo noqdaan.
Dowladda ayaa qaaday talaabooyin cuna qabatayn oo dhanka dhaqaalaha,isticmaalka warbaahinta,la dagaalkanka fikirka xagjireeynta Khawaajita,taas oo khasab ka dhigtay in ay isoo dhiibaan dagaalmayaasha malleeshiyada naf la cariga ah.

Dhanka kale malleeshiyada waxaa gacntooda ka baxay qaybo ka mid ah goboladdiiย  saldhigyada u ahaa oo ugu muhiimasana gacan ku hayntoodaiyagoo haatan ku harsan qaybo yar oo ka mid ah goboladda dalka,Xukuumadda ayaa xoogga saartay labo arrimood oo kala ahaa la dagaallanka Al-Shabaab iyo wax ka qabashada dhibaatada abaarta sanadkii tagay,waxaa ayaa ka gaartay guulo la taaban karo taniyo bilowgi dagaalka ka dhanka ahaa Khawaajita.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Soomaaliya iyo Hindiya oo Xoojinaya Xiriirka Laba-Geesoodka ah

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali,…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo nuqul ka mid warqadaha aqoonsiga danjiranimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Jabuuti

Muqdisho(SONNA);-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga caalamiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abshir Cumar Jaamac ayaa nuqul ka mid ah warqadaha…

GudahaSiyaasaddaWararka
March 28, 2023

Ra’iisul wasaare ku xigeenka XFS oo guddoomiyay kulan farsamo oo saabsanaa Amniga iyo Caddaaladda

๐— ๐˜‚๐—พ๐—ฑ๐—ถ๐˜€๐—ต๐—ผ-(SONNA)-Raiisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa ka qayb galay Kulan farsamo oo saabsanaa…

GudahaWararka
October 15, 2023

Barlamaanka JFS oo laga codsaday meelmarinta Hindise sharciyeedka jinsiga+sawirro

Muqdisho (SONNA)- Shirkaan oo ay soo qaban qaabiyeen urrurada ka shaqeeyaya arrimaha xuquuqda haween ee ย SSWC,IIDA Iyo SWA ayaa looga…

Wararka
June 17, 2020

Turkiye oo soo dhoweysay qaadidda cunaqabateyntii saarneyd maamulka Suuriya

Turkiye ayaa maanta oo Jimco ah soo dhaweysay go'aanka Golaha Amniga ee Qaramada Midoobay,kaas oo liiska cunaqabateynta looga saaray Madaxweynaha…

Caalamka
November 7, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023