Muqdisho-(SONNA)-Wasaaradda Qorsheynta ayaa magaalada Muqdisho ka daah-furtay shirka warbixin muuqaaleedka dhaqaalaha dalka.
Kulanka ayaa waxaa ka qayb galaya Wasiirro ka tirsan golaha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dowlad Goboleedyada, jilayaasha aan dowliga aheyn iyo saaxiibbada caalamiga ah.