Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Agaasimaha Guud ee Xarunta Qaran ee Tubsan oo shir kaga qaybgalaya Switzerland
    June 2, 2026
    Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka wadahadlay xoojinta iskaashiga iyo taageerada Hay’adaha Amniga Soomaaliya
    June 2, 2026
    DFS oo ka qeyb gashay kulanka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Afrika ay la yeesheen Madaxweynaha K/Koonfureed
    June 2, 2026
    Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Daahfurtay Ereybixinta Amniga Saaybarka ee Af-Soomaaliga
    June 2, 2026
    Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay Wasiirka Qorsheynta Boqortooyada Eswatini
    June 1, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Shir looga hadlayay xoojinta amniga oo ka qabsoomay Baydhabo
    May 30, 2026
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala
    May 31, 2026
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Duqa Muqdisho oo sheegay inay wadayaan dagaalka ka dhanka ah kooxaha sameeya maandooriyaha
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Duqa Muqdisho oo sheegay inay wadayaan dagaalka ka dhanka ah kooxaha sameeya maandooriyaha
GudahaWararka

Duqa Muqdisho oo sheegay inay wadayaan dagaalka ka dhanka ah kooxaha sameeya maandooriyaha

By Aadan Sooyaal
Last updated: March 28, 2023
1 Min Read
Share

Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Gobobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane, Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa ka warbixiyay shabakad ka ganacsata Maandooriyaha oo lagu soo qabtay howlgal ka dhacay duleeedka Muqdisho.

Guddoomiyaha oo ay wehliyaan maamulka degmada Heliyaa, taliyaha qeybta bari iyo saraakiil ka tirsan ciidanka Boliiska gobolka Banaadir ayaa u mahad celiyay cid kasta oo gacan ka qeysatay xogta iyo qabaahada koox ku howlanayd samaynta iyo ka ganacsiga maandooriyaha.

Kooxdan farsamaysa kana ganacsata maandooriyaha ayuu sheegay guddoomiye Madaale inay xarumo ka samaysteen duleeddada Muqdisho, kadib markii uu Ciidanka Boolisku billaabay ugaarsiga ragga maandooriyaha sameeya.

Guddoomiyaha Gobobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa digniin culus u diray ragga sameeya kana ganacsada maandooriyaha, Ciyaal weerada iyo wax kasta oo Caasiamdda ka wada howlo dhaqan xumo ah oo lagu luminayo mustaqbalka dhallinyarada, isagoo wacad ku maray inay la dagaallamayaan kooxahaasi.

Dhinaca kale,Taliyaha Qeybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir Gaashaanle Sare, Mahdi Cumar Muumin oo qeyb ka ahaa howlgalka lagu ugaarsanayao kooxahan ayaa sheegay inay gacan bir ah ku qabanayaan Kooxaha ka ganacsada maandooriyaha iyo dadka isticmaala.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Agaasimaha Guud ee Xarunta Qaran ee Tubsan oo shir kaga qaybgalaya Switzerland

Geneva (SONNA): Agaasimaha Guud ee Xarunta Qaran ee Tubsan, Md. Cali Yaasin Gurbe, ayaa maanta…

June 2, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in berri ay tahay maalinta koowaad ee Bisha Shawaal.

Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Sheekh Mukhtaaq Rooboow Cali (Abuu Mansuur) oo ku sugan Xarunta Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay…

GudahaWararka
April 20, 2023

Shaqaale ka socday Wasaaradda Maaliyadda JFS oo Yugandha loogu soo gabagabeeyay tababar

Shaqaalahan ka socday waaxyada kala duwan ee wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa loo soo gabagabeeyay tababar aqoon kororsi ah…

Wararka
December 22, 2019

Wafdi ka socda ciidanka Özel Harekat ee Turkiga oo Muqdisho soo gaaray

Muqdisho (SONNA): Wafdi Saraakiil ah oo ka socday ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Özel Harekat ayaa maanta booqasho…

GudahaWararka
May 28, 2025

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA oo gargaar u dirtay goobihii laga saaray argagixisada

Muqdisho,(SONNA):-Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA ayaa  maanta oo jimco ah waxay deeq Mucaawino Gargaar ah u dirtay deegaanadii dhawaan…

GudahaWararka
August 25, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023