Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqul Insaanka oo la kulantay Danjiraha Midowga Yurub
    May 13, 2026
    Wasiirka cusub ee wasaaradda warfaafinta oo xilka la wareegay
    May 12, 2026
    Maareeyaha Hay’adda NIRA oo Ivory coast uga qaybgalaya shirka ID4Africa
    May 12, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalay caleemasaarka Madaxweynaha Uganda
    May 12, 2026
    Agaasimaha SONNA oo shir caalami ah uga qaybgalaya Masar
    May 12, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Dowladda iyo Shacabka Soomaaliyeed oo dalka Turkiye ugu deeqay shan malyan oo dollar
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Dowladda iyo Shacabka Soomaaliyeed oo dalka Turkiye ugu deeqay shan malyan oo dollar
GudahaWararka

Dowladda iyo Shacabka Soomaaliyeed oo dalka Turkiye ugu deeqay shan malyan oo dollar

By SB
Last updated: March 5, 2023
6 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA):-Dowladda soomaaliya oo maanta wareejisay 5-malyan doolar lacagata oo ay dowladda   iyo Shacabka Soomaaliyeed uga qeb qaadanayaan  u gurmashada walaalaha Turkiga oo uu dhawaan dalkoodu ka dhacay dhul gariir qasaaro geystay..

Munaaasabadda lacgta lagu wareejinayay oo lagu qabtay xarunta Tiyaatarka Qaranka waxaa ka qeybgalay mas’uuliyiin uu kamid ahaa Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS, Ray’iisulaha xukuumaadda federaalka soomaaliya,xildhibaanno ,xubnno ka tirasan golaha wasiiradda iyo wakiila ka socday beesha Caalamka iyo marti sharaf kale oo lagu casuumay munaasabadda

ku simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo hadal ka jeediyay goobta ayaa ku dheraada kaalinta walaalnimo ee dowladda iyo shacbka Turkiga ay ka qateen u gurmashadda dadka soomaaliyeed “Abaalka uu Turkigu ku leeyahay dadka Soomaaliyeed waxaa sabab u ahaa Madaxweyne Erdugan.” Ayuu yiri Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe

Ra’iisul Wasaare xukuumadda federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa ugu horeyn u mahadceliyay guddiga gurmadka walaaha turkiga iyo dhammaan shacabka soomaaliyeed oo ka jawaabay baqii dowladda ee ah ka qebqaadasha sidii loogu gurman lahaa dhibatadii ka dhalatay dhul gariir ku dhuftay dalka Turkiga oo dad fara-badan ay ku dhinteen waxa u sheegay in dhibaatadasi  shacbka soomaaliyeed ay bartay in ay ka qeyb qaadan karaan wax kasata oo ay u midoobaan.

“Dhibaatada Turkiga ka dhacday waxaan ka baranay in dadka Soomaaliyeed ay qaban karaan wax kasta oo ay u midoobaan.”sidaa ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Xamse

Wasiirka wasaaradda Arrimha Gudaha XFS Axmed Macalim  Fiqi ayaa yiri “$4,818,477 dollar, una dhiganta ku dhawaad 100 milyan oo lacagta Turkiga ah ee Lira ayaan ka uruurinay umadda Soomaaliyeed, 20-kii maalmood ee lasoo dhaafay, si gurmadka walaalaheen Turkiga aan ugu qeyb qaadano.”

Safiirka dowladda Turkiga ee  u fadhiya soomaaliya Ibrahim Mete Yagli: ayaa dowladda iyo shacabka soomaaliyeed uga mahadceliyay sida hagar la’aanta ah ee ugu gurmadeen walaaha Turkiga garab istaag weyna ay u muujiyeen”Soomaaliya waxaan u soo gurmanay iyadoo adduunka dhan uu dhabarka xijiyey, dalkeyga Turkiga hadda wuxuu wajahayaa musiibadii ugu weyneed, garab istaag dhaqaale iyo dareen walaalnimo oo aad u qiimo badan ayaad noo muujiseen.”

Guddoomiyaha rugta ganacsiga iyo warshadaha Soomaaliyeed Cabdikariin Gabeyre oo ku hadlayay afka ganacsatada soomaaliyeed aya sheegay in ganacsatada soomaaliyeed ay kaalin weyn ka qateen howlaha gurmadka ayna sii wadi doonaan inta la soo dhameystirayo gurmadka socda.

“Maanta waxaan si hordhac ah u wareejinaynaa taakulo aan uga qeyb qaadaneyno gurmadka walaalaheen reer Turki, waana sii wadi doonaa.”sidaa ayuu yiri Cabdikariin Gabeyre soomaaliya oo maanta wareejisay lacag dhan 5 oo malyan doolar lacagata ayay dowladda  iyo Shacabka Soomaaliyeed uga qeb qaadanayaan  u gurmashada walaalaha Turkiga oo uu dhawaan dalkoodu ka dhacay dhul gariir qasaaro geystay..

Munaaasabadda lacagta lagu wareejinayay oo lagu qabtay xarunta Tiyaatarka Qaranka ayaa waxa ka qeybgalay mas’uuliyiin uu kamid ahaa Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS, Ra’iisulaha xukuumaadda federaalka soomaaliya,xildhibaanno ,xubnno ka tirasan golaha wasiiradda,wakiila ka socday beesha Caalamka iyo marti sharaf kale oo lagu casuumay munaasabadda.

ku simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo hadal ka jeediyay goobta ayaa ku dheeraaday kaalinta walaalnimo ee dowladda iyo shacabka Turkiga ay ka qateen u gurmashadda dadka Soomaaliyeed “Abaalka uu Turkigu ku leeyahay dadka Soomaaliyeed waxaa sabab u ahaa Madaxweyne Erdugan.” Ayuu yiri Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe.

Ra’iisul Wasaare xukuumadda federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa ugu horeyn u mahadceliyay guddiga gurmadka walaaha turkiga iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed oo ka jawaabay baqii dowladda ee ah ka qeyb qaadashada sidii loogu gurman lahaa dhibatadii ka dhalatay dhul gariir ku dhuftay dalka Turkiga oo dad fara-badan ay ku dhinteen waxa u sheegay in dhibaatadasi  shacabka Soomaaliyeed ay bartay in ay ka qeyb qaadan karaan wax kasta oo ay u midoobaan.

“Dhibaatada Turkiga ka dhacday waxaan ka baranay in dadka Soomaaliyeed ay qaban karaan wax kasta oo ay u midoobaan.”sidaa ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Xamse

Wasiirka wasaaradda Arrimha Gudaha XFS Axmed Macalim  Fiqi ayaa yiri “$4,818,477 dollar, una dhiganta ku dhawaad 100 milyan oo lacagta Turkiga ah ee Lira ayaan ka uruurinay umadda Soomaaliyeed, 20-kii maalmood ee la soo dhaafay, si gurmadka walaalaheen Turkiga aan ugu qeyb qaadano.”

Safiirka dowladda Turkiga ee  u fadhiya Soomaaliya Ibrahim Mete Yagli: ayaa dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed uga mahadceliyay sida hagar la’aanta ah ee ugu gurmadeen walaalahooda Turkiga garab istaag weyna ay u muujiyeen”Soomaaliya waxaan u soo gurmanay iyadoo adduunka dhan uu dhabarka xijiyey, dalkeyga Turkiga hadda wuxuu wajahayaa musiibadii ugu weyneed, garab istaag dhaqaale iyo dareen walaalnimo oo aad u qiimo badan ayaad noo muujiseen.”

Guddoomiyaha rugta ganacsiga iyo warshadaha Soomaaliyeed Cabdikariin Gabeyre oo ku hadlayay afka ganacsatada Soomaaliyeed ayaa sheegay in ganacsatada Soomaaliyeed ay kaalin weyn ka qateen howlaha gurmadka ayna sii wadi doonaan inta la soo dhameystirayo gurmadka socda.

“Maanta waxaan si hordhac ah u wareejinaynaa taakulo aan uga qeyb qaadaneyno gurmadka walaalaheen reer Turki, waana sii wadi doonaa.” ayuu yiri Cabdikariin Gabeyre.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqul Insaanka oo la kulantay Danjiraha Midowga Yurub

Muqdisho (SONNA): Guddoomiyaha Guddiga Qaranka Madaxbannaan ee Xuquuqul Insaanka, Dr Maryam Qaasim, ayaa maanta kulan…

May 13, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Madaxweynaha JFS oo ka hadlay gumaysiga khawaarijta, midnimada iyo dowlad dhiska Soomaaliya 

Muqdisho(SONNA)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo garoonka Muqdisho ee Kubadda Cagta kagala qeyb-galay kumannaan shacab ah,…

GudahaWararka
July 1, 2023

Madaxweyne Xasan Sheekh & wafdi uu hoggaaminaayo oo lagu soo dhaweeyay dalka tanzania.

Arusha.SONNA……Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa soo gaaray magaalada Arusha ee dalka Tanzania,…

Gudaha
November 29, 2024

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo xafiiskiisa ku qaabilay Ku-xigeenka Agaasimaha Guud ee Hawlgallada Hey’adda (IOM)

Muqdisho(SONNA):-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ku-xigeenka Agaasimaha Guud ee Hawlgallada Hey’adda…

GudahaWararka
July 28, 2025

AUN wariye Axmed Cabdinuur oo London ku geeriyooday

Muqdisho (SONNA)- Allah u naxariistee, waxaa maanta magaalada London ee dalka UK ku geeriyooday wariyihii caanka ahaa ee BBC ka…

Wararka
January 6, 2021

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023