Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Soomaaliya iyo Hindiya oo Xoojinaya Xiriirka Laba-Geesoodka ah
    January 30, 2026
    Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka tamarta iyo khayraadka biyaha oo gaaray Dhuusamareeb
    January 30, 2026
    Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay xuska sanadguuradii 12 aad ee aasaaska cisbitaalkaasi
    January 30, 2026
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London
    January 30, 2026
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Qofkii aad dhahdo Asalaamu Caleykum, wuxuu qaadayaa dareen cabsi ah (Warbixin)
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Qofkii aad dhahdo Asalaamu Caleykum, wuxuu qaadayaa dareen cabsi ah (Warbixin)
GudahaMaqaalladaWararka

Qofkii aad dhahdo Asalaamu Caleykum, wuxuu qaadayaa dareen cabsi ah (Warbixin)

By Dahir Aadan Cali
Last updated: March 5, 2023
4 Min Read
Share

Muqdisho.(SONNA):- Asalaamu Caleykum macno ahaan waa duco, waana suno, waana ay wanaagsan tahay in qof kasta, qofka kale ku salaamo, balse sida Bulshada Soomaaliyeed ay ugu dhibaateynayeen Khawaarijtu ,iyagoo ku gambanaya Diinteenna suuban ayaa dadka waxay cabsi ka qaadeen Kalmadaha โ€œ Asalaamu Caleykum, Allaahu Akbar, Alle ka cabso iyo kuwo kale oo badanโ€.

Salaanta Islaamka ee โ€œAsalaamu Caleykumโ€ ayay dad badan inta ay gadaashooda ka yiraahdeen Kooxda Khawaarijta Al-shabaab ayaa marka ay soo jeesteen dunida dhaafsiiyeen oo ay toogteen, taasina waxay sababtay in qofka marka uu waddo marayo ee uu maqlo โ€œAsalaamu Caleykumโ€ uu wal wal dareemo.

โ€œ Gadaasheyda markaan sii socdo oo qof gadaal Asalaamu Caleykum iga yiraahdo, waxaan is iraahdaa inkaar qabooyinkii maa maanta ku salaamay, waa ka naxaa, sababtoo ah Asalaamu Caleykum Diinta Islaamku wey dhahdaa, qofka marka kugu horeeyo aad aragto aad salaanto, waa wax aad u wanaagsan, laakiinse โ€œAsalaamu Caleykumtiibaโ€ waxaa lagu gartaa in ay tahay in dad qaas ah loogu talagalay in ay tahay,โ€ ayay tiri mid ka mid ah haweenka Soomaaliyeed oo ka hadashay muhiimadda salaanta iyo sida Khawaarijtu u suurad xumeeyeen.

Muhiimad intee la eg ayay u leedahay in dadka muslimiinta ah ay isku salaamaan, Salaanta islaamka โ€œ Asalaamu Caleykumโ€,?.

โ€œ Salaantu Nabigaa na amray, in la isa salaamo, dad waxaa jira Shiicada iyo Khawaarijta iyo rawaafida dad la yiraah oo u nisba sheeganaya Diinta Islaamka ee Diintii islaamka suurad xumeeyay, Suuradii iyo muuqaalkii Islaamka dad xumeeyay ayaa jira. Maxay sidaa u leeyihiin?. Waxaa weeye Nabigeenna Maxamed (NNKH) wuxuu na amray in salaanta la faafiyo oo muslimka isa salaamo waana Shey Diini ah.

Sidee loogu soo celin karaa Bulshada Soomaaliyeed kalsoonida kalmadaha Diinteenna suuban ee kooxdu sida qaldan u isticmaaleen?. Sheekh Cabdisalaan Sheekh Muuse ayaa weydiinay Suโ€™aashaasi?.

โ€œ Waxaa weeye, soddon iyo dhowr sano oo bur bur iyo baabaโ€™ ayaa dalka soo maray, Ilaahey waxaan ka rajeyneynaa Dowlad cadaallad ah, waliba Diinta ku xukunta oo wanaagsan, rabbi inuu na siiyo, taas ayaa rabnaa, waxa weeye fowdada Ilaahey ma jecla, waxaa la rabaa dadka Diinta aqoonta u leh in Diinta lagala tashado in wax laga weydiiyo, nin jaahil ah oo aan Diinta aqoonin in wax laga weydiiyo ma ahan,โ€.

Inta aan soo sheegnay kaliya ma ahan, Kalmadaha ay Khawaarijtu qaladka ka fahamsan yihiin ee dhanka Diinta ee waxaa jira dhaqamo kale oo astaan u ah Diinta Islaamka sida sunada garka oo ah sunada Nabigeenna Maxamed (NNKH) iyo surwaalka oo la gaabiyo.

โ€œ Sunada nabiga ayay ka mid tahay in la isa salaamo, garka in la sii daayo, in la is booqdo,โ€ ayuu yiri Sheekh Cabdisalaan Sheekh Muuse.

Salaanta waa wax qaali ku ah dadka agtooda. Waxayna ka mid tahay waxyaalaha bulshada isku soo dhaweeyo, qalbi-goodana ka yeelo kuwa xalan (macnaha saafi ah).

Sidoo kale, Nabigeena Muxamed Nabadgalyo iyo naxariis korkiisa haโ€™ahaatee ayaa ku booriyay dadka muslimiinta ah muhiimadda ay leedahay in salaanta la badiyo si Bulshada isku jeclaato.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Soomaaliya iyo Hindiya oo Xoojinaya Xiriirka Laba-Geesoodka ah

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali,…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Waa kuma wasiirka magacaaban ee wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS.?

Muqdisno-(SONNA)-Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta u magacaabay wasiirka arrimaha dibadda ee dowladda Soomaaliya…

GudahaWararka
April 7, 2024

Ciidanka Xoogga oo Howlgallo lagu Baadi-goobayo Khawaarijta ka wada Degmadda Ruun-nirgood ee Gobolka Sh. dhexe.

Muqdisho (SONNA)-Ciidanka Kumaandooska Xoogga dalka iyo Kuwa Xoreynta Deegaanka, ayaa howlgallo lagu baadi-goobayo Firxadka Khawaarijta Alshabaab Kawada Degmadda Ruun-nirgood ee…

GudahaWararka
December 22, 2022

๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐ฐ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐š๐๐š ๐จ๐จ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ ๐ ๐จโ€™๐š๐š๐ง๐ง๐จ ๐š๐๐š๐  ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ ๐ฐ๐š๐ฃ๐š๐ก๐š๐ง ๐š๐ฆ๐ง๐ข๐ ๐š ๐๐š๐ฅ๐ค๐š

Muqdisho, Khamiis, 06 Maarso 2025:- Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka ahna Ku-simaha Raโ€™iisul…

GudahaWararka
March 6, 2025

Guddoomiye Aadan Madoobe oo kulan la yeeshay Safiirka dowladda Turkiga ee Soomaaliya

Muqdisho (SONNA):- Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka…

GudahaWararka
October 5, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023