Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Tababarka Anshaxa Warbaahinta ee Tabinta Doorashooyinka oo lagu soo xiray Dhuusamareeb
    August 14, 2025
    Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo shir guddoomiyey kulanka sanadlaha ee Garsoorayaasha Heer Federaal iyo Xafiiska Xeer-Ilaaliyaha guud
    August 14, 2025
    Laamaha Amniga Muqdisho oo soo saaray warsaxaafadeed
    August 14, 2025
    Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo ka qeyb galay munaasabadda shaacinta natiijada imtixaanka fasalka 8-aad
    August 14, 2025
    Golaha Wasiirrada XFS oo ansixiyay qodobbo khuseeya horumarka dadka iyo dalka
    August 14, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Ruushka oo cambaareysay qorshaha cusub ee Israel ku qabsaneyso Gaza
    August 8, 2025
    Xildhibaanno ka socda JFS oo booqday xarunta seyniska iyo tiknolojiyadda ee China
    August 1, 2025
    Ergay Mareykan ah oo booqanaya Gaza iyo dad raashin doon ah oo la dilay
    August 1, 2025
    Nidaamka Ka-hortagga Drone-ka ee Turkiga oo soo jiitay Indhaha Caalamka
    July 27, 2025
    Kanada oo sheegtay in Israel ay ku xad gudubtay sharciga bini’aadanimada
    July 25, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Nooc cusub oo laga helay hubkii laga furtay Shabaabka (WARBIXIN)
    August 11, 2025
    โ€˜Kaarka Aqoonsiga waa dhowrista xogta, ammaanka iyo hufnaanta adeegyada dowladda (FAALLO)
    August 8, 2025
    70 ka tirsan Argagixisada Al-Shabaab oo lagu dilay Bariire
    August 6, 2025
    Sidee Isbeddelka Cimiladu u Hurinayaa Degganaansho La’aanta Geeska Afrika?
    July 29, 2025
    Soomaaliya iyo saameynta Isbedelka Cimilada
    August 1, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Raโ€™iisul wasaare Xamse oo furay kulan ciyaareedka xidigaha halyeeyada Soomaaliya iyo Afrika.
    May 27, 2025
    Wasiirka duulista hawada oo qaabilay wafdi ka socda Qaramada Midoobay
    May 27, 2025
    Muqdisho ooย berri martigelineysa ciyaaryahanno caalami ah
    May 26, 2025
    Muqdisho oo isu diyaarinaysa soo dhoweynta wafdi sare oo ka socda FIFA iyo CAF
    May 20, 2025
    Degmada Heliwaa oo 14 dhibcood kaga badisay degmada Laascaanood
    March 1, 2025
Reading: Wasiirka Kalluumeysiga XFS oo booqday magaalo xeebeedka Chioggia ee dalkan talyaaniga
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasiirka Kalluumeysiga XFS oo booqday magaalo xeebeedka Chioggia ee dalkan talyaaniga
GudahaWararka

Wasiirka Kalluumeysiga XFS oo booqday magaalo xeebeedka Chioggia ee dalkan talyaaniga

By Abdulkadir
Last updated: February 19, 2023
2 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Ahmed Hassan Aadan ayaa booqday magaalo xeebeedka Chioggia ee dalkan talyaaniga isaga oo la kulmay duqa magaalada, Mudane Mauro Armelao iyo Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka midawga Yurub marwo Rosanna Conte taas oo laga soo doorto deegaankan.

Wasiirka ayaa u sheegay masโ€™uuliyiinta uu la kulmay in Soomaaliya ay daneynegso in ay soo ceshato saxiibadeeda soojireenka ah islamarkaana ay diyaar u tahay in aqbasho maalgashi shisheeye si gaar ah dhinaca Kalluumeysiga iyo ka faaโ€™iideysiga Dhaqaalaha Buluugga ah.

Marwo Rosanna Conte oo ah xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Midowga Yurub waxa ay sheegtay in ay ku faraxsan tahay in ay la kulanto wasiirka Kalluumeysiga ee Soomaaliya maadaama ay tahay xildhibaan si gaar ah uga warhaya arrimaha Kalluumeysiga ee Baarlamaanka Midowga Yurub, waxa ay u sheegtay wasiirka in ay ballan qaadeyso in baarlamaanka dhexdiisa uga ololeyn doonto horumarinta Kalluumeysiga Soomaaliya.

Duqa magaalada Chioggia Mudane Mauro Armelao oo soo xiray kulankan ayaa sheegay in ay farxad weyn u tahay in uu magaaladiisa ku martiqaado wasiirka Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Soomaaliya maadaama magaaladu ay tahay magaalo xeebeed kalluumeysiga ku horreysa.

Ugu dambeyn wasiirka ayaa booqday suuqa Kalluunka iyo dekadda Kalluumeysi ee magaalada isaga oo duqa magaalada Xildhibaannada iyo duqa magaalada kala qeybgalay qado sharaf ay u sameeyeen.

ย ย 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Tababarka Anshaxa Warbaahinta ee Tabinta Doorashooyinka oo lagu soo xiray Dhuusamareeb

Dhuusamareeb(SONNA):-Waxaa maanta lagu soo xiray magaalada Dhuusamareeb tababarka Anshaxa Warbaahinta ee Tabinta Doorashooyinka Soomaaliya, kaas…

August 14, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Ra’iisal wasaare Xamse oo kormeeray xarunta dhexe ee hay’adda socdaalka iyo jinsiyadda

Muqdisho (SONNA): Raโ€™iisul wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta kormeeray xarunta Hayโ€™adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha,…

GudahaWararka
July 18, 2023

Maamulka degmada Baladweyne oo ka hadlay fatahaadda webiga shabeelle

Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha degmada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, Cumar Cismaan Calasoow ayaa sheegay in xalay uu webiga Shabeelle ku fatahay qeybo…

GudahaWararka
May 9, 2023

Taliyaha ciidanka dhulka oo ka qaybgalaya bandhigga Teknolojiyadda Militariga ee Istanbul

Istanbul (SONNA): Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka Sarreeye Sahal Cabdullaahi Cumar iyo saraakiil kale oo ka tirsan xoogga dalka…

GudahaWararka
July 23, 2025

Tababare Solskjรฆr oo shaaca ka qaaday mudada uu Pogba ka sii maqnaan karo garoomada

Manchester(SONNA)-Tababaraha kooxda kubadda cagta Manchester United ee Ole Gunnar Solskjรฆr ayaa ka hadlay xaalada ciyaaryahanka qadka dhexe reer France ee…

CaalamkaCiyaaraha
November 1, 2019

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023