Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Baqdaad
    May 16, 2025
    Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qayb galay Shirweynaha Wasiirrada Dhaqanka ee dalalka xubnaha ka ah Ururka Islaamka
    May 16, 2025
    Guddoomiye kuxigeenka 2-aad ee golaha Shacabka oo ka qayb galay shirka Baarlamaanka dalalka Islaamka
    May 16, 2025
    Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo kulan doceedyo muhiim ah la yeeshay Wasiirada Arrimaha Dibadda dalalka Jabuuti iyo Aljeeriya
    May 16, 2025
    Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Baqdaad kula kulmay dhiggiisa Yemen
    May 16, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Trump oo dhameystay socdaal uu ku tagay Sacuudi,Qadar iyo Imaaraadka
    May 16, 2025
    Wasiir Fiqi oo boogaadiyay howsha wax ku oolka ah ee ka socota Dugsiga Tababarka TURKSOM
    May 16, 2025
    Madaxweynaha Mareykanka oo gaaray dalka Sacuudiga
    May 13, 2025
    PKK oo ku dhaqaaqday soo afjaridda collaad 40 sano kala dhaxeysay Turkiga
    May 12, 2025
    Putin oo soo jeediyay in Rashia iyo Ukraine ay kulan toos ah ku yeeshaan Istanbul
    May 11, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Xuska 15-ka May ee Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed
    May 15, 2025
    Sahmintii Shidaalka oo heer gabagabo ah soo gaaray (WARBIXIN)
    May 6, 2025
    Xuska 3-da May ee Maalinta Xoriyadda Saxaafadda
    May 3, 2025
    Is-diiwaangali, si aad u hesho xuquuqdaada Codbixinta ee Dastuuriga ah (WARBIXIN)
    April 30, 2025
    Turkiga iyo Soomaaliya oo qalinka ku duugay heshiis Shidaal baaris ah (WARBIXIN)
    April 26, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Degmada Heliwaa oo 14 dhibcood kaga badisay degmada Laascaanood
    March 1, 2025
    Wasiirka Cadaaladdaย oo qeyb galay furitaanka Tartanka Wacyigelinta Nabadda iyo Isdhexgalka Dhalinyarada Gobolka Banaadir
    February 17, 2025
    Danjiraha Soomaaliya ee Uganda ooย casho sharafย  ku maamuustay ciyaartoyda 17-jirada ah
    December 28, 2024
    Safaaradda Soomaaliya ee Uganda oo dhiirrigelisay xulka Qaranka ee 17-jirada
    December 24, 2024
    Danjiraha JFS ee Uganda oo casho sharaf ku maamuustay ciyaartoyda xulka Qaranka ee da’doodu ka yar tahay 17 sano,
    December 23, 2024
Reading: Guddoomiyaha Hey’adda Maareynta iyo Masiibooyinka Qaranka oo tacsi ugu tegey Safiirka Turkiga
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Guddoomiyaha Hey’adda Maareynta iyo Masiibooyinka Qaranka oo tacsi ugu tegey Safiirka Turkiga
GudahaWararka

Guddoomiyaha Hey’adda Maareynta iyo Masiibooyinka Qaranka oo tacsi ugu tegey Safiirka Turkiga

By Dahir Aadan Cali
Last updated: February 9, 2023
1 Min Read
Share

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Maxamud Macallin oo ay wehliyaan Wasiirrada Gargaarka Galmudug, Jubbaland, Hirshabelle iyo Koonfur Galbeed ayaa tacsi ku aadan dadkii ku geeriyooday waxyeeladii ka dhalatay dhulgariirki xoogganaa ee is xigey ee ku dhuftey qeybo ka mid ah dalka Turkiga ugu tegay Safiirka dalka Turkiga u jooga Soomaaliya Mudane Ibrahim Mete Yagli.

Guddoomiyaha oo ku hadlayay magaca hayโ€™adda ayaa sheegay inuu xanuunka la qeybsanayo Dowladda iyo shacabka Turkiga ee aan walaalaha nahay.

Sidoo kale Gudoomiyaha iyo wasiirrada ayaa saxiixay buuga tacsida, iyada oo uu alle kaga baryay dadkii halkaasi ku dhintay inuu Jannatul Fardowsa ka waraabiyo, inta ku dhaawacantayna Ilaahay u booga dhayo.

ย 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Baqdaad

Muqdisho(SONNA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Baqdaad ee caasimadda dalka…

May 16, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Sii hayaha Raโ€™isulwasaaraha dalka oo kormeeray xabsiga dhexe ee Xamar

Muqdisho:(SONNA)-Sii hayaha raโ€™iisul wasaaraha dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Qadar) ayaa maanta ย kormeeray Xabsiga Dhexe ee dalka kaasi ee uu…

Wararka
August 25, 2020

Soomaaliya oo ka qayb gashay shirka Ergooyinka joogtada ah ee Ururka OIC

Jeddah-(SONNA)-Sii hayaha Ergeyga joogtada ah ee Soomaaliya u fadhiya xarunta Ururka OIC ee magaalada Jidda, Cabdiraxiin Cusmaan Cilmi ayaa ka…

GudahaWararka
March 5, 2024

Doorashada madaxtinimmo ee Puntland oo goordhow Garoowe ka bilaabatay

Garoowe(SONNA):-Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku-xigeenka Puntland ayaa maanta oo Isniin ah ka ka bilaabatay magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal.…

GudahaWararka
January 8, 2024

Falastiiniyiinta oo walaac ka muujiyay booqasho uu wasiirka amniga Israaโ€™iil ku tagay masjidka Al-Aqsa

Wasiirka amniga qaranka Israaโ€™iil ee midigta fog, Itamar Ben-Gvir ayaa manta oo talaado ah galay dhismaha uu ku yaallo masjidka…

Caalamka
January 7, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023