Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka tamarta iyo khayraadka biyaha oo gaaray Dhuusamareeb
    January 30, 2026
    Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay xuska sanadguuradii 12 aad ee aasaaska cisbitaalkaasi
    January 30, 2026
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London
    January 30, 2026
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
    wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo shir kaga qayb galay dalka Talyaaniga
    January 30, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Masagawaa magaalo caan ku ahayd fidinta Diinta islaamka
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Maqaallada > Masagawaa magaalo caan ku ahayd fidinta Diinta islaamka
MaqaalladaWararka

Masagawaa magaalo caan ku ahayd fidinta Diinta islaamka

By SB
Last updated: February 4, 2023
3 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA):-Kooxda khawaariijta ee gabalkeedu dhacay dhibaatooyinka ay u geystay bulshada Soomaaliyeed kuma eka oo qura dilalka, boob iyo dhaqan doorinta ee waxay sidoo kale burburiyeen goobihii cibaadadda lagu baran jiray sidoo kale waxay goobo qashin qub u beddeleen qaar ka mid ah masaajidada deegaanaddii ay shacabka ku dhibi jirtay kooxda khawaariijtu.

Magaaladda Masagawaa oo ku caan ahayd goob fidisa diinta Islaamka, sidoo kale ka hor intii kooxda khawaariijtu qabsan ahayd magaalo camiran adeegyadda bulshaduna shaqeeyaan sida waxbarashadda, caafimaadka iyo goobaha lagu barto Diinta ayey kooxdu dhamaantood xirtay, khawaariijtu waxay xirtay mawlacyo Diimeed oo magaaladu caan ku ahayd.

Masagawaa ayaa caan ku ahayd ilbaxnimo waayo soo jireen ahayd balse kooxda khawaariijta ayaa u bedeshay goob laga hayaamay marka laga reebo dad tiro yar oo duruufo u gaar ah uga bixi kari waayay, dhowaan ayaa kooxda khawaariijta laga xoreeyey magaaladda lana gaarsiiyey harka dowladnimadda, waxybaaha yaabka leh ee lagu arkay magaaladda ayaa waxa ka mid ah in iskoolkii deegaanka kooxdu ka dhigtay kushin ama goob cuntada ay ku karsadaan, sidoo kale Cisbitaalkii deegaanka waxa ay ka dhigteen xerro ay ku xeraystaan xoollaha baadda ah ee ay sida xoogga ah uga soo qaataan shacabka deegaanka,sidoo kale waxay gubeen saldhigii deegaanka.

Ismaaciil Shiine waa Guddoomiyaha deegaanka Masagawaa wuxuu Warbaahinta Qaranka uga waramay dhibta kooxdku gaarsiisay xarumihii adeegga bulshadda, sidoo kale guddoomiyaha ayaa sheegay in kooxda khawaariijta ah aysan kala soocin shacabka kala duwan ayna gaarsiiyeen tacadiyo ka baxsan xuquuqda aaddanaha.

โ€ Wax aan rabaa inaan ummada Soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan dal iyo dibedd ba u sheego dhibaatada ay ku hayaan adeegyadda bulshadda oo marwalba ah waxybaaha ugu horeeya ee bulshadu ku tiirsan tahay, sida Cisbitaallada, saldhigyadda,dugsiyadda iyo goobaha diinta siday u burburiyenโ€ ayuu yiri guddoomiye Ismaaciil.

Guddoomiyaha ayaa sheegay in kooxda khawaariijtu xoog kula isticmaali jireen xoollaha shacabka sidoo kale na ay hanjabaad dilal iyo afduub kula kici jireen dadweynaha deegaanka, dhinaca kale wuxuu ugu baaqay shacabkii ka qaxay magaaladda in ay dib ugu soo laabtaan, isagoo sheegay in dowladda u fidin doonto adeegyaddii bulshadda.

Kooxda khawaariijta ayaa burburiyey suuqii ganacsiga magaalada masagawaa โ€ halkan waxay ahayd suuq ganacsi kooxda khawaariijta ayaa burburisay si ay culays u saaraan shacabkaโ€ ayuu yiri guddoomiye Shiine, isagoo dhanka baaq u diray ganacsatadii kooxda khawaariijtu ka qixisay magaalada in ay dib ugu soo laabtaan magaaladda.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka tamarta iyo khayraadka biyaha oo gaaray Dhuusamareeb

Muqdisho(SONNA):-Wafti heersare ah oo uu hoggaaminayo Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha XFS, Md. Cabdillahi Bidhan…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Ciidanka xoogga dalka oo kaashanaya kuwa hawlgalka AUSSOM ayaa Khawaarijta ka xoreeyey deegaano hoos yimaada Awdheegle

Shabeellaha hoose(SONNA):-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo garab ka helaya Ciidamada AUSSOM, gaar ahaan qeybta Uganda ayaa maanta Kooxda Khawaarijta ka…

GudahaWararka
October 3, 2025

Ciidamadda dowladda oo howlgal qorsheysan ku dilay 23 ka tirsan khawaarijta

Baydhabo-(SONNA)-Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa hawlgal qorshaysan oo ayย  ka fuliyeen deegaanka Buulo fulaay ee Gobalka Baay ku dilay 23…

GudahaWararka
August 12, 2023

Wasiir Beenebeene “Dowladda waxa ay wadaa mashruuc lagu taageerayo 1 milyan oo barakacayaal”

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ahna guddoomiyaha Golaha Horumarinta Qaranka, Mudane Maxamuud C. Sheekh Faarax (Beenebeene)…

GudahaWararka
July 15, 2024

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo maanta daahfuray Qorshaha Qaran ee Wadiiqooyinka Xalka Waara

Muqdisho-(SONNA)-Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta daahfuray Qorshaha Qaran ee Wadiiqooyinka Xalka Waara. Qorshahan…

GudahaWararka
September 4, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023